true though the kulmiye vicory is a somaliland victory not a qabil one wa ina tala la cadeyo , cawa koley warsaxafadeed baan qabban doona, arimaha ku ta taban doona stay tuned
Suldaan cusub?
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan cusub?
oke thats not nice haday ku cunsuridiyeen hadaad ucid tageertay
true though the kulmiye vicory is a somaliland victory not a qabil one wa ina tala la cadeyo , cawa koley warsaxafadeed baan qabban doona, arimaha ku ta taban doona stay tuned
true though the kulmiye vicory is a somaliland victory not a qabil one wa ina tala la cadeyo , cawa koley warsaxafadeed baan qabban doona, arimaha ku ta taban doona stay tuned
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan cusub?
kaliil wrote:Aniga ha iga dhigin nin maalin walba sidaa odhan jiray. Waxa keliyaad ku fiicantahay waa topigyada lasoo baadho e bal soo baadh oo soo ururi inta goor een sidaa idhi. Haddii runta la sheego hal mar ama laba goor kama badnaynThe_Emperior5 wrote: i said marku kalill leeyahay , silanyo hadu qabsado dagaal ba dhacaya, manay taasi cuqdad ahayn, tasan yidhi
intaan sidaa idhi. Taasina dhab igama ahayne Liqaaye ayaan ku xumaynayay. Weli miyaad i aragtay anoo Habar Jeclo wax ka sheegaya iyagoo iyagu Habar Yoonis caaya mooyee. Anigu Siilaanyo iyo Habar Jeclo midna waxba uma qabo oo nin cuqdad lagu koriyay ma ahi. Sidayda caadigaana gardarada ma jecli cidii igu xadgudubta ama iga xanaajisana gacantaydaan kaga ciilbaxaaye intaan cuqdad qaado internetka kama calaacalo.Habar Jecladan la sheegayaba ismaba naqaan anaga oo nin Reer Hawd ah oo gobolka Gaashaamo ku dhashay oo ku koray ayaan ahay.intay Siilaanyo sanka kaa marmariyaan ayay haddana marka wax laga sheego cabaadaan. Siilaanyo ayaa meesha qabsanaya oo Habar Yoonis gumaysan ama Habar Yoonis will pay tax just for being Habar Yoonis markay leeyihiin miyaanad arag?
Inadeer true I haven’t seen u dissing habarjeclo only when you provoked laakin when you are provoked waxba ma reebatiid taasi wa run lol oo waad u kala baxda adigu inadeer adna taas yara dhin , Qollada habarjeclo na maha inay iska aflagadeyaan habaryoonis for no reason wa qallad taasi , laakin its just two person liqaaye tdh and cali gaabowe who react outrages when bohol insults or disses the president , inadeer aflagado oo dhan habaryoonis cidi kama xigto silanyo iyaga codkooda siiyet xukumadisa cusub wa ku jiran, adigu yanay dad compter wax kuso qora yanay madaxweynehena ku nacsiin, marka inadeer gobonimo
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Suldaan cusub?
qoladayada reer Hawdku waanu dhiig kululnahay oo markaan xanaaqo ana wax walba waan iska idhaahdaa qofka iga xanaajiya waxba uma kala hadho. Sidaan kuu sheegay gardarada iyo kibirka ma naqaano oo laakiin cidii nagu xadgudubta dhegtaanu dhiiga u darnaa. Habar Yoonista bariga e Liqaaye cuqdada ka qaaday aad baanu u kala duwanay oo iyagu waa dad aad u degen marka la isukaaya eego.Anagu marwalba serious ayaanu nahay oo qofka wax laga sheego gacantaa kasoo horaysa.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Suldaan cusub?
kaliil wrote:qoladayada reer Hawdku waanu dhiig kululnahay oo markaan xanaaqo ana wax walba waan iska idhaahdaa oo qofka iga xanaajiyay waxba uma kala hadho. Sidaan kuu sheegay gardarada iyo kibirka ma naqaano oo laakiin cidii nagu xadgudubta dhegtaanu dhiiga u darnaa. Habar Yoonista bariga e Liqaaye cuqdada ka qaaday aad baanu u kala duwanay oo iyagu waa dad aad u degen marka la isukaaya eego.Anagu marwalba serious ayaanu nahay oo qofka wax laga sheego gacantaa kasoo horaysa. Reer Hargeysa reer Burco ayay u yaqaanaan dad waalan oo dhiig kulul, anaguna waanu kasii daranay oo reer Burco ayaa miskiiniin noo noqonaya![]()
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan cusub?
anigu marka qoladina reer hawd waxan idinkula talin laha siyasadan walaan eeh burcu iska ilaaliya somaliland danta guud uun ka raaca, hadi kale waad ku wareereysin. hj burco iyo hy burco iyaga waxan walaaqda
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Suldaan cusub?
great idea..I hope you guys choose a suldaan with a functioning brain this time.. 
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Suldaan cusub?
lol i am a candidate? kaliil are serious mate? i dunt even know what a suldaan is, and what his roles and responsibilities are.
lotta gud ppl who can do the job siciid, dhaga bacayl, rightwing, kaliil
lotta gud ppl who can do the job siciid, dhaga bacayl, rightwing, kaliil
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Suldaan cusub?
Timo_Case wrote:lol i am a candidate? kaliil are serious mate? i dunt even know what a suldaan is, and what his roles and responsibilities are.
lotta gud ppl who can do the job siciid, dhaga bacayl, rightwing, kaliil
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Suldaan cusub?
Rightwing 75%
Rightwing 8%
Timo_case 17%
Not many people like the second RW
Rightwing 8%
Timo_case 17%
Not many people like the second RW
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Suldaan cusub?
Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?
I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Suldaan cusub?
Waa isaga uun kaliil mispostedCali_Gaab wrote:Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?
I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Suldaan cusub?
I suggest Mr Alfaas
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Suldaan cusub?
I know Rightwing personally, he is certified Biciido from CeelafewntaCali_Gaab wrote:Rightwing is not even habar Jeclo, how can he become the E-Suldaan for Duriyada Sheikh Isaaq?
I don't know who the second rightwing is horta, waa kuma kaasi?
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Suldaan cusub?
The Sultan might even be Voltage or Advo soon
RighrWing wrote;I want to swap emperior & Voltage, Liqaaye & advo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 978 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 13 Replies
- 1898 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 2 Replies
- 1451 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 991 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 18 Replies
- 2673 Views
-
Last post by Digdahab
-
- 1 Replies
- 413 Views
-
Last post by koohi
-
- 21 Replies
- 4621 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 112 Replies
- 11835 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 1 Replies
- 1036 Views
-
Last post by afisoone
-
- 4 Replies
- 1707 Views
-
Last post by crshango