Mogadishu Youth run to tfg controlled areas for WC

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Mogadishu Youth run to tfg controlled areas for WC

Post by AhlulbaytSoldier »

Caasimada Soomaaliya iyo Ciyaaraha Aduunka


Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) - 11-Juun-2010



Caasimadda Soomaaliya "Muqdisho" ayaa si weyn looga soo dhaweeyay furitaanka Ciyaaraha Koobka Adruunka ee maanta si rasmi ah uga furmay dalka South Afrika, waxaana labadii ciyaar ee koobka lagu furay ay dadku si toos ah uga daawanayeen goobo loo diyaariyay oo ay soo buux dhaafiyeen kumanaan kubadda jecel oo isugu jira, dhalinyaro, caruur, haween iyo dad waaweyn.

Degmooyinka ay dowladdu gacanta ku hayso ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga dareemayay damaashaadka Koobka Aduunka, waxaana goobahan sida wada jirka ah loogu daawanayay ciyaaraha lagu arkayay dhalinyaro iyagu kasoo hayaamay goobaha ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta kuwaasoo iyagu mamnuucay daawashada ciyaaraha.


Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Xisbul Islaam islamarkaana u qaabilsan dhanka hadalka Sh. Maxamed Cabdi Aroos oo maanta ka hadlay furitaanka Ciyaaraha Aduunka ayaa sheegay in ay mamnuuceen daawashada ciyaaraha, wuxuuna intaa ku daray in uusan Islaamka shaqo ku laheyn arintan islamarkaana ay dhalinyarada uga digayaan in ay daawadaan.

Dadweyne badan ayaa maanta uga soo hayaamay goobaha ay gacanta ku hayaan kooxaha islaamiyiinta dhanka degmooyinka ay dowladdu joogto si ay u daawadaan furitaanka Ciyaaraha Aduunka.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
Jah Rastafari.
Posts: 210
Joined: Fri Apr 25, 2008 8:57 am

Re: Mogadishu Youth run to tfg controlled areas for WC

Post by Jah Rastafari. »

they better be careful they dont get shot on their way back home :lol:
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Mogadishu Youth run to tfg controlled areas for WC

Post by Abdihaliim »

Image
User avatar
Jah Rastafari.
Posts: 210
Joined: Fri Apr 25, 2008 8:57 am

Re: Mogadishu Youth run to tfg controlled areas for WC

Post by Jah Rastafari. »

Inshallah someone will buy them a bigger tv
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”