Maya anigu waxan ku yidhi gadabuursi iyago somaliland ah haday na cayaan dee wanu cayayaan laakin ciida iyo calanku wu naga dhexeya ciidnta tal looga haybadeysan mayo , somaliland wala wada leeyahayBohol iyo karaman wrote:canjaladaad calaalinaysaa, waxad leedahay Guudaabiirsey waa Somaliland wanaa laa aflagaadaynayaa,
Midaa kale hadalkaagaa waxa kaa dhadhamaayaa in Somaliland isaaq qudhi leeyahay,
hadalkaganaa waxad ku dartay Gudaabiirsey iyo Habar Awal waaxa ka dhexeeyaa aflagaado!<< Hadlakagaa kaa jawaabey waxanu habar jeclo isku hayno anagu uun iyagaa waxa kamaa sheegno midaa kale waa lagaayaabaa in aanu siyaasii waxa kaa sheegno anagu laakiinse aad idinku uu qaadataan in aanu Reer uu jeedno
Ma odhan isaaq inay somaliland leeyihin waxan ku yidhi isaaq wa iska xiga somalilanderska kalle sabbab wa tolle ehel xigaal dhalasho, gadabuursi loo qoodeeyn mayo waxba somaliland wey yihin ciidi kama xigta anigu hadaan cayo gadabuursi , ma somaliland ba ku dumaysa
