Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Bohol iyo karaman »

Gudoomiye Cirro ayaa shaacaa ka qaaday inu isu soo taagii doono musharaxaa mustaqbalka Somaliland Iskanaa soo sharixii doonaa Xisbiga Ucid.
Image

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Smaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa sheegay inuu hankiisu gaadhsiisanyahay heer Madaxweyne, islamarkaana uu isu soo sharaxi doono wakhtigeeda, sidaana waxa uu Mr Cirro u sheegay Idaacadda BBc-da oo waraysi ku saabsan Miisaaniyadda Qaranka ee shalay goluhu ansixiyey ka waraysatay.



Guddoomiyaha Golaha Wakiillada waxa kale oo uu sheegay inaanu hunguri kaga jirin inuu mar labaad isu soo sharaxo Guddoomiyaha Wakiillada iyo ta xildhibaanimmoba, islamarkaana uu fursad u siin doonoo dadkii ku hadhay tartankii hore ee loogu jiray Golaha Wakiilada, isagoo arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi. "Waa dhab waxaan go'aansaday muddo xilliyeedkii golaha lay doortay inaanan u ordin, anigoo fursad u siinaya muwaadiniinta Somaliland oo aanay berigi hore u suurtagelin inay golaha soo gallaan."
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

whats the source though?
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by X.Playa »

mustaqbalka?? what year is that 2040?
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Bohol iyo karaman »

The_Emperior5 wrote::lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

whats the source though?
waa iska nacnac number two, but he is better thn Faisal 'the crazzyman"
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by The_Emperior5 »

odaygaasi surwaalkisa ila xundhurtu geeya funny guy weye :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Siciid85 »

I think it's a good idea if he replaces Faisal ali waraabe after this election should be faisal ali waraabe's last time, i would honestly support Cirro his a wiseman.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Bohol iyo karaman »

Malagaa yaabaa in doorashada danbee ay ku kulmaan sadeex musharax oo kaa soo wadaa jeeda beesha Habar Yoonis?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:Malagaa yaabaa in doorashada danbee ay ku kulmaan sadeex musharax oo kaa soo wadaa jeeda beesha Habar Yoonis?
looool horta doorashade danbe tan ba ka horeysa tan ba horta ina sugaysa ta ha u boodin sxb
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Siciid85 »

looool@ Karamaan funny guy, aniga isu sharaxaya xisbiiga UCID will you vote me and i will manage to defeat siilaanyo your nemesis . :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Bohol iyo karaman »

Kulmiye waxa ku jiraa oo hankaa madaxwayne leh

Dr. Gaboose
Dr. Cabdi Aw Daahir

Ucid.

Cidro Cadanwayne
Ina Fagfagaash

Udub

Muj Col. Cawil
Muj. Col. Axmed Mire
Ina warancade
Ina Sulub
iyo kuwa kale
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by The_Emperior5 »

Bohol iyo karaman wrote:Kulmiye waxa ku jiraa oo hankaa madaxwayne leh

Dr. Gaboose
Dr. Cabdi Aw Daahir

Ucid.

Cidro Cadanwayne
Ina Fagfagaash

Udub

Muj Col. Cawil
Muj. Col. Axmed Mire
Ina warancade
Ina Sulub
iyo kuwa kale

How the hell can you call cawil A mujaheed He was siyaad barres Butler :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Bohol iyo karaman »

The_Emperior5 wrote:
Bohol iyo karaman wrote:Kulmiye waxa ku jiraa oo hankaa madaxwayne leh

Dr. Gaboose
Dr. Cabdi Aw Daahir

Ucid.

Cidro Cadanwayne
Ina Fagfagaash

Udub

Muj Col. Cawil
Muj. Col. Axmed Mire
Ina warancade
Ina Sulub
iyo kuwa kale

How the hell can you call cawil A mujaheed He was siyaad barres Butler :lol:
how about siilaanyo? how could u called him mujaahid?
Last edited by Bohol iyo karaman on Tue May 11, 2010 5:54 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by The_Emperior5 »

Silanyo muj
Ina bixi muj
Axmed mire muj

Kuwa kale garan mayo :lol: :down:
faisal ba halyey ugu so dho dhow oo Somaliland aad u jecel
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by Siciid85 »

Bohol iyo karaman, since when was Muj.Axmed miire part of UDUB :?
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Cirro Cadaanwayne, Oo uu sharaxan madaxwaynaha mustaqbalka S

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:
Bohol iyo karaman wrote:Kulmiye waxa ku jiraa oo hankaa madaxwayne leh

Dr. Gaboose
Dr. Cabdi Aw Daahir

Ucid.

Cidro Cadanwayne
Ina Fagfagaash

Udub

Muj Col. Cawil
Muj. Col. Axmed Mire
Ina warancade
Ina Sulub
iyo kuwa kale

How the hell can you call cawil A mujaheed He was siyaad barres Butler :lol:
And now he holds the toilet paper for Riyale. :D :D :D :lol:
Last edited by GENERAL_SNM on Tue May 11, 2010 5:56 pm, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”