Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 386
- Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
- Location: My money - young money
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
looooooooooooooooool arab hadhwanaagnews is writing crap they dident had a single minister in rayaales cabinet had labba wasiir ba la siiyey wey ooyayaan
But i dont think the news is true, hadhwanaag is making it bigger then it is

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
wasiirka gaashaandhiga iyagaa lahaa kulmiyena si hagar laan bay u taageereenThe_Emperior5 wrote:looooooooooooooooool arab hadhwanaagnews is writing crap they dident had a single minister in rayaales cabinet had labba wasiir ba la siiyey wey ooyayaanBut i dont think the news is true, hadhwanaag is making it bigger then it is
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
protesters waving the somali flag in hargeysaa
iidoor waa funny people


iidoor waa funny people
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
i dont understand these people why do they need a minister to represent them meeeyey ki mr alfaas i also hear xafada isha borame mudaharad ba ka dhacay ayubki dident get one wasiir
and now they are angry
any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya

any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
malakumod wrote:protesters waving the somali flag in hargeysaa![]()
![]()
iidoor waa funny people
Mudaharaad lagaga soo horjeedo Magaacaabista Xukuumada Cusub oo ka dhacay Xaaafada Isha Boorama Hargeysa
posted by: Webmaster
Hargeysa (TogaHerer)
Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub ee uu ku dhawaaqay maalintii Shalay M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud ayaa ka dhacay xaafada Isha Boorama ee Magaalada Hargeysa .
Dadka mudaharaadayay ayaa sheegay in ay ka cabanaayeen Wasiirada uu magacaabay M/weynuhu oo aan waxba lagaga darin lana siin xaqii ay lahaayeen Beesha Sayla Barri (Ayuub Sheekh Isxaaq) dadka mudaharaadayay ayaa u badanaa Dumar iyo Caruur u badan dhalinyaro waxayna wadada ku gubeen Taayiro waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ay kaga soo horjeedaan Xukuumada uu soo dhisay M/weynuhu.
Ciidamada Booliska ayaa isku dayay in badan in ay xakameeyeen kala dareeriyaana Mudaharadayaasha se aakhir ku guuleystay in ay kala kaxeeyaan tiro ka mid ah mudaharadayashiina xabsiga ayay u taxaabeen..
Mudaharaadkan ayaa noqonaya radi ficligii u horeeysay ee laga bixiyey Xukuumada cusub.
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
this is the real news its arab and ayub
arab got 2 ministers and ayun none
hadhwanaagnews wey ku dar darayan
-
- SomaliNetizen
- Posts: 386
- Joined: Thu May 10, 2007 2:22 pm
- Location: My money - young money
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
Same demonstration as hadhwanaagnews reported or another?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
war waxasii wa been man hadhwanaag is just taking the pissRightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
non of the other websites is mentioning that
togaherer waheen qarrannews
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
war abti waa dhab i just called home waa dhab xabado aya ka socda xaafadihi ayubka iyo arabkaba...The_Emperior5 wrote:war waxasii wa been man hadhwanaag is just taking the pissRightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
non of the other websites is mentioning that
togaherer waheen qarrannews
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
oday calanka waa been calanki somaliland ayey ruxayeen ..Rightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
ayuubku wa smalilanders dhab ah.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
haaa its true ayuubki is not happy
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
hadhwanaag reports 3 people were arrested.
that means at least 10% of ayuub is jail tonight inta kalena silaanyo qaad ha qaado and everything will be sorted.

that means at least 10% of ayuub is jail tonight inta kalena silaanyo qaad ha qaado and everything will be sorted.



- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
haa abti mudaharaad ayaa ka dhacay...ayuubki ba mudaharaadaya.The_Emperior5 wrote:i dont understand these people why do they need a minister to represent them meeeyey ki mr alfaas i also hear xafada isha borame mudaharad ba ka dhacay ayubki dident get one wasiirand now they are angry
any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya
mudaharadku cid waliba way sameyn karta .lakin wa inaanu ka soo horjeedin Somaliland midnimadeeda iyo muqadisnimadeda
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub
hargeysoo dhan baa ruxantay adiguna 3 bad leedahay....malakumod wrote:hadhwanaag reports 3 people were arrested.
that means at least 10% of ayuub is jail tonight inta kalena silaanyo qaad ha qaado and everything will be sorted.![]()
![]()



-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 344 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 14 Replies
- 861 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 0 Replies
- 347 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 293 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 42 Replies
- 2128 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 2 Replies
- 344 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 448 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 221 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by kaliil