Breakingnews WAR DAG-DAG AH

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by ina aadan »

Dagaal xoogan oo ka dhacay Yocaale oo ka tirsan gobalka Jarar si xuna loogu jabiyay ciidanka gumaysiga Itoobiya.

Ogadeniya (Awaare.net) Wararka naga soo gaadhay waddanka Ogaadeenya ayaa sheegay dagaal xoogan oo maanta ka dhacay Magaalada Yocaale oo ka tirsan gobalka Jarar, Warar hordhac oo maanta soo gaadhay Qorahay Online ayaa sheegay in ay Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ku qadeen weerar qorshaysan ciidanka Itoobiya oo daganaa Yocaale waxayna wararku intaas ku daraan in ay gabi ahaanba Jabhddu la wareegtay goobtii ay weererka qorshaysan ku qaaday kuna laysay ciidan badan oo Itoobiyaan ah.


Warar aanu ka helayno dad shacab ah oo goobta joogay ayaa noo xaqiijiyay in ay Jabhddu ka baxday gobtii markii uu Allaah gushaas siiyay waxaana halkii yimid ciidan gurmad ah oo ka soo baxay magaalada Awaare kuwaas oo dadkii ku qasbay in ay asaan maydadka askartii wayaana ee maydkodii dadsanaa tuuladda Yocaale.

Ciidanka Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya ayaa kordhiyay dagaalkii ay kula jireen askarta Itoobiya waxayna Jabhaddu sheegtay in ay kor u qadeen oo ay kordhiyeen dagaalka ay ka wadaan Ogaadeenya oo ah dagaal lagu xoraynaya waddanka Ogaadeenya.

Si kastaba ha ahaatee waxaa guulaha jabhadda laga dareemayaa dhamaan Ogaadeenya & dunida dacalaheeda, wuxuu ka soo kordha dagaaladan cusun kala soco Warbaahinta Qorahay Online oo looga bartay in uu idiin soo bandhiga dhacdooyinkii ugu dambeeyay.

Xigasho Qorahay Online
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by The_Emperior5 »

ina aadaan jararr yaa dagga sxb?
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by ina aadan »

Jarar waxa la yidhdaa gobolka dhagaxbuur badankii marka dee waxa daga inta gobolka dhagaxbuur dagta badankood.
carra casta oo dhan waa jarar
carra madawguna waa faafan
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by The_Emperior5 »

ina aadan wrote:Jarar waxa la yidhdaa gobolka dhagaxbuur badankii marka dee waxa daga inta gobolka dhagaxbuur dagta badankood.
carra casta oo dhan waa jarar
carra madawguna waa faafan
Wa reer isaaqa somaha jidwaaqu ma so gaadhan jarar?
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by ina aadan »

The_Emperior5 wrote:
ina aadan wrote:Jarar waxa la yidhdaa gobolka dhagaxbuur badankii marka dee waxa daga inta gobolka dhagaxbuur dagta badankood.
carra casta oo dhan waa jarar
carra madawguna waa faafan
Wa reer isaaqa somaha jidwaaqu ma so gaadhan jarar?
Haa way dagaan siiba abaskuulka oo waxaaba ku taala Haroyinkii waweynaa ee hara abaskuul
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by hanqadh »

Waa Guul, dagaxbuur waa dam ninyahow Telephoonkii xitaa wuu go'anyahay
bandow baa lagu soo riday kolay.

ONLF. :up:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by ina aadan »

Hanqadhow Sulub waa la qabtay bay igu yidhahdeen mar uu daqiiqad iigalay talefanku dhagaxbuure ma runbaa
waxa kaloy igu yidhahdeen ciidamadii ugu badnaa ee labada dhinac aan argno baa magaalada midba gees ka joogaa.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Breakingnews WAR DAG-DAG AH

Post by Faranacab »

Ina aden keep us updated :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”