Suldaanka Ayuub ceremony
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
congratulationsto curadka beesha

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
Caleemo Saarka Suldaan Alfaas, waxa xagga Midigta Ka Fadhiya Suldaan LiQaaye, Xagga Bidixdana Suldaanka Guud ee Emperior, Waxa Caanaha Diyaarinaya Suldaan Siciid, Waxaana Ku Shubaya Mudane Keyse...
Waxa Safka Hore Ka Qaybgalayaasha Fadhiya, Righwing oo Cadheysan, waxa Ku Xiga BOHOL oo Isaguna Qarxaya Cadho, waxa ku sii Xiga Cali-Gaab oo Dhoolacadeynaya..
Waxa Safka Labaad Fadhiya, General SNM-waxa Ku Xiga Kaliiil oo Marqaansan, Waxaana Ku Xiga Djibsomali oo Calanki Djibouti Huwan!
Fardaha Waxa Saaran, Runloow, Faraska Kalena waxa Saaran UDUN....
Ka Qaybgal Wanaagsan!
Waxa Safka Hore Ka Qaybgalayaasha Fadhiya, Righwing oo Cadheysan, waxa Ku Xiga BOHOL oo Isaguna Qarxaya Cadho, waxa ku sii Xiga Cali-Gaab oo Dhoolacadeynaya..
Waxa Safka Labaad Fadhiya, General SNM-waxa Ku Xiga Kaliiil oo Marqaansan, Waxaana Ku Xiga Djibsomali oo Calanki Djibouti Huwan!
Fardaha Waxa Saaran, Runloow, Faraska Kalena waxa Saaran UDUN....
Ka Qaybgal Wanaagsan!
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
LiQaaye_TDH wrote:Caleemo Saarka Suldaan Alfaas, waxa xagga Midigta Ka Fadhiya Suldaan LiQaaye, Xagga Bidixdana Suldaanka Guud ee Emperior, Waxa Caanaha Diyaarinaya Suldaan Siciid, Waxaana Ku Shubaya Mudane Keyse...
Waxa Safka Hore Ka Qaybgalayaasha Fadhiya, Righwing oo Cadheysan, waxa Ku Xiga BOHOL oo Isaguna Qarxaya Cadho, waxa ku sii Xiga Cali-Gaab oo Dhoolacadeynaya..
Waxa Safka Labaad Fadhiya, General SNM-waxa Ku Xiga Kaliiil oo Marqaansan, Waxaana Ku Xiga Djibsomali oo Calanki Djibouti Huwan!
Fardaha Waxa Saaran, Runloow, Faraska Kalena waxa Saaran UDUN....
Ka Qaybgal Wanaagsan!
xaflad la isku arkay wajiyaay is diidandheh ..............
war empr kamuu soo qayb gelin deee warkaa inaga sohubo xita gacanyarihisi muu soo dirin
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
kaliil wrote:Mr_Alfaas wrote:
waxana halka ka hadlay hargaysaay oo sheegay in besha ayub tahay somaliweynwaxaase hadalka ganafka ku dhuftay keyse oo shegay ayub inay aabihi somalilandta yihiin.
![]()
waxase is waydiin leh waxa ay ooga gaabsadeen suldanka guud ee empr iyo gacanyarihisi oo an xaflada kaso qayb gelin....![]()
![]()
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
hargaysaay wrote:congratulationsto curadka beesha![]()
Rightwing....wad cadhooneysa laso sheegay xaflada dhexdeda ma dhab ba...
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
anigu ku hadlaya afka suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq suldaan Emperior karamalahu wajhu , hanbalyo bu u so diraya suldaanka Ayub iyo caleemo saarkisa , hasa yeeshe wuxu yidhi iga gaadhsi in siicd anu caanaha ku shubin dhaqanka reer sheikh isxaaq hada la caleemo saaaro caana lugu ma shubo dhaqan iidoor maha laakin maro cad ba lugu duuba suldaanka iidoor caana lugu ma shubo
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
where are them women
no Mashraxad alla ceeeb 
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
khalid ali wrote:anigu ku hadlaya afka suldaanka guud beelaha reer sheikh isxaaq suldaan Emperior karamalahu wajhu , hanbalyo bu u so diraya suldaanka Ayub iyo caleemo saarkisa , hasa yeeshe wuxu yidhi iga gaadhsi in siicd anu caanaha ku shubin dhaqanka reer sheikh isxaaq hada la caleemo saaaro caana lugu ma shubo dhaqan iidoor maha laakin maro cad ba lugu duuba suldaanka iidoor caana lugu ma shubo
suldaanka fariinta culus ee uu soo diray wa aanu ka aqbalnay....lakin waxa noo cuntami waydey sababta uu ooga baaqday caleemo saarkaas taariikhiga ah ee wajiyaal is diidan wada fadhiisteen....
ma tabti ucid ayad noqotey ee aan kasoo qayb gein xafladi loogu wanqalayey degmada Sayla bari
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka.....Newhargeisagirl wrote:where are them womenno Mashraxad alla ceeeb
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
Oo ma cunsuri baad tihiiin? maxaad dumarka ugamaysanaysaaanaMr_Alfaas wrote:Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka.....Newhargeisagirl wrote:where are them womenno Mashraxad alla ceeeb
![]()
![]()
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
dumarka ma gumeysano ee sharaftoda iyo cisigoda aya wuxu ku xidhanyahay in aanay gurigeda ka bixin oo ay caruurteda haysatoNewhargeisagirl wrote:Oo ma cunsuri baad tihiiin? maxaad dumarka ugamaysanaysaaanaMr_Alfaas wrote:Hablaha ayuubku netka waa ka mamnuuc....mida kale dhaqan ayuub ma aha inay gabdhi ka dhex musharaxdo caleemo saarka suldanka.....Newhargeisagirl wrote:where are them womenno Mashraxad alla ceeeb
![]()
![]()
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
Wadhi.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Suldaanka Ayuub ceremony
Newhargeisagirl wrote:Wadhi.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 26 Replies
- 2201 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 44 Replies
- 2780 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 10 Replies
- 6498 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 9 Replies
- 674 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 2 Replies
- 760 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 9106 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 6 Replies
- 1568 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 11 Replies
- 980 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 16 Replies
- 1905 Views
-
Last post by samadoon-waaxid