Maalinta 27-Mey oo laga Xusay Oodweyne iyo Muj.Madaxdiin oo loogu magacdar Dugsiga Sare Oodweyne
Oodweyne(Oodweynenews)-Magaladda Oodweyne ee xarunta gobolka Daadmadheedh ,ayaa saaka laga xusay xuska 27 may, oo ah maalintii u horeysay, ee xogaagi Ururka SNM gudaha u soo galeen magaaladda Burco.
Xuskan 27 may , ee laga sameeyay magaaladda Oodweyne ayaa waxa ka hadlay Gudoomiyaha gobolkaasi Maxed Cabdi Liibaan, kasoo ka waramay Qiimaha maalintaasi ul eedahay.
Iyo taarikhdaii la soo maray wuxuu Badhasaabku intaa ku daray maanta laga bilaabo Dugsiga sare ee Oodweyne looga magacdaray, Muj, Yuusuf Diiriye Bulaale( Madaxdiin) , oo ka mid ahaa Mujaahidiintii 27may ku shihiiday magaaladda Burco.
Badhasaabka gobolka Daadmadheedh ayaa ugu dambayntii Hanbalyo u diray Dhamaanba inta ka Nool Mujaahidiinti SNM, meelay joogaanba intaa dhimatayna ilaahay ugua beryay inuu Janadii ka waraabiyo.
TogdheerNews.
Maalinta 27-Mey oo laga Xusay Oodweyne iyo Muj.Madaxdiin oo
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Maalinta 27-Mey oo laga Xusay Oodweyne iyo Muj.Madaxdiin
Mujaheed Madaxdiin alayaraxmo raximin wiilki ghadhweyn 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 438 Views
-
Last post by C O S T A
-
- 1 Replies
- 406 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 444 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 532 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 0 Replies
- 338 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 844 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 7 Replies
- 673 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 39 Replies
- 1867 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by FBISOMALIA