Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC militi
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC militi
Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Magaalada Garoowe.
June 7, 2010
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa galabta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,ka dib markii uu kasoo ambabaxay magaalada Jabuuti isaga iyo wefdi uu hogaaminaayo.
Wefdiga Madaxweynaha ayaa garoonka Konacco kusoo dhoweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Jenraal Cabdisamad Cali Shire,Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdirashid Maxamed Xirsi iyo xubno ka socday Xukuumada iyo Baarlamaanka.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa markii loo gelbiyey xarunta madaxtooyad wefdiga Madaxweynaha ugu horeyn halkaa ka hadlay,wuxuuna uga warbixiyey xaaladdihi ugu dambeeyey ee degaanada Puntland.
Wuxuu soo hadal qaaday howlgal ay Ciidanka Puntland kusoo furteen kooxo Burcadbadeed ah oo afduubtay Markab kusoo jeeday dekadda Bosaaso ayadoo la qabtay raggii afduubtay oo ay xireen Ciidanka..
Madaxweynaha Puntland ayaa isna halkaas ka hadlay,wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay intii ay dalka ka maqnaayeen Ciidamada Puntland howlihii ay ka qabteen dalka.
Wuxuu ka warbixiyey safarkii dibada uu ku tegay iyo shirkii ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay ka qaybgaleen isagoo sheegay in halka khudbadii guud uu ka jeediyey Madaxweyne Sheikh Shariif tii qayb ahaan ay ka jeedisay Dowladda Puntland oo uu jeediyey Wasiirka Maaliyada.
Sidoo kale wuxuu sheegay in halkaa ay wax badan uga hadleen isla markaana ay sheegeen baahi kasta oo ka jirta degaanada Puntland,wuxuuna xusay in ganacsatada Puntland uu u sheegay in la dhimay qiimaha ganacsiga Xoolaha geela iyo ariga.
Dr.Faroole ayaa ka hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn oo u dhaxeeyey Ciidamada Itoobiya iyo dadka degaanka,wuxuuna sheegay in ay aad uga xunyihin isla markaana Dowladda ay raali ka ahayn.
Madaxweynaha ayaa intaa ku daray in aysan raali ka noqonayan waxaa uu ugu yeeray Jabhad sheegata in ay soo xoreynayso magaalada Laascaanood.
”..Cida hada sheegata in ay yihin Jabhadda xoraynaysa dalkeeda ay tahay mid ay wataan dad siyaasiyin ka ahaan jireyn Dowladda Soomaaliya iyo meelo kale ayna doonayaan dan kale iyo waxaa aan u soconaynay hadii cid soo celinaysa Laascaanood ay jirto ay Dowladda soo celinayso sidii ay doonto haku soo celisee..”,ayuu yiri.
Si kastaba Madaxweynaha ayaa in mudo ah ku maqnaa dalka dibadiisa,waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka Maaliyada iyo xubno kale.
Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
WTF
The guy on the right nafta miyeey ka baxday? No wonder these guys wont leave Garowe, pensioners ayaa militari uu ah

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Futtoole looks Tired , cagaad biya hor talay Jabuuti bu ka yimi 
It doesent look 2 good his qurjiles soldiers are on the run
It doesent look 2 good his qurjiles soldiers are on the run
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
Emperior, actually Faroole and Abdisamad Cali Shiire are doing a good job to further pressure this two garaads with this imaginary "SSC" thing and paralyze the agenda
,have you heard they shot dead a dhulbahante sarkal in tuulo buryo-qaab for questioning the orders of the puntland military?.
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
Siciid85 wrote:Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Magaalada Garoowe.
June 7, 2010
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa galabta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,ka dib markii uu kasoo ambabaxay magaalada Jabuuti isaga iyo wefdi uu hogaaminaayo.
Wefdiga Madaxweynaha ayaa garoonka Konacco kusoo dhoweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Jenraal Cabdisamad Cali Shire,Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdirashid Maxamed Xirsi iyo xubno ka socday Xukuumada iyo Baarlamaanka.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa markii loo gelbiyey xarunta madaxtooyad wefdiga Madaxweynaha ugu horeyn halkaa ka hadlay,wuxuuna uga warbixiyey xaaladdihi ugu dambeeyey ee degaanada Puntland.
Wuxuu soo hadal qaaday howlgal ay Ciidanka Puntland kusoo furteen kooxo Burcadbadeed ah oo afduubtay Markab kusoo jeeday dekadda Bosaaso ayadoo la qabtay raggii afduubtay oo ay xireen Ciidanka..
nin daad qaday xunbo cuskay bey soomaalidu ku maahmaahda. somebody is should tell this motherfucker the puntland project is over.
Madaxweynaha Puntland ayaa isna halkaas ka hadlay,wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay intii ay dalka ka maqnaayeen Ciidamada Puntland howlihii ay ka qabteen dalka.
Wuxuu ka warbixiyey safarkii dibada uu ku tegay iyo shirkii ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay ka qaybgaleen isagoo sheegay in halka khudbadii guud uu ka jeediyey Madaxweyne Sheikh Shariif tii qayb ahaan ay ka jeedisay Dowladda Puntland oo uu jeediyey Wasiirka Maaliyada.
Sidoo kale wuxuu sheegay in halkaa ay wax badan uga hadleen isla markaana ay sheegeen baahi kasta oo ka jirta degaanada Puntland,wuxuuna xusay in ganacsatada Puntland uu u sheegay in la dhimay qiimaha ganacsiga Xoolaha geela iyo ariga.
Dr.Faroole ayaa ka hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn oo u dhaxeeyey Ciidamada Itoobiya iyo dadka degaanka,wuxuuna sheegay in ay aad uga xunyihin isla markaana Dowladda ay raali ka ahayn.
Madaxweynaha ayaa intaa ku daray in aysan raali ka noqonayan waxaa uu ugu yeeray Jabhad sheegata in ay soo xoreynayso magaalada Laascaanood.
”..Cida hada sheegata in ay yihin Jabhadda xoraynaysa dalkeeda ay tahay mid ay wataan dad siyaasiyin ka ahaan jireyn Dowladda Soomaaliya iyo meelo kale ayna doonayaan dan kale iyo waxaa aan u soconaynay hadii cid soo celinaysa Laascaanood ay jirto ay Dowladda soo celinayso sidii ay doonto haku soo celisee..”,ayuu yiri.
Si kastaba Madaxweynaha ayaa in mudo ah ku maqnaa dalka dibadiisa,waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka Maaliyada iyo xubno kale.
Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
Siciid85 wrote:Emperior, actually Faroole and Abdisamad Cali Shiire are doing a good job to further pressure this two garaads with this imaginary "SSC" thing and paralyze the agenda,have you heard they shot dead a dhulbahante sarkal in tuulo buryo-qaab for questioning the orders of the puntland military?.
This is how i see things ,, if more Soldiers Defect from Puntland , Puntland will collapse. if Puntland acts hostile towards the Dhuloz. They willl leave puntland Which is bad for majeerteenia. Which is all good. On the other hand the jabhads are facing big heat from Majeerteenia. We will see The Qurjis Fighting the Majeertenia , before they even face the mighty sl army. Either way we win. Both of them will lose. All we got to do is Bring More Ngo Projects to laascanood , secure the place.make sure every one feels safe. And isolate those in Buhoodle. We are 25 km away from Buhoodle The 2 garaads , garaad jamac garaad cali and garaad jamac garaad ismacil all they can do is go to saax dheer and return , While we have Maxamuud xaji cumar camay and garaaad cabdilahi soofe being anti ssc , Buqland and futtoole will do the rest believe me This is Futtooles Problem More then its ours, what happens in tuka raq is futtooles problem . I heard he send troops from his Puntland to the border They are most likley to harrass the jabhad in tuka raq.
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
waa nin daad qaday xunbo cuskay bey soomaalidu ku maahmaahdaa. somebody should tell this motherfucker that dhulbahante is done with puntland. it is over motherfucker get over it.Siciid85 wrote:Madaxweynaha Puntland Oo Gaaray Magaalada Garoowe.
June 7, 2010
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud ayaa galabta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland,ka dib markii uu kasoo ambabaxay magaalada Jabuuti isaga iyo wefdi uu hogaaminaayo.
Wefdiga Madaxweynaha ayaa garoonka Konacco kusoo dhoweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Jenraal Cabdisamad Cali Shire,Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdirashid Maxamed Xirsi iyo xubno ka socday Xukuumada iyo Baarlamaanka.
Madaxweyne kuxigeenka ayaa markii loo gelbiyey xarunta madaxtooyad wefdiga Madaxweynaha ugu horeyn halkaa ka hadlay,wuxuuna uga warbixiyey xaaladdihi ugu dambeeyey ee degaanada Puntland.
Wuxuu soo hadal qaaday howlgal ay Ciidanka Puntland kusoo furteen kooxo Burcadbadeed ah oo afduubtay Markab kusoo jeeday dekadda Bosaaso ayadoo la qabtay raggii afduubtay oo ay xireen Ciidanka..
Madaxweynaha Puntland ayaa isna halkaas ka hadlay,wuxuuna sheegay inuu ku faraxsanyahay intii ay dalka ka maqnaayeen Ciidamada Puntland howlihii ay ka qabteen dalka.
Wuxuu ka warbixiyey safarkii dibada uu ku tegay iyo shirkii ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay ka qaybgaleen isagoo sheegay in halka khudbadii guud uu ka jeediyey Madaxweyne Sheikh Shariif tii qayb ahaan ay ka jeedisay Dowladda Puntland oo uu jeediyey Wasiirka Maaliyada.
Sidoo kale wuxuu sheegay in halkaa ay wax badan uga hadleen isla markaana ay sheegeen baahi kasta oo ka jirta degaanada Puntland,wuxuuna xusay in ganacsatada Puntland uu u sheegay in la dhimay qiimaha ganacsiga Xoolaha geela iyo ariga.
Dr.Faroole ayaa ka hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn oo u dhaxeeyey Ciidamada Itoobiya iyo dadka degaanka,wuxuuna sheegay in ay aad uga xunyihin isla markaana Dowladda ay raali ka ahayn.
Madaxweynaha ayaa intaa ku daray in aysan raali ka noqonayan waxaa uu ugu yeeray Jabhad sheegata in ay soo xoreynayso magaalada Laascaanood.
”..Cida hada sheegata in ay yihin Jabhadda xoraynaysa dalkeeda ay tahay mid ay wataan dad siyaasiyin ka ahaan jireyn Dowladda Soomaaliya iyo meelo kale ayna doonayaan dan kale iyo waxaa aan u soconaynay hadii cid soo celinaysa Laascaanood ay jirto ay Dowladda soo celinayso sidii ay doonto haku soo celisee..”,ayuu yiri.
Si kastaba Madaxweynaha ayaa in mudo ah ku maqnaa dalka dibadiisa,waxaana socdaalkiisa ku weheliyey Wasiirka Maaliyada iyo xubno kale.
Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
waad riyootay. lolkhalid ali wrote:Siciid85 wrote:Emperior, actually Faroole and Abdisamad Cali Shiire are doing a good job to further pressure this two garaads with this imaginary "SSC" thing and paralyze the agenda,have you heard they shot dead a dhulbahante sarkal in tuulo buryo-qaab for questioning the orders of the puntland military?.
This is how i see things ,, if more Soldiers Defect from Puntland , Puntland will collapse. if Puntland acts hostile towards the Dhuloz. They willl leave puntland Which is bad for majeerteenia. Which is all good. On the other hand the jabhads are facing big heat from Majeerteenia. We will see The Qurjis Fighting the Majeertenia , before they even face the mighty sl army. Either way we win. Both of them will lose. All we got to do is Bring More Ngo Projects to laascanood , secure the place.make sure every one feels safe. And isolate those in Buhoodle. We are 25 km away from Buhoodle The 2 garaads , garaad jamac garaad cali and garaad jamac garaad ismacil all they can do is go to saax dheer and return , While we have Maxamuud xaji cumar camay and garaaad cabdilahi soofe being anti ssc , Buqland and futtoole will do the rest believe me This is Futtooles Problem More then its ours, what happens in tuka raq is futtooles problem . I heard he send troops from his Puntland to the border They are most likley to harrass the jabhad in tuka raq.
adeer Itoobiya, Kiiniya iyo Soomaalida kale oo dhani ma celin karaan Dhulbahante oo abaabulan. Saddexda habrood ee Isaaq iyo Arab iyo weliba Ciise-Gudbiirsay isi soo uruursaday iyo habarah majerteenna hadalkoodaba daa.
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
Sh,Axamed C/laahi Shanle Oo Si Kulul Uga Jawaabey Hadalkii Kasoo Baxay Madaxweynaha Puntland
Warkii 08-Jun-2010 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho
Afhayeenka ku dhaqanka shareecada islaamka beelaha daarood sh,axmed c/laahi shanle ayaa ku tilmaamay hadalkii kasoo baxay madaxweynaha maamul goboleedka puntland c/raxmaan faroole mid ah nin daad qaaday xunbo Cuskay .
Sh axmed shanle oo manta shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in cadowga koowaad ee umada reer SSC uu yahay faroole iyo inta raacsan islamrkaana loo baahan yahay in dhab ah loola dagaalamo ,waa siduu hadalka u dhigaye .
Sidoo kale sh axmed ayaa tilmaamay in horeba uu cadowga qarsoon ee dadka iyo dalka sool,sanaag iyo cayn uu ahaa maamulka puntland balse ay fiican tahay hadii waxii jirayba soo baxeen ,shanle ayaa daboolka ka qaaday sida ay aadka uga xun yihiin dadka reer SSC meel kasta oo ay joogaan hadalka kasoo yeeray madaxweynaha puntland c/raxmaan faroole oo dhowaan waraysi uu siiyey idaacada BBC-da ku sheegay inay koox nabad diid ahi qas ka wadaan deegaanada SSC islamrkaana ay wax ka qaban doonaan .
Sh,axmed c/laahi shanle oo si kulul ugu jawaabay hadalka kasoo yeeray faroole ayaa tilmaamay in waxii manta ka dambeeya ay si dhab uga fiirsan doonaan maamulka puntland islamrkaana carabka ku adkeeyey in dagaal qabow iyo mid kaleba ay umada reer SSC iskaga ilaaliso maamulka puntland waa siduu hadalka u sheegaye .
Hadalka afhayeenka ayaa kusoo beegmaya xili uu madaxweyne c/raxmaan faroole xili uu dalka dib ugu soo laabtay ku sheegay hogaanka midaynta iyo badbaadinta la baxay SSC mid ay wadaan kooxo qas wadayaal ah islamarkaana shucuurtoodii kiciyey kumaan wax garad ,Aqoonyahano iyo weliba isugu jira bulshada inteeda kale oo kazoo jeeda Gobolada sool,sanaag iyo cayn .

-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Farole arrives in Garowe lashes out on so-called 'SSC mi
Cali_Gaab wrote:WTF![]()
![]()
![]()
The guy on the right nafta miyeey ka baxday? No wonder these guys wont leave Garowe, pensioners ayaa militari uu ah
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1620 Views
-
Last post by Cawar
-
- 2 Replies
- 540 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 1 Replies
- 736 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 16 Replies
- 2397 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 690 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 18 Replies
- 1309 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 5 Replies
- 833 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 30 Replies
- 3236 Views
-
Last post by Niya
-
- 28 Replies
- 2806 Views
-
Last post by ManD333q
-
- 14 Replies
- 1268 Views
-
Last post by tightrope