Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by CoolPoisons »

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan iyo risaas laga Maqlay Hotelka Muna ee Degmada Xamarweyne oo eey ku sugnaayeen Masuuliyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada kmg ah.

Wararka oo hor dhac ah ayaa sheegaya in Hotelka laga maqlay Risaas iyo Qarax xoogan labada isla markaana lagu arkay Koox hubeeysan oo wadata Dharka Ciidanka dowlad kmg kuwaasi oo halkaasi Risaas iyo Qaraxba la beegsaday Xildhibaano ku sugnaa halkaasi.

wararka hor dhaca ah ayaa sheegaya ineey jirto dhimasho iyo dhaawac intaba welina ma jirto cid cadeeyn karta in Xildhibaanadi iyo masuliyintii kale ee dowlada eey ku jiraan dadka dhibaatadu gaartay iyo in kale.

Hotelka aya waxaa degan Xildhibaano,Masuuliyiin dowlad aka tirsan iyo Ganacsato intaba waxaana u ku yaalaa Degmada Xamarweyne ee Gobolka banaadir.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ayaa hotelka isku weer ka qabtay iyagoo isku gadaamay halkaasi oo laga maqlayey dhawaaqa risaasta iyo Qarax weeyn oo aan weli la hubin wuxuu ahaa.

dad ku sugan xamarweyne ayaa noo sheegay ineey u maleynayaan in halkaasi eey Galeen kooxaha dowlada kasoo horjeeda oo isku soo ekeysiiyey ciidanka dowlada isla markaana risaas iyo qaraxba la beegsaday Xildhibaano halkaasi ku sugnaa.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by Advo »

Dog eat Dog world, The strongest survive.

Unfortunately it comes with a high price of collateral damage, TFG should just give-up.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by CoolPoisons »

Laakin ninyaho it wasn't suicide bombing

Shiskabab tactic cusub ayee la so baxeen. they dressed as TFG soldiers and entered the hotel and killed the shaqaalaha and the Xildibano living there
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by Advo »

Which shows that while alshabaab means business and would go to such extreme lengths with complete disregard for human life, the incompetent tfg are just sitting back, getting fat and taking orders from magtube mweli, Mean while the boys in turbans are getting all their goals completed and literally bringing the war to their waiting rooms.

I say bravo, dont stop until one group is completely wiped out and their leaders gutted from toe to belly.

sheeko sharif should be hanging from a tree for failing miserably.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by zingii »

Dadkan soonka xataa way isku qaxayaan.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Suicide bombing in Hamar. xildibano and Shacab killed

Post by zingii »

Dagaalka kama caajisaan miyaa 20sano kadib?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”