maxaa ka fiican

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

maxaa ka fiican

Post by hargaysaay »

adigoo marduufkaagii jaadka ahaa(weliba jebis) haysta sigaarkaagii iyo shaahaagii kuu dhanyahay
tu yar oo duriyada reer sheekh isxaaqii ku dhinac fadhido oo ay kuu sheekaynayso

heestan macaan ee fanaanada reer boorama AAMINA FAARAX aad labadiinuba ku raaxaysanaysaan



naftaydaa agtaadiyo aragaaga jeceloo indhaha ku doogsada

waaryaadha dhalinyaro saxibayaal waqtigan ayynu ku jirno waa dahabe ka faaidaysta
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”