Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabinet

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabinet

Post by The_Emperior5 »

Odayaasha Beesha Bahararsame oo Baashe maxamed Cadde ku tilmaamay inuusan ku filayn.
Warkii 09-Aug-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Shir ka dhacay guri kamid ah magaalada Laascaanood ayna isugu yimaadeen Odayaasha Beesha Bahararsame ayaa waxa ay halkaasi baaq uga soo jeediyeen madaxwaynaha Somaliland Axmed Maamed Maxamuud (Siilaanyo) iyagoo halkaasi ugu horayn kasoo jeediyay inay Dawlada si wayn u taageersan yihiin.

ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay Maxamuud Cabdi Xaabsade oo xusay inay dawlada madaxwayne Siilaanyo ay taageersan yihiin ayna madaxwaynaha ugu baaqayaan inuu talada Dalka iyo ta beeasha balaadhiyo uusana ku koobin hal qof isagoo xusay in beeshu ay ka wayn tahay wax qof taladii ka go'do ama loo soo maro.

Xasan Axmed Tuuhe ayaa sidoo kale xusay in madaxwaynaha ay u sheegayaan in arintaasi uu sidaa ka badalo ayna beeshu ka wayn tahay wax qof loo soo maro ayna lee yihiin aqoonyahano,culimo'udiin,waxgarad iyo cuqaal ayna taladoodu ka go'do isagoo xusay in madaxwaynuhu arintaa in hal qof talada dalka wax laga waydiinayo wax ka badalo.

Sidoo kale Oday Cabdi Axmed Gole (Cabdi Faake) ayaa taageeray hadaladii Odayaashii ka horeeyay isagoo xusay inay madaxwaynaha ka sugayaan wax ka badalka arintaasi iyo inuu talada dadka balaadhiyo oo uusan qof ku koobin iyadoo Sidoo kalena Faarax xubeero oo Odayaashii goobta ka hadlay kamid ahaa si wayn arintaasi u taageeray uuna xusay in talada la balaadhiyo.

Hadaba Odayaasha goobtaasi ka hadlay ayaa waxa ay madawaynaha ka codsadeen wax ka badalka talada dalka lana balaadhiyo iyagoo dhamaantood ahaa kuwo u hanbalyeeyay madaxwaynaha iyo Dawlada cusub ee dalka ka dhalatay iyagoo si wayn u dhaliilsanaa in talada shacabka lasoo mariyo hal qof
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by Siciid85 »

:lol: oo beelkasta ma garaad ba la daha? waligay qabiilo dhaan oo la baxa hebel garaad iyo hebel garaad oo kale ku maan arkiin qabiilada kale ee soomaaliyeed.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by The_Emperior5 »

They are called garaad farax because they were the first dhulbahante garaads according to them Mr Farax was a garaad I don’t know Cidii garaadka u aha :lol: so they prefer to be called garaad farax instead of farax garaad garaad farax 5 bu ka tiirsada sicid harti marka ciidu garaad u aha garan mayno but they refer him or that clan as garaad farax. Its like you calling cabdalle ismacil care a sultan lol :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Emperior Exactly, it's like me calling my sub clan of Idarays Abdalle - Abdalle Suldaan Idarays Suldaan maxamed Suldaan :lol: since we were the traditional leaders of H.Y.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by HooBariiska »

Siciid85 wrote::lol: :lol: Emperior Exactly, it's like me calling my sub clan of Idarays Abdalle - Abdalle Suldaan Idarays Suldaan maxamed Suldaan :lol: since we were the traditional leaders of H.Y.

:lol: :lol: sxb waxan ku waydiiyey, do idrays abdella live with or next to reer sugulle caynanshe
am not big fan of this guys :geek:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by Siciid85 »

Timo_Case wrote:

both sxb, and why are you not a big fan of them? :ugeek:

Siciid85 wrote:

beri bay geel badan naga dhaceeen sxb.....long story.... :mrgreen:

including hashii lay siiyey maalintaan dhashay :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by Siciid85 »

Timo_Case wrote:
Siciid85 wrote:
Timo_Case wrote:]:lol: :lol: Emperior Exactly, it's like me calling my sub clan of Idarays Abdalle - Abdalle Suldaan Idarays Suldaan maxamed Suldaan :lol: since we were the traditional leaders of H.Y.

:lol: :lol: sxb waxan ku waydiiyey, do idrays abdella live with or next to reer sugulle caynanshe
am not big fan of this guys :geek:

both sxb, and why are you not a big fan of them? :ugeek:

beri bay geel badan naga dhaceeen sxb.....long story.... :mrgreen:

including hashii lay siiyey maalintaan dhashay :down:[/quote]

:lol: war reer sugalle cismaaciil carre dheexdiisa bii rabsho ka bilabeen wa hore, that is why you can find different lineages as far as sanaag, sool, as for geelkii inaga dhaceen wa caadi tolku geel wii kala dhacaan. :lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by HooBariiska »

Siciid85 wrote:

:lol: war reer sugalle cismaaciil carre dheexdiisa bii rabsho ka bilabeen wa hore, that is why you can find different lineages as far as sanaag, sool, as for geelkii inaga dhaceen wa caadi tolku geel wii kala dhacaan. :lol:
Reer sugule in Soon and Sanaag? are u for real man, these guys are ruthless geeljire who live in hawd and togdheer, thats all i knw about them, and the fact we dont see eye to eye :lol:

Laakin when it comes to stealin geel, no body beats the bloody cagdheer, beri intay diracyo iyo maryo haween soo xidheen ayay 8 halood naga xadeen. i remember, every body was thinkin DAMNNNN its those reer sugule again, laakin sheekadii waa la soo ogaaday..fokn caqliga cagdheerta :down: :down:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by AsadSL »

So bahararsame and jaaamac siyaad Fully support somaliland? or is it just few politicians who work or support the government.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha garaad farax bahararsame welcomes the new sl Cabi

Post by Siciid85 »

Timo_Case wrote:
Siciid85 wrote:

:lol: war reer sugalle cismaaciil carre dheexdiisa bii rabsho ka bilabeen wa hore, that is why you can find different lineages as far as sanaag, sool, as for geelkii inaga dhaceen wa caadi tolku geel wii kala dhacaan. :lol:
Reer sugule in Soon and Sanaag? are u for real man, these guys are ruthless geeljire who live in hawd and togdheer, thats all i knw about them, and the fact we dont see eye to eye :lol:

Laakin when it comes to stealin geel, no body beats the bloody cagdheer, beri intay diracyo iyo maryo haween soo xidheen ayay 8 halood naga xadeen. i remember, every body was thinkin DAMNNNN its those reer sugule again, laakin sheekadii waa la soo ogaaday..fokn caqliga cagdheerta :down: :down:

:lol: :lol: , sxb i didn't mean reer sugalle settle in sanaag & sool i mean it was boqor xirsi amaan - the h.y king - a reer sugalle who paved the way for expansions for h.y bari that is why today they settle in sanaag & sool, since boqor xirsi amaan & haji sharmakay took part in a major expansions for beesha even as far as hawdka, wa ruuntana some reer sugalle are ruthless geeljires who just love to fight and slaughter others.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”