Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
Moderator: Moderators
Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
Buhoodle,(Lasanod Online)- Waxaa goor dhoweyd magaalada Buhoodle ku geeriyooday gudoomiyihii degmadaasi, Marxuum Xuseen Dacwi Ducaale.
Xuseen Dacwi Ducaale ayaa si kedis loogu soo booday, iyadoo la sheegay in wadnahu istaagay kadib markii dhiigu ku kacay.
Xuseen Dacwi ayaa isagu ahaa gudoomiyaha degamada Buhoodle u jooga maamulka Puntland.
Shacabka ku nool Buhoodle ayaa aad uga naxay geeridan kediska ah ee ku timid gudoomiye Xuseen Dacwi Ducaale.
Hadaanu nahay Bahda shabakada Lasanod waxaanu halkan taci uga diraan dhamaan shacabke SSC iyo ehelkii iyo qaraaabdii marxuumka.
After the SSC marathon run into Buhoodle and Gaashaamo and Somaliland troops seige of Buhoodle, the poor Puntland lonley Mayor and his 26 year as the Faqash mayor of Buhoodle ended with a massive heartacke.

- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
AUN it's never a good thing to mock the departed
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
AUN.
Don't mock the dead
Don't mock the dead
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
Fuck him iyo wixii la wadda mid ah.
Couldn't hear no better news.
Couldn't hear no better news.
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
Cali_Gaab wrote:Fuck him iyo wixii la wadda mid ah.
Couldn't hear no better news.
war cali-gaabow baryahaan oo dhanba waad ooyeysa ee ma mid baa marfeshka kugu diley
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
bal eegan tani surwaalka iska soo badashaymalakumod wrote:Cali_Gaab wrote:Fuck him iyo wixii la wadda mid ah.
Couldn't hear no better news.![]()
![]()
war cali-gaabow baryahaan oo dhanba waad ooyeysa ee ma mid baa marfeshka kugu diley
to talk shit to cali.
put on your real surwaal
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interview.
This is UK saaxib, iidoor waxaa garaaci kara iidoor kalle uun, ajanabi miyuu ii taaban karaa?malakumod wrote:Cali_Gaab wrote:Fuck him iyo wixii la wadda mid ah.
Couldn't hear no better news.![]()
![]()
war cali-gaabow baryahaan oo dhanba waad ooyeysa ee ma mid baa marfeshka kugu diley
Ps: is that you peace?
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interv
^^ alla maxaan adoo kale afka laad kala dhacay 
Re: Mayor of Buhoodle dies out of anger after his BBC interv
keyboard warrior 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 844 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 20 Replies
- 1996 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 16 Replies
- 1807 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 4 Replies
- 718 Views
-
Last post by Adali
-
- 4 Replies
- 69 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 5 Replies
- 1720 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 46 Replies
- 8737 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 41 Replies
- 5564 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 1020 Views
-
Last post by Khalid Ali