poor people in Galgadud get free education

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

poor people in Galgadud get free education

Post by CoolPoisons »

Galgaduud oo Laga Wado Olole Waxbarasho.

Waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka socoday gobolka Galguduud dadaalo lagu doonayo in dadka danyarta ee ku dhaqan degaanada kala duwan ee gobolka Galguduud siidii looga caawin lahaa helitaanka qarashada iskuulaadka laaguna fududeynlaha in ay helaan agabyada xaga waxbarashada.

Arintan ayaa ah mid ay soo abaabuleen maamulayashada iskuuladka ku yaala gobolka Galguduud iyagoo ku doonaya in ay wax badan ka badalaan dhibaatooyinka xaga waxbarasho la,aanta haysata caruurta dadka danyarta ee ku nool gobolka Galguduud oo dhan

Maamulaha iskuuladka Ablaal ee gobolka Galguduud Cali Macalin Axmed (Cali duulduul) ayaa mar uu u waramayey Bar-kulan sheegay in ay sanadkan u qorshantahay waxbarashada dadka waaweyn iyo caruurta dadka danyarta in ay ku baranaa lacag la,aan

Cali duulduul ayaa intaasi ku daray in caruurta danyarta ah in lacag la,aanta awgeed in ay wax ubaran waayeen iyagoo gobolka Galguduud ay caruurtaasi aad ugu badan yihiin balse haatan ay maamulasha iskuulaadka ku yagaala gobolka ay ka go,antahay in in caruurtaas iyo waalidkoodba xaga waxbarashada laga kaalmeeyo, isagoo sheegay in dadka danyar ee ku sugan gobolka ay caruurtood keenikaraa iskuuladka wax lacag ahna aysan bixindoonin

Mudooyinkii ugu danbeeyay ayaa xarumaha waxbarashada gobolka Galguduud ay sameynayeen hormar xaga waxbarashada iyadoo sidoo kale xarumaha waxbarashadu ay ku soo badaneyeen gobolkaas taas oo lagu fasiray astaan wanaagsan oo sare u qaadidoonta tayada waxbarshada gobolka Galguduud.
User avatar
anilweyne
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 466
Joined: Fri Dec 04, 2009 4:56 pm

Re: poor people in Galgadud get free education

Post by anilweyne »

Say Galeey,
Then say Geel.
See the difference?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”