New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

Image


Image

Image

Image
Last edited by The_Emperior5 on Mon Aug 30, 2010 8:02 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New indho dhero Hotel in Hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

Message

(Hadhwanaagnews) Monday, August 30, 2010

Hargeysa(HWN):-Guud ahaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa marba marka ka sii danbeysa sii balaadhanaysa,isla markaana waxa dalka ku soo badanayaa Hoteelada waa-weyn ee kala duduwan, Hadaba waxa dhawaan laga furay badhtamaha magaalada Hargeysa Hotel caalami ah oo ay maalgelisay shirkadda Indhadeero Group, kaas oo ay dhismihiisa fulisey shirkadda dhismaha ee Daryeel Construction Company.



Hotelkan cusub oo la yidhaahdo DEERO HOTEL waxa uu leeyahay oo ku dhan sida uu sheegay maamulka Hotel Xuseen Jaamac Xandulle – dhammaan adeegyada ay leeyihiin hoteelada caalamiga ahi, sida: - TV, telephone, talaagad, Internet qol walba ku jira iyo Adeegga Qolalka (Room Service). Qolalkiisu waxay ka kooban yihiin Qolal keli keli ah iyo qolal waaweyn oo laba qof loogu talagalay (Singal Rooms and Double Rooms), Qolalka Xaasaska (Family Rooms) iyo kuwa madaxda ama ashkhaasta VIP-da ah (Souts).



“Adeegyadaasi waa kuwo u dhigma Huteelada caalamiga ah ee dibadda, waxaanuna ku salaynay oo u doornay baahida iyo rabitaanka martida, gaar ahaan, qurbajooggeenna iyo Ajnebiga dalkeenna ku yimaadda fasaxyada ama u yimaadda shaqada, taas oo kor u qaadaysa dhaqaalaha dalka kasoo gala dhinaca dalxiiska,” sidaa waxa waxa yidhi maamulka Hotelka Xuseen Jaamac Xandulle (Cawl).



”Waxa kale oo ka mid ah adeegyada uu Hotelku siinayo martida iyo macaamiishiisa gaadiid joogto ah oo iskuxidha Hotelka iyo Madaarka. Sidoo kale waxaanu macaamiisha u diyaarinay isku-xidhka diyaaradaha (Travel connections),” ayuu raaciyey Cawl.



DEERO HOTEL waxa kale oo uu leeyahay hoolka lagu qabto Shirarka iyo Xafladaha (Conference Hall) iyo Cafeteria. DEERO HOTEL waxa uu ku yaallaa badhtamaha Magaalada Hargeysa.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: New indho dhero Hotel in Hargeysa pics

Post by grandpakhalif »

Nice hotel, probably the best in Somaliland
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Keyse_0208 »

The_Emperior5 wrote:Hotelkan cusub oo la yidhaahdo DEERO HOTEL waxa uu leeyahay oo ku dhan sida uu sheegay maamulka Hotel Xuseen Jaamac Xandulle – dhammaan adeegyada ay leeyihiin hoteelada caalamiga ahi, sida: - TV, telephone, talaagad, Internet qol walba ku jira iyo Adeegga Qolalka (Room Service). Qolalkiisu waxay ka kooban yihiin Qolal keli keli ah iyo qolal waaweyn oo laba qof loogu talagalay (Singal Rooms and Double Rooms), Qolalka Xaasaska (Family Rooms) iyo kuwa madaxda ama ashkhaasta VIP-da ah (Souts).
as long as they're creating more and more jobs for local people great news, keep it coming :up: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Siciid85 »

looks good, :up: laakinse it looks like indhodheero tower which has similar colour and style of building.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by ToughGong »

^
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Siciid85 »

Seemeyer, what's funny?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by ToughGong »

Waxaan ku qos;ey how you analise wax kasta
I think it is the same building
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by HooBariiska »

constructed by daryeel :D :D :sland: :sland: :up: :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Siciid85 »

Seemeyer, you are right it's the same building :lol: it was completed in April 2009 by Daryeel constructions i believe liqaaye posted it before, so it's not another building it's same building we seen before.


Image

http://www.daryeel.com/deero2010.html
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

i think mala qeyb cusub oo laa dhamaystiray because hadhwanaaagnews.com baa hada so qortay eega
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Siciid85 »

Maybe insideka ba wax yalo cusub la so dhiigay siida tv iyo waxas ama wax laga badalay, the outside looks the same though wa isla siidi lo furay 2009 april.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by Cali_Gaab »

The glazing looks like that of the Dahabshiil building in Burco.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: New indho deero Hotel in Hargeysa pics

Post by LiQaaye_TDH »

Guys its still the same building as Siciid posted, but it was just opened now, the building has been ready since 2009, but it was meant to be a hotel!

Very nice thou, that area is full of Hotels, City Center Hotel is just infront of it, and Barwaaqo Hotel is just to the right, with dozen of more hotel all around it... they are all still needed... i stayed in Barwaaqo there was only 2 rooms availble the rest were full, my friend stayed in City centre and he luckily got 1 singel room! meeshan Hargeisa waa High Demand :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”