Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Carpet

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Carpet

Post by LiQaaye_TDH »

http://www.togdheernews.com//images/sto ... odwe.3.jpg
http://www.togdheernews.com//images/sto ... odwe.1.jpg

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye,ahna musharaxa madaxweynaha xisbigaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo





kana mid yahay guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada Somaliland, guddoomiye ku xigeenka garabyada kaambaynka ololaha doorashada, xildhibaanno ka tirsan golaha wakiilada ayaa dadweynaha Odweyne kala qayb galay maalintii 5naad ee ololaha doorashada xisbiga Kulmiye.



Dadweynaha deegaanka Odweyne oo taagnaa dariiqyada magaalada ayaa ku labisnaa calanka xisbiga Kulmiye,kuwaasoo qaadayey heeso iyo buraanburro ay ku ammaanayeen xisbiga Kulmiye.



markii uu soo gaadhay magaalada Odweyne waa markii ugu horraysay tan iyo intii gobollada somaaliland ololaha doorashada bilaabay in musharaxa madaxweynaha xisbigaasi lagu soo dhaweeyey baanboyda iyo roog cas oo badanaa madaxweynayaasha caalamka lagu soo dhaweeyo.

silan.odwe.1.jpg

Masuuliyiinta xisbiga ayaa meel fagaare ah kala hadlay taageerayaashooda, ugu horreyn waxaa halkaas ka hadlay xildhibaan Maxamed X. Yusuf (waabeeyo) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland waxaanu sheegay in codkii odweyne ku shubmay xisbiga Kulmiye samir iyo adkaysi dheer ka dib ay maanta caddaatay in reer oodweyne wajiga ka foorariyeen xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Udub.


Guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer dr.Cabdi Aw Daahir oo isusoo baxan ka hadlay ayaa ku tilmaamay mid taariikhda deegaanka odweyne galaysa.

Guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga Kulmiye ee gobollada Bari dr.Maxamed Cabdi Gaboose ayaa u mahad naqay taageerayaashii xisbiga Kulmiye sidii ay u soo dhaweeyeen musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo isusoo baxan taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee magaalada Odweyne ka hadlay ayaa sheegay in codkii bulshada Somaliland israacday isusoo baxan oodweynena uu muujinayo gurmad siyaasadeed,isagoo intaas ku daray in xisbiga Udub uu noqday mid wiiqmay oo burburay.

silan.odwe.3.jpg

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee wakiillada somaaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa reer oodweyne ugu baaqay inay codkooda siiyaan xisbiga Kulmiye oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin waxgarad ah oo dalkana isbeddel ku samaynaya

Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye md. Axmed Maxamed Maxamud (siilaanyo) ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye ee uu isagu hoggaamiyo uu hayo barnaamij siyaasadeed oo dhisan ummaddana caddaalad uu ugu shaqayn doono wuxuuna tilmaamay inuu isagu ka dhabayn doono samaynta waddada Odweyne iyo Burco isku xidha oo madaxweyne Riyaale samayn waayey.


Gaba-gabadii wuxuu sheegay in deegaanka odweyne oo xoolo dhaqato u badan haddii talada dalka uu ku guulaysto uu ka shaqayn doono horumarinta xoolaha gobolka odweyne.

Markii waftigu ay soo dhammaysteen isusoo baxaas waxaa qado loogu sameeyey guri ku yaalla magaalada Odweyne halkaasoo ay muddo ku nasteen kadibna uga ambabaxeen dhinaca magaalada Burco.



TogdheerNews..Oodweyne.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo Ina Biixi with the red Carpet

Post by The_Emperior5 »

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by The_Emperior5 »

:up: :up: reer oodweyne madaxweynahoodi wey doorteen :mrgreen: :sland: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo Ina Biixi with the red Carpet

Post by LiQaaye_TDH »

The_Emperior5 wrote:Image

Thanks inader.. how did you do it? it wouldn't work for me... where is Siciid :mrgreen:

Reer Oodweyne :clap: :clap:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

Pathetic Propagenda, we all know the truth less then 7 people welcomed kulmiye in the first day of the campaign, besides nobody has verified the authencity of this you posted, oodweynenews the most reliable oodweyne news never reported such thing so keep dreaming reer oodweyne are for UCID/UDUB.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by LiQaaye_TDH »

Siciid......Diid ama Ha Diidin

Image
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

Once again propagenda, Oodweyenenews the most reliable oodweynenews never verified such a claim, it's clear it's either somewhere in burco and claiming as usual it's Oodweyne lol how desperate, it doesn't change the fact Oodweyne supports mostly UCID/UDUB wait till i post the real picture of how less then 1 family took part in the kulmiye campaign in the first picture lol.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Mr_Alfaas »

Siciid85 wrote:Once again propagenda, Oodweyenenews the most reliable oodweynenews never verified such a claim, it's clear it's either somewhere in burco and claiming as usual it's Oodweyne lol how desperate, it doesn't change the fact Oodweyne supports mostly UCID/UDUB.
sicid sxb meshu wa oodweyne.....mida kale oodweynenews supports udub/ucid...........marka ma odhan karno webkaas aya dhex u ah xisbiyada .


even if the place isnt oodweyne ...dadku juhulo maaha oo wala ogaan karaa within couple of hours or a day.....

somaliland kulmiye guuuuuuuuuuul. :sland: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas, Oodweynenews is the most reliable website when it comes to Oodweyne and no they are dhexdhaxad for all parties, i even had a few weeks back how 1 family only turned up for the kulmiye campaign picture that is the reality, however other pro kulmiye sometimes might try to paint rosey pictures when in reality it's a fact Oodweyne supports UCID/UDUB mostly this is not the first time they claimed burco pictures such as Oodweyne.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

Mr_Alfaas, Oodweyne did report it but the authencity of the pictures was never proofen the other day some pro kulmiye website also claimed some random place as Oodweyne, if you really want reliable news straight from Oodweyne look no further then Oodweynenews themself but if kulmiye are trying to restore into propagenda's then let that be because they will not beat anybody with propagendas you will see they will complain when people make propagendas against them.


here it is http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=19432 , marka don't say oodweyne don't reports stuff of course they do aka reliable 1's.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by SahanGalbeed »

Waa runta siciid , beenaleyaal weeyan raggani !!
Ilaahow inaga qabo ! Kulmiye :down: , xisbiga dib u socdka weeye halku horumar shacab-ku ka sugayo
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Cali_Gaab »

:lol:

Sahan, you're the only person here that has supported all 3 xisbis in less than 12 months :lol:
guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by guryasame »

What did i tell u guys, hy talk lots of shit, but they can be brought around, once they tune out the caado-qaate whining and propaganda and they are sober from long ago rivalries and incidents that are now history they are dependable support. I am glad they went out of their way to wlc silanyo delegation and in their unique and innovative way, already burco east and west have had unity and cooperation committee in place for awhile, after election there wont be an administration stoking interclan rivalry and division, it will give the HJ elders and community leaders the time to cement the relationship with hy and dhulbahante. Somaliland will be much stronger and durable if there are no vaults between our people for outsiders like ethiopia or alshabaab can exploit.

As for kulmiye it seems to be well on its way to getting the largest mandate ever from the pple laascanood to zeylac...the new administration will have no excuse but to deliver a better live to Somaliland and the international community will have no excuses either anymore.

Somaliland is hitting the stage like it or not lol


Kuwan laangabka ah ee " habarlamaan " siciid iyo bohol waxba sheegi maayan, horta siciid baaba la qaataye kan bohol waa laga dhex hadlaaya, oo naf gadabuursiya ku jirta dhag haw dhigina lol
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

...........
Last edited by Siciid85 on Thu Jun 17, 2010 12:39 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Oodweyne Welcomes Silaanyo and Ina Biixi with the red Ca

Post by Siciid85 »

Guryasame, :roll: you talk alot of bullshit do you know that this place clearly is not oodweyne but burco, many people claim burco pictures as Oodweyne to try and suit their propagenda.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”