Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by AhlulbaytSoldier »

Image
Image

Shiikh Abu Al-Qaadi hafidullah:
Image

Shiikh Indhacadde hafidullah:
Image

Afhayeenka Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo ka hadlay dagaalkii shalay




4 05 2010
Afhayeen Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca Shiikh Abuu Yuusuf Al-qaadi oo la hadlayey War-fidiyeenka ayaa ka war-bixiyey dagaalkii Shalay.

Shiikh Abuu Yuusuf Al-qaadi oo ka war-bixinayey dagaalkii Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Kooxaha Khawaarijta ayaa sheegey in uu dagaalku ay ku awood sarreeyeen Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca.

Wuxuu Shiikhu sheegey in Kooxaha Khawaarijta ay dagaalkaas kala kulmeen Khasaare nafeed oo xoog badan, gadaalna loo riixay isagoo sheegey in Khawaarij badan ay halkaas ku nafwayeen.

Shiikh Abuu Yuusuf Al-qaadi ayaa sidoo kale sheegey in ay Khawaarijta kaga dhinteen Saraakiil badan dagaalkaas oo isugu jirey Soomaali iyo kuwo aan Soomaali ahayn.

Shiikha ayaa sheegey in Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca aysan wax dhiba dagaalkaas aysan ka soo gaarin, wax dhaawac iyo wax dhimasho ah toona.

Shiikha ayaa ugu dambeyntii sheegey in ay Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay soo qaadi doonaan dagaal xoog leh ayna ku soo fool leeyihiin Suuqa Bakaaraha.

Dagaalkii Shalay oo ahaa dagaal aad u kharaaraa ayaa hamiinkii la iska gaarey, halkaas oo Khawaarijta loogu dhigey Cashar lama illoobaan ah, waxaana loo malaynaya in ay isaga bixidoonaan Suuqa Bakaaraha iyo meelaha u dhaw dhaw oo ay ku soo fool leeyihiin Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca.



Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya,
e-mail: mustaqiimcom@hotmail.com



Feels good to know that shabab wont live peaceful in xamar :)
Last edited by AhlulbaytSoldier on Tue May 04, 2010 11:03 am, edited 1 time in total.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by AbdiWahab252 »

ajnabi inay dishay ku faantay
Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaalo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo waqti badan socday, iyadoo dagaaladaas ay ka qeyb qaateen dhamaan dhinacyada isku haaya Caasimada.

Wakiilka Alshabaab ee Gobolka Banaadir Cali Maxaa Xuseen ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa mid ay iyagu qaadeen, kadib markii ay ka war heleen in abaabul ay wadaan Ahlu Sunah.

Cali Maxaa Xuseen ayaa xusay in dagaalkaas ay ku dileen ilaa 10-askari oo ka tirsan Ahlu Sunah, halka gaari dagaal ay ku gubeen, isagoo sheegay in Ciidamadooda ay ku soo laabteen fariisimahooda.

Afhayeenka Ahlu Sunah Abuu Yuusuf Al-Qaadi ayaa dhankiisa sheegtay in dagaalkii shalay uu ahaa mid hoog badan ay kala kulmeen Shabaabka, waxaana uu qiray in weerarka iyaga lagu soo qaaday.

Abuu Yuusuf ayaa xusay in dagaalka ay ku dileen Sarkaal Ajnabi oo uu magaciisa ku sheegay Anwar Maxamed iyo Sarkaale kale oo sida uu yiri ahaa Taliyaha Xisabada Shabaab ee degmada Saakow, kaasoo uu magaciisa ku sheegay Cabdi Xuseen.

Si kastaba ha ahaatee dagaalkii shalay oo soo gaaray ilaa xalay fiidnimadii ayaa ahaa mid aan waxba la isu reeban, waxaana Ciidamada AMISOM kaga qeyb qaadeen Madaafiicda, qasaaraha shacabka ayaa caga cageynaya dhimashada ilaa 10-ruux iyo dhaawaca labaatan kale.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by AbdiWahab252 »

sabab u ahaa khilaaf ku dhex jira Shabaab.
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in qaraxii maalin ka hor ka dhacay Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Masaajid ku yaala Cabdalla Shideeye uu sabab u ahaa khilaaf u dhaxeeyay Al-Shabaab.

Indha Cadde ayaa ku eedeeyay Shabaab in ay qaraxaas mas'uul ka aheyd, isla markaana ay ragg ka tirsan ay qorsheeyeen sidii qaraxaas ay isugu ugaarsan lahaayeen, isagoo xusay in ay iska cadahay cida qaraxaas ka dambeysay.

"Waa ognahay in wixii ay shacabka ku hayeen in iyaga ku soo laabatay, waxaa la soconaa in qaar ka mid ah madaxdooda in ay is hayaan, oo ay hagar daamo isu maleegeen"ayuu yiri Indha Cadde oo shacabka ugu baaqay in ay ka hortagaan waxa uu ugu yeeray sharwadayaasha.

Mr Indha Cadde ayaa tibaaxay in shacabka ay baabi'inayaan raggaas, waxaana uu meesha ka saaray in Dowladda ay lug ku leedahay qaraxii ka dhacay Masaajidka, balse uu yahay qarax ay isu maleegeen dhexdooda sida uu hadalka u dhigay.

Saraakiil ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa ku eedeeyay Dowladda KMG iyo Shirkado shisheeye in ay ka dambeeyeen qaraxii ay dadka faraha badan ku dhinteen ee ka dhacay Masaajidka Cabdalla Shideeye, waxaana qaraxaas ku dhaawacmay Fu'aad Shongole.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by AhlulbaytSoldier »

Ahlusunnah wal jamaacah conducting operations against the wahabi anti-woman dress called indhashareer or burka/niqab in english:
Ahlu Sunah oo Howl gal ka dhan ah Haweenka xiran indha shareerka ka bilaabay Muqdisho

Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabay howl gal ka dhan ah haweenka xiran Indha shareerka, iyadoo haween fara badan kala dagay gaari, kadibna ka fiiqay indha shareerka.

Howl galkan ayaa waxay Ciidamada Ahlu Sunah ka sameeyeen inta u dhaxeysa Isgoysyada Suuqa Bakaaraha iyo Dabka oo ay dhowaan fariisimo ka sameysteen.

Ciidamada ayaa la arkayay iyagoo mid mid ugala soo baxaya Haweenka xiran Indha Shareerka gaadiidka ay saaran yihiin, iyagoo ka fiiqayay indha shareerka ay xirnaayeen.

Haween fara badan oo ka soo baxay Suuqa Bakaaraha iyo kuwo ku sii jeeday ayaa cabasho ka muujiyay sida ay ula dhaqmeen Ciidamada Ahlu Sunah, waxaana sheegeen haweenka in qaarkood jirdil loo geystay.

Ma jirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Mas'uuliyiinta Ahlu Sunah ee ku aadan howl galka indha shareerka, iyadoo tani ay noqoneyso howl galkii u horeeyay oo ay Ahlu Sunah ka sameyso Caasimada.

Ahlu Sunah ayaa dhowaan si rasmi ugu soo biirtay fagaarayaasha dagaalka Muqdisho, iyadoo cudud ciidan oo aad u fara badan soo gelisay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka dagaalamay caasimada.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by paidmonk »

More Hawiye bodies for the fire.


Image
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by LobsterUnit »

Ahlusunnah wal jamaacah conducting operations against the wahabi anti-woman dress called indhashareer or burka/niqab in english:



Highlighting the above comment to show the Aqeedah of the jahil above and the jahils in Somalia.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by qoraxeey »

paidmonk :o

:down: :down:

nin soomaali oo gaalo saas uu galeysu baad tageersantahy :x :x

dont care what qabil that man is .... that pic is awful .. and those white gaalo should be killed :x
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by paidmonk »

Hawiye dragged 2 White guys, I say its fair revenge.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by qoraxeey »

paidmonk wrote:Hawiye dragged 2 White guys, I say its fair revenge.
loool
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Jihad against shabaabul murtaddiin in mog, pictures

Post by Shirib »

I see my buddy is still alive
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”