Emperior soo gal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Emperior soo gal

Post by Rightwing »

Waar bal ii waran!!

1-Waa maxay madaxweyne magcaabaya maareyeyaal? :lol: :lol: Maxaa waxaa yaryar madaxweynaha ku warwareejay?
2-Hay'ada lagu yaqaanay inay madax banaanaadaan sida (human rights) muxuu madaxweynuhu u magcaabay
3-Waa maxay maareeyaha sakadu?

RW
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Emperior soo gal

Post by Khalid Ali »

Rightwing wrote:Waar bal ii waran!!

1-Waa maxay madaxweyne magcaabaya maareyeyaal? :lol: :lol: Maxaa waxaa yaryar madaxweynaha ku warwareejay?
2-Hay'ada lagu yaqaanay inay madax banaanaadaan sida (human rights) muxuu madaxweynuhu u magcaabay
3-Waa maxay maareeyaha sakadu?

RW

Suldaan Emperior wu yara afuraya , Khalid the gacanyare na waxa khirbad uma laha marka marku so noqdo bu ku jawaabi doona inshallah :up:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Emperior soo gal

Post by Rightwing »

khalid ali wrote:

Warku wuu cadyahay. loud and clear
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Emperior soo gal

Post by The_Emperior5 »

Rightwing wrote:Waar bal ii waran!!

1-Waa maxay madaxweyne magcaabaya maareyeyaal? :lol: :lol: Maxaa waxaa yaryar madaxweynaha ku warwareejay?
2-Hay'ada lagu yaqaanay inay madax banaanaadaan sida (human rights) muxuu madaxweynuhu u magcaabay
3-Waa maxay maareeyaha sakadu?

RW

Madaxweyne wuxu dastuuri xaq u leeyahay inu magacaabo hayada madaxa banaan wa xaq u iska leeyahay
Wuxu u magacabay hayada human rights wa hayadah banaadinka iyo la dagaalanka cudurada halista ah labbadas ba u u magacaabay
Marayada sakadu waxay la shaqeyneysa wasaarda dinta iyo awqaafta
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Emperior soo gal

Post by Rightwing »

The_Emperior5 wrote:
Rightwing wrote:Waar bal ii waran!!

1-Waa maxay madaxweyne magcaabaya maareyeyaal? :lol: :lol: Maxaa waxaa yaryar madaxweynaha ku warwareejay?
2-Hay'ada lagu yaqaanay inay madax banaanaadaan sida (human rights) muxuu madaxweynuhu u magcaabay
3-Waa maxay maareeyaha sakadu?

RW

Madaxweyne wuxu dastuuri xaq u leeyahay inu magacaabo hayada madaxa banaan wa xaq u iska leeyahay
Wuxu u magacabay hayada human rights wa hayadah banaadinka iyo la dagaalanka cudurada halista ah labbadas ba u u magacaabay
Marayada sakadu waxay la shaqeyneysa wasaarda dinta iyo awqaafta
Gartay
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”