Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
Ciidaankii Loogu talo galay in lagu karbaasho maryo'aloolka hadii ay ku guulaystaan doorashada maa buuhoodlaa lagu tijaabiyeey. Ciidaanku wuxu ahaa 2500 oo habar yoonis soocla saldhignaa ay uu hayd Gaashaamo laganaa soo shaqaynaayeey ilaa 2007 maa tuuladaa Buuhoodla lagu tijaabiyeey.waa yaab 
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
Bohol iyo karaman wrote:Ciidaankii Loogu talo galay in lagu karbaasho maryo'aloolka hadii ay ku guulaystaan doorashada maa buuhoodlaa lagu tijaabiyeey. Ciidaanku wuxu ahaa 2500 oo habar yoonis soocla saldhignaa ay uu hayd Gaashaamo laganaa soo shaqaynaayeey ilaa 2007 maa tuuladaa Buuhoodla lagu tijaabiyeey.waa yaab
kana maryo alool bay kaga dhagtay iyo calancas i think our good friend Bohol Jeel maskaxiyan bu ku xidhanyahay his clock says 1996
habaryoonis anaga ku leh wa niman Geesiyaal ah
wa nimanki wallwaal iyo wardheer calan ka laalaadiyey
Marka inada ka sxb Kala shandheynta
Suldaan Emperior
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
haye! bal tijabadii ka waran bal sxb! looolBohol iyo karaman wrote:Ciidaankii Loogu talo galay in lagu karbaasho maryo'aloolka hadii ay ku guulaystaan doorashada maa buuhoodlaa lagu tijaabiyeey. Ciidaanku wuxu ahaa 2500 oo habar yoonis soocla saldhignaa ay uu hayd Gaashaamo laganaa soo shaqaynaayeey ilaa 2007 maa tuuladaa Buuhoodla lagu tijaabiyeey.waa yaab
nin of those heroes sorrry i meant ethiopian prostitutes are confirmed dead lying in the open in the streets of buuhoodle and four have been captured and are now begging for mercy. haye bal warka i sii
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
^^^^ Babygirl, stop fabricating news, 10 are dead from the buhoodle side, while only 3 soldiers are dead from the gaashaamo side, your websites are calaacaling "Telesom cutted our electricity" 
Buuhoodle oo lagu dagaalamay
Askarta Ethiopia
Sadex ciidamada Etoobiya ah ee Dhiinaca Gaashaamo iyo toban qof reer buhoodle ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Boohoodle, kaas oo dhexmaray ciidamo Etoobiya ah iyo dad ka tirsan degaanka.
Dadka ku dhaawacmay dagaalkaas ayaa tiradoodu ka badan tahay labaatan qof.
Rasaas xoog leh ayaa ka socotay magaalada dhexdeeda.
Ciidamada Etoobiya ayaa mudo todobaad ah ku sugan dhinaca shishe ee magaalada oo hayey baabuur dadweynuhu leeyaay, ayaa la sheegaya in dagaalki kabilowday.kaas oo markii dambe magaalada ku fiday.
Lama hubo sida rasaastu ku biilaabantay, laakiin waxa jirey dad arrin baabuur ciidamadaasi haeen ugu tegay ciidamada Etoobiya, intaan dagaalku bilaaban.

haa waa fabrication ee iska seexo!Siciid85 wrote:^^^^ Babygirl, stop fabricating news, 11 are dead from the buhoodle side, while only 3 soldiers are dead from the gaashaamo side, your websites are calaacaling "Telesom cutted our electricity"
sheeko xun telesom ma electricity bey buuhoodle ku leedahay? remember there is no such lucky for your kin and their master lying dead in buhodle and the hostages! and by the ways so what if they cut their mobile network system that is their loss.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
Bohol iyo Karaman Adiga hadalkaagu waa faanoole fara kama qodna. Haddaad awood leedihiin markii Mohamed Abokor kugu karbaashaayay Burco ayaad wax iska celin lahayd! Laakiin iminka lama joogo 1994 - 1996 wakhtigii u dhaxeeyay ee waxaa la joogaa 2010 qabyaaladna waa laga koray oo qaran baa la wada dhistay. Markaa dadka oo nabada uun dunida lama waalee meel intaad iska fadhiisato dadkaagaa dhinac ka raac.
Ta kale waa yaabe waxan dadka kale oo dhan iska ilaaween ee adiga iyo dhowr qof oo fara ku tirisa idin cuqdada idinku reebay waa maxay? Ma wax bini aadanimada ka baxsan oo idinka idinku gaara ayaa laydunku sameeyay? Ileen waa tanoo
la arag topic aad soo dhigto oo aan calaacal ka madhnayne!
Ta kale waa yaabe waxan dadka kale oo dhan iska ilaaween ee adiga iyo dhowr qof oo fara ku tirisa idin cuqdada idinku reebay waa maxay? Ma wax bini aadanimada ka baxsan oo idinka idinku gaara ayaa laydunku sameeyay? Ileen waa tanoo
la arag topic aad soo dhigto oo aan calaacal ka madhnayne!
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
Babygirl, there is over 30 injured from your side.
"Khasaaraha ka dhashay dagaalka maanta ayaa illaa hadda maraya dhimasho gaareysa 16 ruux oo 7 ka mid ah yihiin Ethiopian iyo Somaliiida Gobolka Ethiopia-ka, Halka dhaawacuna uu marayo 30 ruux una badan dadka degaanka buhoodle kuwaasi oo la dhigay isbitaalka degmada."
"Khasaaraha ka dhashay dagaalka maanta ayaa illaa hadda maraya dhimasho gaareysa 16 ruux oo 7 ka mid ah yihiin Ethiopian iyo Somaliiida Gobolka Ethiopia-ka, Halka dhaawacuna uu marayo 30 ruux una badan dadka degaanka buhoodle kuwaasi oo la dhigay isbitaalka degmada."
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
haye and most of those are civilians shot by ethiopians and their adoons. laakin ma dilka xabashi iyo adoondoodu geystaan baad iga faani. ileen duuli masxada laga haysaa ba xishoodo.Siciid85 wrote:Babygirl, there is over 30 injured from your side.
"Khasaaraha ka dhashay dagaalka maanta ayaa illaa hadda maraya dhimasho gaareysa 16 ruux oo 7 ka mid ah yihiin Ethiopian iyo Somaliiida Gobolka Ethiopia-ka, Halka dhaawacuna uu marayo 30 ruux una badan dadka degaanka buhoodle kuwaasi oo la dhigay isbitaalka degmada."
Re: Ciidaankii Maryo"aloolka logu talo galay iyo Buuhoodle!
malakumod, it was actually ethnic somalis from gobolka soomaaliida ee ethiopia who killed some terrorists and some civilians got catch in the crossfire AUN to the civilians but i have no sympathy for guys like xalkatoosiiye may they be catch and beheaded inshallah. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 337 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 19 Replies
- 1000 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 6 Views
-
Last post by yawle
-
- 1 Replies
- 622 Views
-
Last post by Tallman77
-
- 20 Replies
- 988 Views
-
Last post by lali99
-
- 0 Replies
- 353 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 12 Replies
- 666 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 269 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 6 Replies
- 474 Views
-
Last post by The_Emperior5