Guuleed adigu maxaad odhan lahayd?
Guuleed: runtii waa la naga been abuuray, dadka reer somalilandna horeyba way u ogaayeen inan heestan u qaadnay calanka somaliland. Calanka kalee Awdal lagu sheegayaana maaha mid an maanta ka hor an aragnay anan aqoonsannahay, ummadda reer awdalna sidaan wada ogsoonahay waa reer somaliland. dhalinyarada clips kan isku keenkeenay ee beenta naga sheegayana waxan leehay, siyaasiyiinta, iyo odayaasha reerka u taliya talada ha u gacandhaafinee wareerka dadka kala fadhiista islana yaaba dalkiinna iyo dadkiinana aamina.
Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
How hard was that bro?RuralMan08 wrote:I already answered, perhaps you have a short memory span, which clan lives in Dilla, Awdal? Do HabrAwal live in Awdal?Knight of Wisdom wrote:
I don't know Reer Nuur or Reer Maxamuud Nuur..Is she Habr Awal or Gedobursi?
![]()
Waa Samaroon Siciid intaa ku ekow
In the beginning, I asked whether she was Gedobursi or Habr Awal, and you went into depth of the subclans. Frankly, Reer Nuur could be either Habr Awal or Gedobursi. I'm not good at the subclans of either the Habr Awal or Gedobursi. Forgive me.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Ubax Fahmo: heestan waxan u qaadanney calankayaga somaliland ee qaaliga ah ummadda reer somalilandna way wada ogayd, waxana ka marag ah ereyada ku jira heesta inan calanka somaliand u tirinay nin waloo garaad lihina wuu garan karaa oo heestu iyadaa ismacneyneysa. Hal erey oo heesta ku jira oo cadaynaya inan calanka ay sheegayaan u qaadnayna kuma jiro oo ay ku doodi karaan. car bal wakaase ha sheegeen. Waxa Alla waxan u samayna calanka la sheegayaana habayaraate waa waxba ka ma jiraan. waxana wararku nagu soo gaadhayaan inu ninka leh web site ka la yidhaa qulujeednet.com, Cabdale Faraax Sigad oo deggan London arrintan ka danbeeyo. annagu waxn ognahayna maaha, waxan ka warqabnana maaha, calan awdal leedahay oon ka ahayn ka somalilnadna lama soconno, meel lagu sameeyeyna lama socono, waana lanaga been abuuray. waxanan ummadda somaliland u sheegaynaa reer Awdal siday u dhanyihiin inay yihiin reer Somaliand waxa dhacayana aanay raalli ka ahayn.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Apparently ubax fahmo was not aware some kid from London stole the song she made for somalilands flag and added some pictures and called it the awdal song , makes all sense I always like ubax fahmo songs she a true patriot



Ubax: waxan kua talin lahaa horta anigu kulmiye ayaan ahaa waana lay wada ogaa, markaa waxan leehay waryaadhaheen, anana magaca ha naga dilina, idinkuna magaca ha iska dilina dal an somaliland ahaynna ma lihidana e dhallinyaronimada dhaafa oo dadka dhinac ka raaca.
Last edited by The_Emperior5 on Tue Aug 17, 2010 2:09 pm, edited 1 time in total.
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Maad ku faraxdey?The_Emperior5 wrote:Ubax Fahmo: heestan waxan u qaadanney calankayaga somaliland ee qaaliga ah ummadda reer somalilandna way wada ogayd, waxana ka marag ah ereyada ku jira heesta inan calanka somaliand u tirinay nin waloo garaad lihina wuu garan karaa oo heestu iyadaa ismacneyneysa. Hal erey oo heesta ku jira oo cadaynaya inan calanka ay sheegayaan u qaadnayna kuma jiro oo ay ku doodi karaan. car bal wakaase ha sheegeen. Waxa Alla waxan u samayna calanka la sheegayaana habayaraate waa waxba ka ma jiraan. waxana wararku nagu soo gaadhayaan inu ninka leh web site ka la yidhaa qulujeednet.com, Cabdale Faraax Sigad oo deggan London arrintan ka danbeeyo. annagu waxn ognahayna maaha, waxan ka warqabnana maaha, calan awdal leedahay oon ka ahayn ka somalilnadna lama soconno, meel lagu sameeyeyna lama socono, waana lanaga been abuuray. waxanan ummadda somaliland u sheegaynaa reer Awdal siday u dhanyihiin inay yihiin reer Somaliand waxa dhacayana aanay raalli ka ahayn.

Dont get your hopes up, she is only doing it for her music, most of her fans are iidoor

Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Ubax Fahmo wa Samaroon from Dilla, she is a great singer. 

- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Ofcourse Ubah Fahmo will deny this songs message as she is poster-girl for Somaliland and lives in Hargeisa.
Knight,
Ubah Fahmo is reer Nuur (Samaroon subclan) from Jigajiga.
Knight,
Ubah Fahmo is reer Nuur (Samaroon subclan) from Jigajiga.
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
She is the Queen of Hargeisa
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Never heard of her waa ii caawa
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
GENERAL_SNM wrote:Misery needs company.Newhargeisagirl wrote:Malulmoood,
why do you care about Awdal, hana sheeg sheegan
Adiga habo waan kaa naxaa walahi.. say what you want about me

keep in mind when they turned ur nick into a pink color it was mainly me and Xamari that had your back.. markaas adiga iska noolow



Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
The_Emperior5 wrote:Guuleed adigu maxaad odhan lahayd?
Guuleed: runtii waa la naga been abuuray, dadka reer somalilandna horeyba way u ogaayeen inan heestan u qaadnay calanka somaliland. Calanka kalee Awdal lagu sheegayaana maaha mid an maanta ka hor an aragnay anan aqoonsannahay, ummadda reer awdalna sidaan wada ogsoonahay waa reer somaliland. dhalinyarada clips kan isku keenkeenay ee beenta naga sheegayana waxan leehay, siyaasiyiinta, iyo odayaasha reerka u taliya talada ha u gacandhaafinee wareerka dadka kala fadhiista islana yaaba dalkiinna iyo dadkiinana aamina.
this's why you should never trust clanish somali sites

- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Newhargeisagirl wrote:GENERAL_SNM wrote:Misery needs company.Newhargeisagirl wrote:Malulmoood,
why do you care about Awdal, hana sheeg sheegan
Adiga habo waan kaa naxaa walahi.. say what you want about me![]()
keep in mind when they turned ur nick into a pink color it was mainly me and Xamari that had your back.. markaas adiga iska noolow![]()
![]()







Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Walahi the gudaboursi on here are pathetic arguing over a song. If you really wanna gain independence from somaliland then go free your land.
- Elmi_Dheere
- SomaliNetizen
- Posts: 421
- Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
- Location: Saylac
Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
Free land from whom?AsadSL wrote:Walahi the gudaboursi on here are pathetic arguing over a song. If you really wanna gain independence from somaliland then go free your land.
calanka somaliland adeerkey Muurad (aun) baa saameyaay taan awdalna nin adeerkey baa sameeyaay. If you forgot Samaroon was ruling , you for 8 long years ..markasaad jimce walba mudaharaadi jirteey 'nin fakash baan naa heysta"


Re: Awdalland Iyo Ubax Fahmo
War ani i dont care about samaroon iyo waxas they are Somalilanders to me like any other clans i thought you were against somaliland simply because riyale isn't in power anymore which would of proved somethings.Elmi_Dheere wrote:Free land from whom?AsadSL wrote:Walahi the gudaboursi on here are pathetic arguing over a song. If you really wanna gain independence from somaliland then go free your land.
calanka somaliland adeerkey Muurad (aun) baa saameyaay taan awdalna nin adeerkey baa sameeyaay. If you forgot Samaroon was ruling , you for 8 long years ..markasaad jimce walba mudaharaadi jirteey 'nin fakash baan naa heysta"// Siiraanyo is a very old man haddi tiisi noqoto we know who is second in line and carry the torch for many more years
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 623 Views
-
Last post by Elmi_Dheere
-
- 10 Replies
- 750 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 4 Replies
- 520 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 1 Replies
- 357 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 11 Replies
- 1056 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 3 Replies
- 580 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 2 Replies
- 485 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 642 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 1007 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 398 Views
-
Last post by DarthSomali