Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuumadda

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
marcassmith
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2119
Joined: Fri Oct 05, 2007 12:21 pm
Location: Performing with an Acid Jazz group - touring the world and making good music

Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuumadda

Post by marcassmith »

Waa Maxay Sababta Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuumadda Cusub ee Madaxweyne Axmed Siillaanyo,By:Jama Soyaan Gaaxnuug

Ugu horayn waxaan salaan hawada u soo marinayaa Dhamaan Shabakadaha Somaliland & Shacbiga reer s/land meel kastooy joogaan.
Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan halkan ku cabiro aragtidayda ku wajahan dawlada cusub ee uu soo magaacabay madaxwaynaha cusub ee S/land Mudane Axmed Maxamuud Siilaanayo
Madaxwaynaha la doortay waxa laga filaayay dowlad kooban oo tayo leh sidii uu yidhi lagulana taliyay inuu ka dhigo 15 xubnood oon lahayn wasiir ku xigeeno hase yeeshee ku dhawaaqistii dhismaha xukuumadda waxa soo if baxay xukuumad aan runtii tiradeedu yarayn , golaheeda wasiiraduna ka koobanyihiin 26 Wasiir oo isugu jira Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeen, isla markaana ay ka mid yihiin saddex dumar ah.
Marna lama filayn in Axmed Siillaanyo la odhan jiray waa Siyaasi Qaran ,isla markaana qiimayn doona beelaha Somaliland si cadaaladi ku dheehantahay.

Hadaba Dadka Saaxil oo uu siiyey 1 wasiir oo ah Wasaaradda Qorshaynta Qaranka; Dr. Sacad X.Cali Shire , iyadoo xitaa 1wasiir aanu ku iman si xora oo madaxweyne Siilaanyo soo xushay lakiin uu dabada ka riixaayey Ganacsade caana oo isagu dalbaday aqoonyahankaasi oo shaqaale u ah in loo geeyo Wasaarada Maaliyada oo uu dano gaara ka Lahaa, Ganacsadahaas oo ku xadgudbay Sharaftii Dowladnimo iyo Cadaaladii Somaliland , iyadoo dad saaxil ay aaminsanyihiin in xitaa ay dhici lahayd in aan wasiirkaasuba jireen ,Hadaan Ganacsadahaasi soo weystayn…arimahaa iyo qaar kaloo anaan iminka jeclayn inaan halkan ku soo bandhigo, waxay ka cadaynayaan Xan badan oo suuqa ku jirtay iyo inuu ka aargudanayo Madaxweynuhu sababo ay u weyntahay tartankii doorashada ee kan ka horeeyey 2003 ee ay wadagaleen Xisbiga Udub”.

Dhinaca kalena waxaa lagu macneeyey qaabkan noocana mid cadaynaaya in ay meesha ka baxday wixii Madaxweyne cusub sheegay inuu Umadda Somaliland in uu cadaalad dadka ku dhiqi doono, “Hadii cadaaladii uu sheegayay sidan tahay, iyadoo madaxwaynaha lagu dhaariyay kitaabka Quraanka Kariimka halkaasoo oo uu ka sheegay in uu umada ku hagi doono Sinaan soona dhisi doono dawlad tayo leh oo ku salaysan Cadaalad.

iyadoo ay Umada reer S/land oo wali ku jirtay farxadii & rayrayntii dawlada cusub ee ka curatay dalkooda ayaa waxa soo wajahday Bulshada Saaxil ku dhaqan Gobolada Togdheer/Maroodi-jeex Iyo Saaxil murugo & werwer ka abuurmay habka uu u maamulay madaxaynaha cusub dawladii uu soo dhisay.

Cadaalad darada xukuumada cusub ee uu soo dhisay madaxwaynaha la doortay, waxay cadow ku tahay Midnimadii iyo wadajirkii Umadda Somaliland , dildilacaa u sameeyey Madaxweynuhuna waa mid uu isagu wax ku yeelay Hogaamintii looga baahnaa, waana muuqaal aan caad ku jirin in madaxwaynaha cusubi uu baal maray kitaabkii ilaahay ee ku dhaartay taas oo ay markhaati ka tahay xukuumada uu soo dhisay ah mid aan dheeli tirnayn oo uu ku la dul kufay beelo gaar ah ,madaxwaynuhu waxa kale oo uu dulmi ka galay Cadaaladii laga filayay , kamanuu dhabayn isbadalkii umadu ka doonaysay.
Madaxwaynuhu wuxu sameeyay in uu kala doortay dadkiisii oo Beelo wada siman qaar ugu deeqay 5 wasiir halka uu beesha Saaxil ka siiyay hal wasiir.

Waxaa iyaduna jirtay in Sadex Gobol siiba G/Saaxil oo ay beeshu degantahay uu saarnaa Culeys aad u weyn oo ay saartay Xukuumadii hore ee Udub oo uu ka soo jeeday M/K/Xigeenkii Hore Axmed Yusuf Yasiin , taas oo ay dadaal aad u weyn saareen Masuuliyiintii Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo ay midho ka dhaliyeen Guushaasi oo ay la qabsadeen codadkii Xisbiga Udub oo xoog ku lahaa Gobolkaasi , lakiin maanta dadka Saaxil ay uga jawaabi Karin , Sababta ay Cadaalad daradani ku dhacday. Oo Ah Su,aalo meelkasta yaala laga weydiiyo , xitaa ay ku faraxsanyihiin Masuuliyiintii Udub ee G/Saaxil ka jirtay.
Isku soo wada Xooriyoo Cadaaladii kulmiye uu hormoodka ka ahaa siiba Madaxwaynaha la doortay waxay noqotay mid ay ku hungoobeen Bulshadii Saaxil,

Wabilaahi tawfiiq

By Jama Soyaan Gaaxnuug , Hargeysa /Somaliland

source: http://oodweynenews.com/articles/2446-w ... xnuug.html
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuuma

Post by Siciid85 »

marcassmith, saxiil have two ministers, 1 minister from Cisse Muse and 1 minister from Musa Cabdalle, unless you mean saxiil as cisse muse maxa la siiyey, anyway cisse muse shouldn't have been expecting much most voted for UDUB.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuuma

Post by LiQaaye_TDH »

marcassmith wrote:Waa Maxay Sababta Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuumadda Cusub ee Madaxweyne Axmed Siillaanyo,By:Jama Soyaan Gaaxnuug

Ugu horayn waxaan salaan hawada u soo marinayaa Dhamaan Shabakadaha Somaliland & Shacbiga reer s/land meel kastooy joogaan.
Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan halkan ku cabiro aragtidayda ku wajahan dawlada cusub ee uu soo magaacabay madaxwaynaha cusub ee S/land Mudane Axmed Maxamuud Siilaanayo
Madaxwaynaha la doortay waxa laga filaayay dowlad kooban oo tayo leh sidii uu yidhi lagulana taliyay inuu ka dhigo 15 xubnood oon lahayn wasiir ku xigeeno hase yeeshee ku dhawaaqistii dhismaha xukuumadda waxa soo if baxay xukuumad aan runtii tiradeedu yarayn , golaheeda wasiiraduna ka koobanyihiin 26 Wasiir oo isugu jira Wasiiro iyo Wasiiro ku xigeen, isla markaana ay ka mid yihiin saddex dumar ah.
Marna lama filayn in Axmed Siillaanyo la odhan jiray waa Siyaasi Qaran ,isla markaana qiimayn doona beelaha Somaliland si cadaaladi ku dheehantahay.

Hadaba Dadka Saaxil oo uu siiyey 1 wasiir oo ah Wasaaradda Qorshaynta Qaranka; Dr. Sacad X.Cali Shire , iyadoo xitaa 1wasiir aanu ku iman si xora oo madaxweyne Siilaanyo soo xushay lakiin uu dabada ka riixaayey Ganacsade caana oo isagu dalbaday aqoonyahankaasi oo shaqaale u ah in loo geeyo Wasaarada Maaliyada oo uu dano gaara ka Lahaa, Ganacsadahaas oo ku xadgudbay Sharaftii Dowladnimo iyo Cadaaladii Somaliland , iyadoo dad saaxil ay aaminsanyihiin in xitaa ay dhici lahayd in aan wasiirkaasuba jireen ,Hadaan Ganacsadahaasi soo weystayn…arimahaa iyo qaar kaloo anaan iminka jeclayn inaan halkan ku soo bandhigo, waxay ka cadaynayaan Xan badan oo suuqa ku jirtay iyo inuu ka aargudanayo Madaxweynuhu sababo ay u weyntahay tartankii doorashada ee kan ka horeeyey 2003 ee ay wadagaleen Xisbiga Udub”.

Dhinaca kalena waxaa lagu macneeyey qaabkan noocana mid cadaynaaya in ay meesha ka baxday wixii Madaxweyne cusub sheegay inuu Umadda Somaliland in uu cadaalad dadka ku dhiqi doono, “Hadii cadaaladii uu sheegayay sidan tahay, iyadoo madaxwaynaha lagu dhaariyay kitaabka Quraanka Kariimka halkaasoo oo uu ka sheegay in uu umada ku hagi doono Sinaan soona dhisi doono dawlad tayo leh oo ku salaysan Cadaalad.

iyadoo ay Umada reer S/land oo wali ku jirtay farxadii & rayrayntii dawlada cusub ee ka curatay dalkooda ayaa waxa soo wajahday Bulshada Saaxil ku dhaqan Gobolada Togdheer/Maroodi-jeex Iyo Saaxil murugo & werwer ka abuurmay habka uu u maamulay madaxaynaha cusub dawladii uu soo dhisay.

Cadaalad darada xukuumada cusub ee uu soo dhisay madaxwaynaha la doortay, waxay cadow ku tahay Midnimadii iyo wadajirkii Umadda Somaliland , dildilacaa u sameeyey Madaxweynuhuna waa mid uu isagu wax ku yeelay Hogaamintii looga baahnaa, waana muuqaal aan caad ku jirin in madaxwaynaha cusubi uu baal maray kitaabkii ilaahay ee ku dhaartay taas oo ay markhaati ka tahay xukuumada uu soo dhisay ah mid aan dheeli tirnayn oo uu ku la dul kufay beelo gaar ah ,madaxwaynuhu waxa kale oo uu dulmi ka galay Cadaaladii laga filayay , kamanuu dhabayn isbadalkii umadu ka doonaysay.
Madaxwaynuhu wuxu sameeyay in uu kala doortay dadkiisii oo Beelo wada siman qaar ugu deeqay 5 wasiir halka uu beesha Saaxil ka siiyay hal wasiir.

Waxaa iyaduna jirtay in Sadex Gobol siiba G/Saaxil oo ay beeshu degantahay uu saarnaa Culeys aad u weyn oo ay saartay Xukuumadii hore ee Udub oo uu ka soo jeeday M/K/Xigeenkii Hore Axmed Yusuf Yasiin , taas oo ay dadaal aad u weyn saareen Masuuliyiintii Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo ay midho ka dhaliyeen Guushaasi oo ay la qabsadeen codadkii Xisbiga Udub oo xoog ku lahaa Gobolkaasi , lakiin maanta dadka Saaxil ay uga jawaabi Karin , Sababta ay Cadaalad daradani ku dhacday. Oo Ah Su,aalo meelkasta yaala laga weydiiyo , xitaa ay ku faraxsanyihiin Masuuliyiintii Udub ee G/Saaxil ka jirtay.
Isku soo wada Xooriyoo Cadaaladii kulmiye uu hormoodka ka ahaa siiba Madaxwaynaha la doortay waxay noqotay mid ay ku hungoobeen Bulshadii Saaxil,

Wabilaahi tawfiiq

By Jama Soyaan Gaaxnuug , Hargeysa /Somaliland

source: http://oodweynenews.com/articles/2446-w ... xnuug.html
Meesho Maaha Reer Hebel Maxa la siiyay, waxa weeye Kuma aya nala siiyay....
...
Somalilander have been asking for a Progressive Goverment, not a Tribal one...
User avatar
marcassmith
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2119
Joined: Fri Oct 05, 2007 12:21 pm
Location: Performing with an Acid Jazz group - touring the world and making good music

Re: Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuuma

Post by marcassmith »

LiQaaye_TDH wrote: Meesho Maaha Reer Hebel Maxa la siiyay, waxa weeye Kuma aya nala siiyay....
...
Somalilander have been asking for a Progressive Goverment, not a Tribal one...
Ironically, this article has been condemned by many people from that region in Somaliland including myself.

When I first read it I was very ashamed that the author could speak in the name of the region. What gave him the right to make such unnecessary controversial and backward statement.

Nonetheless, its an opinion that should be discussed! :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuuma

Post by The_Emperior5 »

president silanyo sii fiican bu wax u qeybiye region ahaan bu wax ku qeybiye

awdal region got 3 ministers
Gabiley region gote 1
Saaxil region got 2
Hawd region got 1
Hargeisa capital region 6
sanaag region 2 Ministers
sool region got 2 minister
Togdheer 3 ministers
Cayn region gote one deputy minister
User avatar
marcassmith
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2119
Joined: Fri Oct 05, 2007 12:21 pm
Location: Performing with an Acid Jazz group - touring the world and making good music

Re: Dadka Saaxil Saamiga Noocana loo Siiyey Dhismaha Xukuuma

Post by marcassmith »

Siciid85 wrote:marcassmith, saxiil have two ministers, 1 minister from Cisse Muse and 1 minister from Musa Cabdalle, unless you mean saxiil as cisse muse maxa la siiyey, anyway cisse muse shouldn't have been expecting much most voted for UDUB.
Irrespective of how people voted along party lines, does it mean that they should be penalised? The new leadership as a governing party must ensure that it leads the people however they voted.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”