Heavily armed police officers stormed into Horseed Media FM radio station in Bosaso and arrested eight journalists, on Friday afternoon.
The deputy director of Horseed Media, Abdifutah Jama Mire, was among the detained journalists.
Police officers armed with AK47’s stormed the radio station around 5:20pm on Friday, they told the radio staff to stop their work and forced the FM station off air.
Eight of the journalists working for the FM station were taken to Bosaso central Police headquarter, according to the journalists they were interrogated by several high ranking police officers including the regional Police chief Col.Osman Afdalouw.
It is still unclear why the police targeted the popular FM station in Bosaso city, but many believe it might be linked with an interview the station had with the rebellious islamist leader Sheikh Mohamed Attom, earlier on Friday afternoon.
All of the journalists were later released, except the deputy director Mr.Abdifutah Jama, who is still held at the police station.
“….We don’t understand why the Puntland authorities are targeting the media for reporting about the ongoing war between the Puntland forces and rebels led by Sheikh Mohamed Said Atom in the mountains district of Galgala….” Says Mahad Musse, the executive director of Horseed Media.
Mr.Musse added while the State usually welcomes when the media broadcasts official government statements, on the other hand the Puntland government is punishing local media when they interview the opposition, this is totally against the freedom of the press in Puntland.
we should send faroole to aids ababa where he belong..ninkii wuu washay walahi.Cabdifutax Jamac Mire ayaa saaka si kadis ah lagu horkeenay maxkamada, ayadoo aan wax Qareen ah loo qaban, asagoo uu xeer illaaliyaha dowlada Maxamuud Maxamed Yusuf Shimbir uu kusoo oogay danbi ah in Idaacada uu mas’uulka ka yahay wareysi la yeelatay dad lagu sheegay inay dowlada kasoo horjeedaan, isla markaana Xeer Illaaliyaha ayaa maxkamada ka codsaday in lagu rido Agaasimaha xukun 3 sano oo xarig ah.
Ma jirin wax cadeynmo ah oo lasoo bandhigay maxkamada, ayadoo Cabdifutax Jamac Mire oo ay maxkamada u sheegtay inuu hadlo uu sheegay inuusan wax danbi ah gelin isla markaana warbaahinta uu ka shaqeeyo ay si dhex dhexaad ah uga hadasho dhacdooyinka, wuxuuna xusay in idaacadda aysan jabin sharciga Puntland iyo xeerka Saxaafadda midna.
Maamulka Warbaahinta Horseed Media ayaa horey u codsaday in maxkamad dib loo hakiyo inta Qareen looga qabanayo maanta Cabdifutaax.
Maxkamada darajada 1aad oo uu Guddoominayey Xaakim Faarax Xasan Ismaaciil ayaa xukun ku riday Cabdifutax Jamac Agaasimaha Horseed Media Bosaso.
Maxkamada Darajada 1aad ayaa sheegtay inay ku riday Cabdifutax Jaamac xukun ah 6 sano oo xarig ah iyo $500 dollar oo ganaax ah.
Maamulka sare ee Horseed Media ayaa ayagu sheegay in arrintan ay tahay mid lagu deg degay isla markaana Qareen u qaban doonaan Agaasimaha ayagoo racfaan ka qaadan doona xukunkan maanta kasoo baxay Maxkamada Darajada 1aad.
Illaa iyo hada waxaan cadeyn sababta maxkamadeynta Agaasimaha loo dadajiyey xili lagu mashquulsanaa in Qareen loo qabto, ayadoo taasi fursad loosiin ayaa saaka arooryadii hore agaasimaha loo gudbiyey maxkamada oo xukunkan ku dhawaaqday.
Cabdifutax Jamac Mire ayey shalay makhribadii ay xireen ciidamada Booliiska, kadib markii ciidamada ay idaacada Horseed Media gudaha u galeen oo ay hawada ka saareen kahor afurkii.
Cabdifutax iyo 7 kamid ah hawlwadeenada idaacada ayaa saldhiga lagu hayey muddo, balse markii danbe lasii daayey shaqaalaha idaacada, ayadoo agaasimaha ay booliiska ku hayeen xalay saldhiga bartamaha.
Saaka arooryadii hore ayaa si kadis ah looga warhelay in Agaasimaha la horkeenay maxkamada Darajada 1aad ee magaalada Bosaaso. Xiligii ay maxkamada socotay ayaa la diiday in saxaafada wax sawiro ah ka qaataan maxkamada.
