A sign of the unpredictable times ahead

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

A sign of the unpredictable times ahead

Post by Talo alle udaa »

Yaa filayay in maanta la arki niman wadaadnimo sheeganaya, dadkana ku dhihi jiray islaam baan u dagaal galayna in la arku ayagoo calanka tigreega lagu soo dhawaynayo?


Taa waxa sii dheer in diinta laga been sheegto, laguna dooda adilo aan jirin si la isaga dhaadhiciyo in xaarka gacmaha lala galay uu yahay wax waa waafaqsan diinta islaamka. Niman culimo sheegta ayaa u sacab tumay waxay ku kaceen. Bal ila fiiraya sawiradan (qarkood hada ka hor lasoo galiyay somalinet)





Image

Image


Sayidka wuxuu yiri


· Gaalada dirayska leh anaan, daabadda u qabane

· Anaa diiday dagal inaan la galo, daalin ii colehe

· Dalka ma lihid anigaa ku idhi, doora weynaha e



· Anaa diiday nabadiisa aan, daacad noqonayne

· Anaa diiday deeqdiisa ay, naari dabataale

· Dahabkii uu waday waanigii, daadiyee qubaye



· Dagaalkiisa anigow xishoo, daalib ku ahaaye

· Durdurada Fardowsaad anaa, doortay oo rabaye

· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodaynin



· Anaa diiday gaal daacufle ah, dabagalkiisiiye

· Doofaarka eyga ah anaan, daarihiis galine

· Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone



· Anigaan dariiqiyo waddada, dowga sii marine

· Anigaan dillaalkiyo arliga, duubigaw xidhane

· Anigaan dariiqada Alliyo, diinta cassiyine



· Daliilkii rasuulkii anaa, doonayoo helaye

· Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqii naareede

· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodayne
User avatar
anilweyne
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 466
Joined: Fri Dec 04, 2009 4:56 pm

Re: A sign of the unpredictable times ahead

Post by anilweyne »

Clan section this way :arrow:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: A sign of the unpredictable times ahead

Post by Talo alle udaa »

What do you mean?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: A sign of the unpredictable times ahead

Post by Cirwaaq »

More Khawarij who kill muslims and dance for gaalo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”