kulmiye haduu xataa cod ahaan helo udub baan ogolayn hadii udub xisbi mucaarad talo ku wareejinayso waa ucid uun
eng faysal cali the next president of somaliland
kasoo qayb gala innagurations ka
Moderator: Moderators


hargaysaay wrote:waar bal geeljirahan waalan eeg goormaan idhi cidagale waa homos maad waalantahay.
faysal shaqsi ahaan ma jecli lakiin still waa nin adeerkey oo reer guuleeda inaan dhinac istaago xaqbaan u leeyahay, siday aadan madoobuhu silanyo u raacsanyihiin, jibriil yoniskuna riyaale u raacsanyihiin, waxaas tolnimo ayaa la yidhaa laakiin still waa la wasaa
hargaysaay wrote:faysal hadaba waa la waseen laakiin waxooga tolnimo ayaan ku yara taageerayaa
buubaa waa nin harvard graduate ah oo experience fican leh dhinaca siyaasada ,snm xaga xidhiidhkeeda dibada wax weyn ka taray, waa nin genious ah, laakiin nacasnimo yar oo uu iskaga dhashay baa ku jirta
jamac mohamed qalibna waa raga la rabo in reer sheekh isxaaq daba istaagaan waa nin general ah good writer weeyaan buugaag fiican qoray, cigaal aad buu u necbaa laakiin mar haduu maanta iilka ku jiro wax cadaawada uu u hayaa majirto isagaan afkiisa ka maqlay




Cadawad maxay ah , wax cadawaad kulmiye udub ka dhexeysa ma jirto only wadanka cidi hormarin lahayd ba lugu bartamaya that’s it. Andd maxa naga galay qaar hj ah maxay sheegeyan kuwai. Ma dad codeyn kara , Meesha sadex xisbi ba jira sadexda xisbi cidii roon ba heleysa , suaashi wali ga maad jawaabin ku sahabsanayd faisal cali warabehargaysaay wrote:kulmiy iyo udub cadaawad baa ka dhaxaysa, waa runtaa labadooduba waa mucaarid laakiin taageerayaashii udub oo dhami maanta wa ucid, golihii dhexee ucidna sidii oo loo sheegay inay guulaysteen xalay marduufkay qaybinayeen![]()
![]()
qaar hj wada joognayna way naxsanyihiin,![]()
meesha waa lagu kala tagay niyaw