Mustafe Galaal oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle
Mustafe Galaal iyo ciidamo uu hogaaminayo oo iskaga soo baxeen maamulka Somalidiidka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Daawo Sawiro
Soo dhawayntan oo ay ka qayb qaateen dhamaan shacab waynaha SSC ee magaalada Buuhoodle, Shacabka reer Buuhoodle ayaa kaga hortagay meel magaalada Buuhoodle dhanka Widhwidh ka xigta 19KM. shacabkan oo uu hogaaminayay Garaad abshir Saalax Maxamed, waxaan mustafe Galaal iyo ciidamadiis lagu soo dhaweeyay Caleemo Qoyan. http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... u-soo.html
mansha allah
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: mansha allah
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Re: mansha allah
tens of thousands of man are fighting on front lines across sscpudding wrote:![]()
34 caruur ah ayaan ka xisaabiyay inta soo dhaweeysay? aaway caruurtaas dadkii dhalay miyeeysan iyagu imaan karinoo soo dhaweeynta kujirin? waa iyaga caruurta soo dirayee?
-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: mansha allah
Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa?
mawaadan ogeyn reer hargaysa ineey waligoodba ahaayeen Mucaaradka Somalia?
Hadna caruurtii iyo dumarkii waxeey ka dhaadhacsiiyeen dowlad baynu noqoneeynaa oo aduunka ayaa ina aqoonsanaya
marka ma waxaad ileedahay reer waqooyi somalia oo idil ayaad dhameeyn kartaa?
Taasi waa xasuuq oo aduunka ha inagu dirin
mawaadan ogeyn reer hargaysa ineey waligoodba ahaayeen Mucaaradka Somalia?
Hadna caruurtii iyo dumarkii waxeey ka dhaadhacsiiyeen dowlad baynu noqoneeynaa oo aduunka ayaa ina aqoonsanaya
marka ma waxaad ileedahay reer waqooyi somalia oo idil ayaad dhameeyn kartaa?
Taasi waa xasuuq oo aduunka ha inagu dirin
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Re: mansha allah
Somaliland:Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa? The Myth of Clan-Based Statehood ... I encourage you to come here http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... ehood.html get knowledge about somalidiid snm and hupudding wrote:Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa?
mawaadan ogeyn reer hargaysa ineey waligoodba ahaayeen Mucaaradka Somalia?
Hadna caruurtii iyo dumarkii waxeey ka dhaadhacsiiyeen dowlad baynu noqoneeynaa oo aduunka ayaa ina aqoonsanaya
marka ma waxaad ileedahay reer waqooyi somalia oo idil ayaad dhameeyn kartaa?
Taasi waa xasuuq oo aduunka ha inagu dirin
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
Re: mansha allah
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2091 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 15 Replies
- 1238 Views
-
Last post by accident
-
- 7 Replies
- 1056 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 1528 Views
-
Last post by garowegal
-
- 4 Replies
- 693 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 538 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 2084 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by incognito1
-
- 3 Replies
- 620 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 2 Replies
- 671 Views
-
Last post by Moguul21