Habar Yoonis mayna dilin Suldaanka Rer Haroun laakiin Suldaankii Beesha Habar yoonis Rer Isaaq baa dilay....correction.
Learning my abtiris
Re: Learning my abtiris
Saciid iska caag baad tahay, taariikh'na afarta buug eed google books ka soo xushid baad la timaadaa, shalay waa kaad beenta soo qortid about wslf eed Itoopiya meeshay ku qornayd ukas ooga tirtirtay....taaasna cuqdad bay kaa taahay, waxaad maalinkasta lasoo oridid sidii gabadh yaroo niikis barad ah garan maayo insecurity baa ku dilay, kac dadka ha dambaajin ramadhaanada ee bal sugaanta iyo taarikh sax ah la imo, buugaas dhamaan wax nah leh ma aha oo la dhihi karo xaqiiq buu sheegi, siiba hadii la dilay sidii loo dilay iyo goobtii lagu dilay buu sheegi lahaa, markaa waa sheeka Idoor oo si khaldan loo fahmay...calaalkaaga meel noola dhaaf , applicationkii buuxso eed u noqon lahayd Ina Waraabe personal masseuse.
Habar Yoonis mayna dilin Suldaanka Rer Haroun laakiin Suldaankii Beesha Habar yoonis Rer Isaaq baa dilay....correction.
Habar Yoonis mayna dilin Suldaanka Rer Haroun laakiin Suldaankii Beesha Habar yoonis Rer Isaaq baa dilay....correction.
Re: Learning my abtiris
"yawns" that is what happens when some are without sources or taarikh.
war ileen beesha ogaden taarikhyahan kuma laha snet, ceebay tacal next time bring somebody who can debate suldaan siciid not ciyaalkan Teeri, EEGA9 iyo waxas.
Re: Learning my abtiris
waxba ha dhikh dhikh layn...sambacsanaa kan lol
maxaad taariikh ka taqaanaa indhihii baa ku guduutay sidaad google oogu Jirtay.
AND Using XKEYSE'S old posts doesnt make them yours.These were exactly XKEYSEs arguments when he was here in this section(Copy and Paste).Tuug Taarikh baan aqaanaa lol
AND Using XKEYSE'S old posts doesnt make them yours.These were exactly XKEYSEs arguments when he was here in this section(Copy and Paste).Tuug Taarikh baan aqaanaa lol
Last edited by EEGA9 on Wed Sep 01, 2010 3:41 pm, edited 1 time in total.
Re: Learning my abtiris
Badowsana kan ma badiyaha dhagaxmadow ba laga keenay , bookan the full version kuma jiiro ba google ama taarikhdhaan it's rather found in archives and Harvad University books, American Libaries, etc, conclusion whether your caanboore crew calaacal or not the taarikh is there for everybody to see and who killed your sultan in daroor
.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Learning my abtiris
Siciid beenale buugan waxa la qoray 1888
sayid maxamed cabdila xasan wakuu lahaa 1900 gabaygan
Maantuu ibleyskii Iljeex na ibtilaynaayay
Idilkii Subeyr maalintuu oboda ii dhiibay
Arbow ina Garaad Yuusuf baa aanaday galaye (Cali Garaad Yuusuf garaad Xirisi Naaleye Khalaf Doolaal)
waatuu akhbaartii i yidhi aaminka ahayde
Isna kaa maanta soo ambaday inankii weeyaane
Alaakoodsha oo wiilku yuu agab la'aan sheegan
Afka wuxuu ka dooniyo kuu uur ka rabo siiya
Ninkii loo ixsaan falahayaba iniq u dheereeya.
E waxaad ka shekeysaa markii uu Cabdi Garaad dilay suldaankii habar yoonis ee uu ku dilay ceel korkiis
gabaygii uu qaaday maan ku xasuusiyaa.
sinji iyo ab baanu u lahay sabada meydyaale

Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Learning my abtiris
Cali Garaad mas baa cunay oo la wada ogyahaye, yaa dilay oo sheegtay dilkiisa?
War ileen meesha waxa la wado waa gacan-ku-rimis.
Ma anagii la dhalanay cali garaad, baad idinku nooga war roontahiin?
Ugaaska Baxawaadle ee makaahiil dilay, waliba abraahiin ee xirsi-jabane la odhan jiray, Yaa buuga lagu qoray in marehan dilay. ma buuga saas ah yaanu xaqiiqsana, Mise taanu ab kasoo gaadhnay?
Siciid,.adigu marnaba beenta kama daashid miyaa, Soo maalin dhaweyd Gabayo Xarbi iyo Qamaan ood is daba marisay kuguma qaban?, Hadana soo tan kuguma hayo?... Bil ramadan baa lagu jiraaye, iska naso, wixii ciil eed qabtana yuusan ajirka ramadan ku dhaafinin, ee dib udhigo, bacdal ramadan.
Salaamu caleykum

Saciida hits the dust once more. 
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Learning my abtiris
Re: Learning my abtiris
looooool cali garaad mas ba cuunaay, ogadenka are more hilarious then i though trying to invent fake history what is next cali garaad wuxu ku dhacay wabigi shabeele ee sokorta ku dhaadiiyen
, when it's already recorded in the history books waxa ku dhacay and that is non other then he was executed when Daroor was captured.
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Learning my abtiris
^^ dude u're making fool out of urself..take a break 
-
Faarax-Caytame
- SomaliNetizen

- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Learning my abtiris
Beentii Xarbi aad ka sheegtay baan ku qabtay, ood yax yax daraadii la dhuudhuumaneysaa, Tii Ugaaska Baxawaadle iyo Cali Garaad baan hada ku hayaa, Maxaa xigi doonaa marka soo socda?.... Hebelka aad soo wadaan inaad disheen, noo sii sheeg, aanu filinka la sii soconee,Trailer usii samee beenta dambe oo sheekada baandheee.
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Learning my abtiris
Faarax-Caytame wrote: Beentii Xarbi aad ka sheegtay baan ku qabtay, ood yax yax daraadii la dhuudhuumaneysaa, Tii Ugaaska Baxawaadle iyo Cali Garaad baan hada ku hayaa, Maxaa xigi doonaa marka soo socda?.... Hebelka aad soo wadaan inaad disheen, noo sii sheeg, aanu filinka la sii soconee,Trailer usii samee beenta dambe oo sheekada baandheee.
Re: Learning my abtiris
Beente? the ridiclous screenshot of your uncle's book you still posted talks about Caarshe dheere gaalkii engriiska that is the whole point, kan baan la yabay he wants people to take his uncle's book serious while his questioning books that were written 160 years ago by well known proffesors, you can't pick and choose
.
Siibi Dur iyo Hawd
Iyo dareemo uma baahna
Caarshe deeqiyo dood iyo
Dad baad xukuntaaiyo
Daallacaad uma baahna
Siibi Dur iyo Hawd
Iyo dareemo uma baahna
Caarshe deeqiyo dood iyo
Dad baad xukuntaaiyo
Daallacaad uma baahna
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 488 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 23 Replies
- 2598 Views
-
Last post by deeqArlaadi
-
- 2 Replies
- 516 Views
-
Last post by somalinetguy
-
- 7 Replies
- 6613 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 29 Replies
- 3822 Views
-
Last post by WACAYSA IS GALE
-
- 6 Replies
- 617 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 23 Replies
- 1419 Views
-
Last post by Samatr