Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by AhlulbaytSoldier »

Garoowe:"Dawladaha Deriska ah ha ogaadeen in Dagaalkan aanu u simanahay"Madaxweynaha D/Puntland.
26. juli 2010

APL

FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL

Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo warbaahinta hadal siiyey Maanta ayaa sheegey in Dagaalka kasocda Jiida Dagaalka ee Buuraleyda karin uu yahay mid lagu carqaladaynayo Nabada & degenaanshaha Puntland.

"Kooxda Soo qaaday Dagaalkan waxay sheegteen inay katirsanyihiin Kooxda Alshabaab,waxaana Alshabaab ay Col layihiin Cidkasta oo nabad kusoo toosta,waxaana ay diidanyihiin Degenaanta & xasiloonada Puntland oo marti gelisay Kumanaan Qoys oo barakacayaal ah"Ayuu Yiri Madaxweyne Faroole,waxaana uu markale Hoosta ka xariiqay in ay jiraan Ajaanib dagaalkii maanta kujirtay oo ay Hoog & jab gaarsiiyeen.

Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.

"Dawladaha Deriska nala ah waxaanu u sheegaynaa inay Ogaadaan in dagaalkan aanu u simanahay oo uu Saamayn ku yeelan doono,Hadii ay isku dayaan inay iska indha tiraana way ogaadaan waxa kayimaada oo waxay imika u jeedaan sida ay Ugandha u gaartay Dhibaatooyinka kooxdan"Ayuu yiri Madaxweyne Faroole oo Sheegey in Ugandha oo aad uga fog Soomaaliya ay Alshabaab gaareen

A maamul which claims to be powerful enought to defeat the irhabis should not cry out like this!!
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by Cirwaaq »

Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
The Somalilanders are going to be in the middle a Celebration for the rest of JULY2010 so don't expect any help there.

Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.

How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by AhlulbaytSoldier »

Cirwaaq wrote:

I agree cirwaaq. punanis come to muqdisho to stabb sharif in the back by giving alshabaab weapons and everything hindering this govt from functioning well. inside their hearts they support shabaab dominition over south & central somalia.
so let them taste the same :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by sheekh-Farax-zero »

Cirwaaq wrote:
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.

How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
Look at you NACAS, alshaabab are 99% somali, what's the occupation you are talking about,
is baidoa , kismayo or the rest of the south occupate by Habashi or foreigners?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by Cirwaaq »

Classic Tactic back fire!

All Shabab will have free amnesty to move peacefully from south through to Galkacayo without obstacles.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by AhlulbaytSoldier »

sheekh-Farax-zero wrote:
Cirwaaq wrote:
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.

How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
Look at you NACAS, alshaabab are 99% somali, what's the occupation you are talking about,
is baidoa , kismayo or the rest of the south occupate by Habashi or foreigners?

alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by Air Canada »

Dawladaha Deriska ah ha ogaadeen in Dagaalkan aanu u simanahay"

waxaana uu markale Hoosta ka xariiqay in ay jiraan Ajaanib dagaalkii maanta kujirtay

Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
:lol: :lol: :lol:

Even if a group of ants attack Jareertenia they will scream for help. Dhabayacada gabdho cilaan u saaran yahay miyaa?
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by sheekh-Farax-zero »

HutuKing01 wrote:
alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
Samburu-king

you are cameleon, before you were alshabab supporter, you changed your color when A/Ysuf quite Xamar. :down:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?

Post by AhlulbaytSoldier »

sheekh-Farax-zero wrote:
HutuKing01 wrote:
alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
Samburu-king

you are cameleon, before you were alshabab supporter, you changed your color when A/Ysuf quite Xamar. :down:
:lol:
if ina yeey didnt invite amxaaro and had accepted shariah there would be no reason to fight against him.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”