Sirdoonka SL Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub
Written by Haauft
Aug 23, 2010 at 05:54 AM
Sirdoonka Somaliland Oo Fashiliyey Hawlgalo Argagixiso Ah Oo Lala Maaganaa Magaalooyin Ku Yaala Yurub Oo Ay London Ku Jirto
Hargeysa,(Qaran News) - Sirdoonka Somaliland ayaa muddo dhawr bilood hadda laga joogo fashiliyey hawlgalo ay Argagixisadu damacsanaayeen inay ka fuliyaan magaalooyin ku yaala Yurubta galbeed oo ay London ka mid tahay.
Sida ay ilo xogogaal ahi Haatuf u sheegeen qorshahani waxa uu kala daatay kadib markii ay sirdoonka Somaliland ka war heleen dabadeedna xogtii ay ka hayeen u gudbiyeen hay'adaha Amaanka ee dalalka Reer Galbeedka ee ay wada shaqayntu ka dhaxaysay.
Siday ilahaasi sheegeen waxa qorshaynta hawlahan iska kaashanayey xubnaha Koox diimeed kuwan mayalka adag ah, kuwaas oo kala joogay Geeska Afrika iyo Yurubta Galbeed. Arintan oo sumcad balaadhan u soo jiiday sirdoonka Somaliland Heer gobol iyo heer caalami ahba, waxay dhinaca Isteraatijiyada kor u qaaday ahmiyadii ay dawladaha reer galbeedku ku eegijireenn Somaliland.
Raysal Wasaaraha Dawladda UK David Cameran ayaa bishii July 2010 mar uu ka hadlayey doorashadii Madaxtooyada ee dalkan ka dhacday ayaa waxa uu xusay in Somaliland ay ku taalo mandaqad dhinaca Amaanka saamayn weyn u leh Dalka Britain.
Haatuf
Somaliland Intelligence service saving Europe
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Somaliland Intelligence service saving Europe
Is this an attempt to get recognition from Europe? why aren't the plot reported on international news and the suspects arrested?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by Executive
-
- 3 Replies
- 881 Views
-
Last post by Nubis
-
- 19 Replies
- 1757 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 2 Replies
- 570 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 123 Replies
- 11615 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 783 Views
-
Last post by Amira143
-
- 43 Replies
- 6768 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 2 Replies
- 923 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 22 Replies
- 3692 Views
-
Last post by paperino