Taliyaha Ahlu sunna Degmada Dolow Oo ku hanjabay inay difaac

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Taliyaha Ahlu sunna Degmada Dolow Oo ku hanjabay inay difaac

Post by grandpakhalif »

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Taliyaha Ahlu sunna Degmada Dolow Oo ku hanjabay inay di

Post by grandpakhalif »

as'uuliyiinta hoggaanka u haya ciidamada salddhigga ku leh degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ficil fuleynimo ah ku sifeeyey hanjabaad shalay kaga timid ururka Xisbul-Islaam, qeybtiisa Gedo oo ku goodinayey dagaal ka dhan ah kooxaha Doolow.




Shariif Cabdiwaaxid Shariif Aadan oo sheegtay in uu afhayeen u yahay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlu-Sunna Wal-Jameeca ee Doolow ayaa sheegay in ay cagta marin doonaan oo meydkooda wadooyinka ku jiidi doonaan Islaamiyiinta gobolka heysta, ''Wax cabsi ah oo aan ka qabno ma ay jirto, duulaanna naguma soo qaadi karaan''.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Rageedi :up:

Waxaa uu tibaaxay in abaabulka iyo diyaar garowga labada sano ka socda Doolow uu hadda soo dhamaaday wajiga ugu horeeya ee dagaal la qaadayana uu ku fool leeyahay buu yiri degmooyinka Beledxaawo, Luuq iyo Baardheere.


Afhayeenkan wuxuu beeniyey in ay ciidamo Ethiopian ah ay ku wehlinayaan dagaalkan la damacsan yahay sida nagu maqaalo ah, walow ay Doolow Somalia ku dhegan tahay Doolow Ethiopia haddana dad badani waxay leeyihiin howsha dejinta istaraatiijiyadda dagaal iyo taageeridaba kama marna Ethiopia.


Beledxaawo, Luuq iyo Baardheere waxaa loo arkaa magaalooyin xudun u ah cidda hadba ka talineyso Gedo.


24-kii saac ee u dambeeyey waxaa magaalada Doolow yimid Xildhibaanada kala ah Barre Aadan Shire iyo Maxamed Sayid Aadan oo Addis Ababa kaga soo qeybgalay shir qorshayaal dagaal iyo dhismaha maamul goboleedyo looga hadlayey.


Labada mudanaba muddo waxay ku howlanaayeen isku keenidda ciidamo dagaal ku qaado Al-Shabaab.


Cabdi Ruush
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”