Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen In Xukuumada Madaxwayne Daahir Rayaale Ku Talaabsatay.
Hargaysa(Ramaas) June 22, 2010 - Suldaanka guud ee beesha ayuub Suldaan Daahir Suldaan Aamin Suldaan Faarax iyo Boqor Cali Xuseen Kaahin ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen hotel Emperial ee magaalada Hargaysa, waxa ay ku sheegeen in xukuumada talada dalka haysaa ay bilowday in ay beelaha qaar ka iibsato kaadhadhkii codbixinta doorashada madaxtooyada, waxaanay Xukuumada ku cambaareeyeen in ay ku guuldaraysatay kalsoonidii shacbiga reer Somaliland.
Suldaanka ayaa sheegay in dhaqaalihii ummadda reer Somaliland loogu samayn lahaa biyo, caafimaad, wado iyo waxbarasho ay bilaabeen in ay kaga iibsadaan kaadhadhkoodii dhalashada, “ Waxaa Xaafada Sheekh Muuse Ducaale oo aad ogtihiin in ay la nooshahay Biyo la’aan, Saldhig la’aan, MCH la’aan iyo Waddo la’aan in ay maanta adduunkii intaas oo dhan loogu qaban lahaa ay kaadhadhkii dhalashadooda ku baayacayaan, laakiin Madaxwaynuhu kama war hayo in Hargaysa oo Dahab iyo Lacag buuxda aanu ka dhaqaaqnay si aanu u xaqiijino mustaqbalka aad maanta Madaxwaynaha ku tahay, waxaan Madaxwayne kuu sheegayaa in aanu gobnahay oo codkayaga aanay jarayn shilimada yar ee aad naga uruursatay.” Ayuu yidhi Suldaanka guud ee Beesha Ayuub.
Waxa kale oo uu Suldaanku baaq u jeediyey shacbiga reer Somaliland, kuwaas oo uu kula dardaarmay in ay Amnigooda ilaashadaan oo ay meel u wada jeestaan, walaalayaal waxaan idiin sheegayaa arimaha maanta socdaa way ka fog yihiin doorasho Madaxwayne oo waxa inagu soo dhex dhuuman kara cadowga Somaliland, markaa walaalayaal nabadgalyada ilaashada oo meel uga soo wada jeesta, maalinta doorashada la gaadhana qof waliba xisbiga uu jecel yahay ha u codeeyo.“
Waxa kale oo halkaas ka hadlay Boqor Cali Xuseen Kaahin oo ummadda reer Somaliland ugu baaqay inay amnigooda ilaashadaan oo ay ciidamada booliska la shaqeeyaan, waxaanu cambaareeyey xukuumada Madaxwyane Daahir Rayaale oo uu sheegay in ay dalka bohol ku ridayso, madaama ay bilowday in ay dhalinyartii mustaqbalka dalka ka iibsato kaadhadhkii dhalashada ee loo qaatay codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland.
Ramaasnews Desk
Hargeisa.
Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
Moderator: Moderators
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
Bohol will come in here soon telling you that this is Kulmiye propoganda and that the Ayoubs have been payed to say this
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
its unfortunate you to say ayoubs have been payed to say this......Cali_Gaab wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
Bohol will come in here soon telling you that this is Kulmiye propoganda and that the Ayoubs have been payed to say this
suldaanka iyo boqorka beesha ayuub muu odhanin kulmiye ayaanu nahay neither did he said he supports ucid nor UDUb.
ee wixi jira ayu ka hadlay................
udubtu markay wax kale waydey ayey kadhadhki dadka ka iibsanaysa.Very sad to hear that.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
I did not say 'Kulmiye paid Ayoub to say this'.
I said Bohol & Karaman will use this excuse has he's Riyaales lapdog.
Just watch him on these forums and you'll understand wat i mean.
I said Bohol & Karaman will use this excuse has he's Riyaales lapdog.
Just watch him on these forums and you'll understand wat i mean.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
SALAADIINTA BEESHA AYUUB ?????????????????????????????????????????????????????
THEY EXIST ?
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
The Magnificent wrote:
SALAADIINTA BEESHA AYUUB ?????????????????????????????????????????????????????
THEY EXIST ?![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
meelahaa iyo qardho ayaa lagaa sugayaaye halkaa ka sheeke.....sheekooyin aadan fahmayn lagama hadlo.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
Walle waa curad. Markaad hadlayso , sidaasa loo rida !!!Suldaanka ayaa sheegay in dhaqaalihii ummadda reer Somaliland loogu samayn lahaa biyo, caafimaad, wado iyo waxbarasho ay bilaabeen in ay kaga iibsadaan kaadhadhkoodii dhalashada, “ Waxaa Xaafada Sheekh Muuse Ducaale oo aad ogtihiin in ay la nooshahay Biyo la’aan, Saldhig la’aan, MCH la’aan iyo Waddo la’aan in ay maanta adduunkii intaas oo dhan loogu qaban lahaa ay kaadhadhkii dhalashadooda ku baayacayaan, laakiin Madaxwaynuhu kama war hayo in Hargaysa oo Dahab iyo Lacag buuxda aanu ka dhaqaaqnay si aanu u xaqiijino mustaqbalka aad maanta Madaxwaynaha ku tahay, waxaan Madaxwayne kuu sheegayaa in aanu gobnahay oo codkayaga aanay jarayn shilimada yar ee aad naga uruursatay.” Ayuu yidhi Suldaanka guud ee Beesha Ayuub.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Salaadiinta Beesha Ayuub Oo Cambaareeyey Fal Ay Sheegeen
Si xalaal ah ayu uwalaahi u hadlo. Ayuub are very clean people. Samirkii ayuub bay lee yihiin. They're not greedy either!SahanGalbeed wrote:Walle waa curad. Markaad hadlayso , sidaasa loo rida !!!Suldaanka ayaa sheegay in dhaqaalihii ummadda reer Somaliland loogu samayn lahaa biyo, caafimaad, wado iyo waxbarasho ay bilaabeen in ay kaga iibsadaan kaadhadhkoodii dhalashada, “ Waxaa Xaafada Sheekh Muuse Ducaale oo aad ogtihiin in ay la nooshahay Biyo la’aan, Saldhig la’aan, MCH la’aan iyo Waddo la’aan in ay maanta adduunkii intaas oo dhan loogu qaban lahaa ay kaadhadhkii dhalashadooda ku baayacayaan, laakiin Madaxwaynuhu kama war hayo in Hargaysa oo Dahab iyo Lacag buuxda aanu ka dhaqaaqnay si aanu u xaqiijino mustaqbalka aad maanta Madaxwaynaha ku tahay, waxaan Madaxwayne kuu sheegayaa in aanu gobnahay oo codkayaga aanay jarayn shilimada yar ee aad naga uruursatay.” Ayuu yidhi Suldaanka guud ee Beesha Ayuub.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1982 Views
-
Last post by zingii
-
- 16 Replies
- 1630 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 26 Replies
- 1877 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 13 Replies
- 1721 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 7 Replies
- 1173 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 0 Replies
- 401 Views
-
Last post by Siciid85