Warsangeli beefing security and establishing permenant milit

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Warsangeli beefing security and establishing permenant milit

Post by oldenglish »

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA PUNTLAND GEN. ILKAJIIR OO SOO GABAGABEEYAY SAFARKIISI GOBOLKA SANAAG ISLAMARKAANA KUSOO GURYO NOQDAY GAROOWE.+SAWIRRO

--------------------------------------------------------------------------------

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawlada Puntland Gen.Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilko-jiir) iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay Magaaladda Badhan ee gobolka Sanaag, Wafdigan oo in dhawaale ba ku sugnaa gobolka islamarkana wax badan ka qabtay Mudadii ay joogaan ayaa maanta u ambabaxay caasimada Puntland ee garowe halkaasi uu arimo degdeg ah kasoo qaban doono.





Hoos ka daawo Sawirada

Image
Image

Image
Image

Image

Image





















Inta uu san ambabixin wasiirku ayaa waxa uu kormeer ku maray Saldhiga ciidamada Daraawiishta ee Badhan, halkaasi oo kula kulmay Taliyaha Ciidamda Daraawiishta ee aaga Sanaag Col. Cabdulaahi Cumar Cashuur iyo waliba taliska ciidamda Badhan.

Kormeerkaas kadib, ayaa waxa uu sidoo kale la kulmay Odayaasha gobolka Sanaag oo uu sheegay in uu sida ugu dhakhsiyaha badan ugu soo laaban doono Badhan iyo Sanaag si uu u ambaqaado hawlo indhawaydba looga fadhiyay oo ay kamid yihiin dib u dhisidda maamulka gobolka iyo waliba arimo kale oo waxqabad u ah gobolka

Wasiirka oo la filayay in uu arimo badan ka qabto gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa ku laabtay magaalada Garowe isaga oo kulan uu la qaatay duqay dhaqameedyada Sanaag, usheegay in uu si dhakhso ah ugu soo laaban doono Sanaag si uu uqabto hawlaha uu halkan u yimid



Xigasho SPR
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”