Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Wasiirka Maaliyadda Oo Amaan Diiran U Soo Jeediyey Komishanka Doorashooyinka, Xisbiyaddana La Dardaarmay.
Hargaysa(Ramaas) June 30, 2010 - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa shacbiga reer Somaliland ku amaanay sidii quruxda badnayd ee ay uga qayb qaateen Olalihii Doorashada Madaxtooyada Somaliland, taas oo uu sheegay inay u dhacday si wanaagsan oo nabadgalyo leh.
Wasiirka Maaliyaddu waxa kale oo uu dhambaal hambalyo ah u diray Guddida Doorashooyinka Qaranka, kuwaas oo uu sheegay inay Somaliland majaraha u qabteen, isla markaana ay suurto galiyeen qabsoomida Doorashada Madaxtooyada oo hadda natiijadeedii lagu dhawaaqaayo, waxaanu sheegay in muddadii ay socotay hawlaha Doorashada Madaxtooyadu ay wax waliba sidii loogu tallo galay u socdaan.
Wasiirka Maaliyaddu Xuseen Cali Ducaale (Cawil), waxa uu Xisbiyadda Siyaasada u soo jeediyey inay ku qancaan natiijada codbixinta doorashada madaxtooyada, taas oo ay gacanta ku hayaan Komishanka Doorashoyinka Qaranku, waxaanu intaas raaciyey in uu Murashax waliba uu ku qanco natiijada codbixinta ee uu ka helay codbixintii shacbiga reer Somaliland.
Waxaanu sidaas ka sheegay mar uu caawa ka hadlaayey Telefehinka Qaranka Somaliland, taas oo uu shacbiga reer Somaliland, Xisbiyadda qaranka iyo Komishankaba ku amaanay sidii wanaagsanayd ee ay u dhacday Doorashadii Madaxtinnimada dalku.
Si kastaba ha ahaatee waxa hal doorka Somaliland uu baaqyo dhiiri gelin iyo hambalyo ah u dirayaa Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo lagu amaanay sidii quruxda badnayd ee ay uga soo baxeen hawlaha doorashada madaxtooyadda intii badnayd, taas oo hadana lagu dhiiri gelinayo inay si wanaagsan isku raaciyaan inta ka dhiman dhammaanka Doorashada Madaxtooyada, taas oo ay hada ka hadhsan tahay oo kaliya ku dhawaaqida natiijadii codbixinta doorashadu.
Ramaasnews Desk
Hargeisa.

- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
That guy is the biggest nacas in all of udub
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Timo_Case wrote:That guy is the biggest nacas in all of udub
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Cawil got paid handsomely and is ready to bounce. Thanks Rayaale for making me rich beyond my wildest dreams……
This guy is the biggest chameleon in ‘somali” politics. He reinvented himself countless times. You must read his book ‘Searching for a new Somali identity”. According to him, he was part of everything that was positive including the SNM.
This guy is the biggest chameleon in ‘somali” politics. He reinvented himself countless times. You must read his book ‘Searching for a new Somali identity”. According to him, he was part of everything that was positive including the SNM.
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Seems Jamac & Cawil are conflicting, nevertheless i think UDUB will go with a recount.
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Timocase, don't jump the guns bro you never know if this is the exact words of Cawiil , 100% you should see if it appears on his own website aka Qarannews and numerous other websites of UDUB, despite that i think his got his own intentions.
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Siciid85 wrote:Timocase, don't jump the guns bro you never know if this is the exact words of Cawiil , 100% you should see if it appears on his own website aka Qarannews and numerous other websites of UDUB, despite that i think his got his own intentions.
Who gives a fuck what this two dollar hoe says, the election is over and his pimp lost...its simple as that...the fat lady already sang
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Gurysame, atleast his not like 1 dollar hoe aka boqor burmadow and the two other ministers oo iis casilay just 1 day before the elections out of "Qabyalaad" waligeed qabyalad meel ma lagu garayo , no principles at all.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
guryasame wrote:Siciid85 wrote:Timocase, don't jump the guns bro you never know if this is the exact words of Cawiil , 100% you should see if it appears on his own website aka Qarannews and numerous other websites of UDUB, despite that i think his got his own intentions.
Who gives a fuck what this two dollar hoe says, the election is over and his pimp lost...its simple as that...the fat lady already sang
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
siciid,
i lost faith in him and numerous other h.y members whome got my vote cos they represent my district. I lost faith in waran cade recently, even though he works very hard, he and many others like caawil promise the ppl loong time ago he will address some of the issues ppl were having.
I remember caawil once sayin that road to odweyn will be fixed
waran cade said he last year he will address security in gacan libaax district.....
laakin no results....
i dont care who wins this elections, as long as they are willing to address my issues
i lost faith in him and numerous other h.y members whome got my vote cos they represent my district. I lost faith in waran cade recently, even though he works very hard, he and many others like caawil promise the ppl loong time ago he will address some of the issues ppl were having.
I remember caawil once sayin that road to odweyn will be fixed
waran cade said he last year he will address security in gacan libaax district.....
laakin no results....
i dont care who wins this elections, as long as they are willing to address my issues
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Timo_Case wrote:siciid,
i lost faith in him and numerous other h.y members whome got my vote cos they represent my district. I lost faith in waran cade recently, even though he works very hard, he and many others like caawil promise the ppl loong time ago he will address some of the issues ppl were having.
I remember caawil once sayin that road to odweyn will be fixed
waran cade said he last year he will address security in gacan libaax district.....
laakin no results....
i dont care who wins this elections, as long as they are willing to address my issues
udub was always useless sxb , wax ay qabteen ma jirto
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
Timocase, 1 thing you have to remember is all ministers are humans just like us ordinary people and can't not fulfill everything, but warancadde is clearly the most outstanding most honest minister in the gov nobody can deny that.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Minister of finance cawil Lets trust the Commision
guryasame wrote:Siciid85 wrote:Timocase, don't jump the guns bro you never know if this is the exact words of Cawiil , 100% you should see if it appears on his own website aka Qarannews and numerous other websites of UDUB, despite that i think his got his own intentions.
Who gives a fuck what this two dollar hoe says, the election is over and his pimp lost...its simple as that...the fat lady already sang
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 885 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by yawle
-
- 0 Replies
- 1645 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 1542 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 941 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 14 Replies
- 2213 Views
-
Last post by zingii
-
- 6 Replies
- 1139 Views
-
Last post by guutale
-
- 4 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 775 Views
-
Last post by CismanMaxamud1
-
- 0 Replies
- 639 Views
-
Last post by Coeus