Siciid & AsadSL labadiina is cafi waa bil Ramadhaan inshallah oo wada tol baad tihiin markaa inshallah is cafi kheyrna weeyaan.
Habrjeclo folks - Idinkina is cafiya kuwii aad ku xanaaqteen ha noqoto Reeraha barakeeysan ee Samaroon mise HY iyo Bohol
Dhamaantiina ha la is cafiyo inshallah
This message has been approved by RuralMan08
