Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay gurigiisa ugu yeedhay Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargaysa isaga oo ugu hanjabay inuu Dalka ka saari doono hadii aanay Dawladiisu cadayn waxay ka daba gurayso Xukuumadiisa cusub.

Cadhada Madaxwaynuhu kula dhacay Safiirka waxay ka danbaysay markii ay waftigii Ingiriiska ee Dalka ka anbabaxay Daraad ee uu Hogaaminayay Safiirka ingiriiska u fadhiya Ethopia uu Madaxwaynaha soo gaadhsiiyay tuhuno ay Dawlada Itoobiya ka qabto Xukuumadiisa Cusub, isaga oo la kulmay Xubno ka tirsan Xukuumada Siilaanyo si uu u baadho eedaymaha ay Dawladiisu la daba taagan tahay Golaha Wasiirada Xubno ka mid ah.

Sida ay wararku sheegayaan Madaxwaynahu waxa uu si adag ula hadlay Safiirka Itoobiya oo uu ka dalbaday inay Dawladiisu Sharaxaad ka bixiso sababta ay tuhunada iyo Eedaymaha ula daba socoto Xukuumadiisa, taasoo sida la sheegay uu Safiirkuna ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo.
hasayeeshee Madaxwaynuhu wuxuu si adag oo ay ka muuqato diidmo uu ka biyo diiday dhaqdhaqaaqyada Itoobiya ay ku daba gurayso Xukuumadiisa ayuu ula hadlay Safiirka, taasoo gaadhay xad uu ugu hanjabay inuu Dalka ka eryi doono hadii aanay Dawladiisu ka dayn faro-galinta ay ku hayso Xukuumadiisa Cusub.

Sida ay sheegeen warar ku dhaw dhaw kulanka ay labada dhinac wada yeesheen Shalay waxa circa ku sii shareeray Dalab ay Xukuumada Itoobiya kaga dalbanayso Madaxwayne siilanyo inuu Itoobiya ku tago, taasoo dhawr jeer oo hore uu ka muquurtay, balse hada ay cadaadis ku saarayaan inuu aqbalo si ay wax uga waydiiyaan arrimaha ay ka shakisan yihiin ee ku gedaaman Xukuumadiisa iyo tuhuno ay ka qabaan Gobolada Bari Sool iyo Sanaag kuwaasoo ay u arkaan inay Xukuumadu ka gaabisay Sugida Nabad-galyadooda, isla markaana ay u arkaan inay bar kulan u yihiin Kooxaha Xag jirka ah, iyada oo Itoobiya ka cabsi qabto inay goobahaasi yihiin Galgalada Somaliland.

Sida la ogyahay waxa baryahaba isa soo tarayay wararka ka hadlaya in Itoobiya iyo Xukuumada cusub ee Somaliland aanay isku sanbanaanayn isla markaana ay Biyo hoostood iska hirdiyayaan, kuwaasoo labada dhinac midkoodna aanu ilaa hada si toos ah uga hadal.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by GENERAL_SNM »

I think Silanyo is playing this game very well. He is putting out olive branches to both Puntland and the SSC to stop Ethiopia from using them as leverage over SL government. Things needed to change in relationship. Its their turn to get on all fours and with the new leadership in Berbera port things should change for the better inshalllah
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

Yeah things changed in somaliland , No more ciyaar
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by SahanGalbeed »

Ciyaar ha moodin dheh mujaahidka .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Ciyaar ha moodin dheh mujaahidka .

adigu soodigii snmta necba maxa is bedeley
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by SahanGalbeed »

Adigu sowdigii Haile Selaassie caabudi jiray , gormaad inagu soo biirtay ?
Eedyar iska fadhiiso inadeerow :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by EEGA9 »

Siilanyo hasnt even gone to Addis ababa so Meles can add him to the hall-fame of his collection of Somali Pollies which is promising.Even Galmudug Pres straight after he left Hargeisa landed in Jigjiga for a briefing with his superiors.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Adigu sowdigii Haile Selaassie caabudi jiray , gormaad inagu soo biirtay ?
Eedyar iska fadhiiso inadeerow :lol:

Xaylle sellesie maxa meesha keenay sahanow adigu soodigii shalay yuuhuuudi noqday tasa ka sii daran :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by The_Emperior5 »

EEGA9 wrote:Siilanyo hasnt even gone to Addis ababa so Meles can add him to the hall-fame of his collection of Somali Pollies which is promising.Even Galmudug Pres straight after he left Hargeisa landed in Jigjiga for a briefing with his superiors.

He might send his minister of foreing affairs
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by guhad122 »

What a piece of shit this posting is!! Come on Emperior, you should now better. If this is true your title should at least read as "The Master is Mad at one of his servants". Every single so-called goverment in Somalia is controlled by Addis whether that is S/Land, Puntland, G/Land and so forth.

Even the OGs are about to create one called Jubaland soon, and I heard they have already sent delegation to Addis for Aabe Melez's blessing.

Waxaan ku moodi jiray inaad intaa ka arag dheertahay. Any of these Ethios puppets can't sleep at night without Aabe Melez telling them " kids you can now go to bed".

Melez beleives the myham, distraction and sufferings of the Somali people is Ethiopian national interest. Divide and conquer is his motto. Who knows he may even be secretly supporting the Alshabab bastards.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by Khalid Ali »

Actually Ethiopia doesn’t like one of the ministers of Somaliland and Somaliland sirdoon silanyo told them that is not for you to decide and all the cabinet members has been approved by the parliament of sl, Somaliland doesn’t serve Ethiopian interest what’s so ever
hasayeeshee Madaxwaynuhu wuxuu si adag oo ay ka muuqato diidmo uu ka biyo diiday dhaqdhaqaaqyada Itoobiya ay ku daba gurayso Xukuumadiisa ayuu ula hadlay Safiirka, taasoo gaadhay xad uu ugu hanjabay inuu Dalka ka eryi doono hadii aanay Dawladiisu ka dayn faro-galinta ay ku hayso Xukuumadiisa Cusub.
The message is clear From our president
Last edited by Khalid Ali on Thu Aug 26, 2010 3:26 pm, edited 2 times in total.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by udun »

guhad122 wrote:What a piece of shit this posting is!! Come on Emperior, you should now better. If this is true your title should at least read as "The Master is Mad at one of his servants". Every single so-called goverment in Somalia is controlled by Addis whether that is S/Land, Puntland, G/Land and so forth.

Even the OGs are about to create one called Jubaland soon, and I heard they have already sent delegation to Addis for Aabe Melez's blessing.

Waxaan ku moodi jiray inaad intaa ka arag dheertahay. Any of these Ethios puppets can't sleep at night without Aabe Melez telling them " kids you can now go to bed".

Melez beleives the myham, distraction and sufferings of the Somali people is Ethiopian national interest. Divide and conquer is his motto.
:lol: :lol: Agreed.
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by ModerateMuslim »

guhad122 wrote:Even the OGs are about to create one called Jubaland soon, and I heard they have already sent delegation to Addis for Aabe Melez's blessing.
so have you now realized that your ameer gandhi is just another ethiopian prostitute?
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Rift Between Somaliland Government & Ethiopia

Post by guhad122 »

War nin yohow yuusan afku ku qaloocan, don't call our Absame Amiir puppet....
Guurtida and Gaandhi are in disagreement on this. The professor has mentioned in numerous times that Ethiopian involvement in Somalia is one of the reasons Somalia is in turmoil.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”