it was from The Somaliland pariament website.... i just searchd for him and found all That....seemeyer wrote:^
![]()
![]()
Can someone show me a pic of this MAN
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Can someone show me a pic of this MAN
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Can someone show me a pic of this MAN
^
Gartey,I misunderstood your post markii hore
Hence my edit
Gartey,I misunderstood your post markii hore
Hence my edit
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Can someone show me a pic of this MAN
LiQaaye_TDH wrote:Dhegoo![]()
inader i was looking for him true somalilad parliament registry and found that.... i don even know this guy...
I know couz waa iga kaftan.
Laakiin waa wax iska caadiyaan u malaynayaa oo xagaa burco laga yaqaan in laysuku abt tiriyoo saaxiib.
Nin aanu saaxiib ahayn ayaa marku ii sheekanaya ii dhiibi jiray the whole family history of the person all the way to Sheikh Isaxaaq. Waan qosli jiray markjaasu odhan jiray waar maxaad ku qoslaysaa? Waxaan ku odhan jiray all I know is HJ...inta ka horayseed sheegayso xitaa hadaad igu dul samyso waan kaa iibsan lahaa. Barigi hore wuxu moodi jiray inay iga tahay KIBIR iyo is qaad qaad laakiin markuu ogaaday inaan xitaa taydii la il daran nahay ayuu i rumaysatay.
WALEE BAHASHAA IYO REER BURCO LOO KALA TAAG WAA.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Can someone show me a pic of this MAN
Taasi been Maha, Laakin Dadka Burco sidaas aad mooday maaha, Kuwa Reer Hawdka aya waxan Ugu Daran... ankuna waxaan la yaabna kuwa Hawdka Nagaga Yimaada, sido reer Galbeedko noola yaabo.........
Qabiilka Reerkisa, waxo ku Jira websiteka Somaliland parliament.... all i did was copy and paste!!
Qabiilka Reerkisa, waxo ku Jira websiteka Somaliland parliament.... all i did was copy and paste!!
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Can someone show me a pic of this MAN
LiQaaye_TDH wrote:Taasi been Maha, Laakin Dadka Burco sidaas aad mooday maaha, Kuwa Reer Hawdka aya waxan Ugu Daran... ankuna waxaan la yaabna kuwa Hawdka Nagaga Yimaada, sido reer Galbeedko noola yaabo.........
Qabiilka Reerkisa, waxo ku Jira websiteka Somaliland parliament.... all i did was copy and paste!!
I know that is all you did.
laakiin waxaan u malaynayaa in arintan ku lug leedahay deeganka bari o oqabiilooyin kala duwano dego daglaalana ka dhaxayn jireen ilaa bari fog. runtii waxay kugu kalifaysaa inu qofku aqoon gaara u yeesho ciduu yahay hadii kale meelahaasaa lagu gowracayaa. That is all I coud come up with to explain the qabill obsession in Somaliland Bari.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 5010 Views
-
Last post by peaceandwar
-
- 0 Replies
- 1081 Views
-
Last post by JeyR
-
- 43 Replies
- 4986 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 14 Replies
- 1381 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 25 Replies
- 1629 Views
-
Last post by TATI
-
- 16 Replies
- 1537 Views
-
Last post by DR_PHIL
-
- 25 Replies
- 1853 Views
-
Last post by DipZy
-
- 1 Replies
- 692 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by AbdiJohnson
-
- 40 Replies
- 2470 Views
-
Last post by Lillaahiya