hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

Hargeysa(Togaherer.com):- Qaar Ka Mid Gudida guud ee beesha Cidagale, Cuqaasha, Odayaasha, Culimo Awdiinka iyo Guddiga Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaan waxba ka jirin war sheegaya in Xaafadda Calaamada ee Degmadaas, gaar ahaan Huteelka Star lagu ururiyo dhalinyaro loo diro Xoogagga Islaamiyiinta sheegta ee ka dagaallama koonfurta dalka Soomaaliya, si ay gacan u siiyaan,isla markaana dagaalka ugala qaybgalaan, kaasoo Wargeys ka mid ah kuwa Hargeysa ka soo baxaa baahiyey.

Odayaasha iyo Cuqaasha degmada Maxamuud Haybe oo shalay gelinkii dambe shir jaraa’id ku qabtay hotel Star ee magaalada Hargaysa, ayaa ka hadlay War uu baahiyey Wargayska Waaheen, kaas oo ahaa bay yidhaahdeen Hotel-ka Star waxa uu fadhiisin u yahay oo lagadiraa shaqsiyaadka taabacsan Ururka xagjirka ah ee dagaalka hubaysankula jira Dawlada ku meel gaadhka ee Somalia, hase yeeshee waxa ayGuddida Degmadaasi ay warkaas ku tilmaameen mid lagu meel ka dhac kuah bulshada ku dhaqanka degmada Maxamuud Haybe, goobta ganacsi ee uu Wargaysku magacaabay iyo guud ahaan qaranka Somaliland.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Guddida beesha Ciidagalle ee magaalda Hargaysa Axmed Cismaan Cadda-gude oo shirkaa jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay in aanay ka hadhayn Warka uu baahiyey Wargayska Waaheen oo ay daba geli doonaan meesha ay ka keeneen, isla markaana waxa uu haya’adaha amniga ka codsadeen inay talaabo ka qaadaan Wargayska Waaheen oo uu Guddoomiye ku xigeenku sheegay inuu meel ka dhac iyo gardaro badheedh ah uu kala kacay bulshada waynta ku dhaqan daanta koonfureed ee magaaladda Hargaysa, gaar ahaan Degmada Maxamuud Haybe.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee guddida beesha Ciidagalle waxa uu sheegay in beeshani ay xilligii halganka xoraynta dalka ay qayb lixaad leh ka soo qaadatay, isla markaana ay tahay tiir ka mid ah tiirarka ay Somaliland ku taagan tahay, taas oo ay sheegeen in aanay marnaba waxa uu Wargayska Waaheen baahiyey aanay ka suurto gelin, isla markaana waxa ay beeshani heegan u tahay adkaynta nabadgalyada shacbiga reer Somaliland oo aanay jeclayn cid dhibaato u hor seedda.

“Halgankii dheeraa ee dalkan loo soo maray in Wiil yar oo qallin sitaa uu burburiyo ama uu ka shaqeeyo wax beelaha walaalaha iska hor keenaya,markaa waxaanu u aragnaa in meesha ay wax kale ku jiraan oo laga faa’iidaysanayo Xukuumada cusub ee aan wali salka dhigan. Haya’adaha Amniga waxaanu ka codsanaynaa inay talaabbo sharciga waafaqsan oo laga qaado oo la waydiiyo warka uu Degmada Maxamuud Haybe iyo Hotelka Star ka baahiyey meesha uu ka keenay, hadii kalena waajibaadkiisa la mar siiyaa.” Axmed Cismaan Cadda-gude. Sidoo kale, Caaqil Cabdirashiid Maxamed Jaambiir oo isna shiraa ka hadlay ayaa sheegay in aanay degmo ahaan warkaas ka hadhayn ee ay ku eegayaan hay’adaha nabadgalyada dalka, hase ahaatee, haddii ay wax ka qaban waayaan ay degmo ahaan la xisaabtamayaan oo aanay cidna uga habran doonin cidda warkaa ka baahisay. Caaqilku waxa uu intaa ku ladhay inaanay Beel ahaan iyo Degmo ahaan toona ku dhaqaaqi karin arrimo Qarannimada Somaliland lid ku ah. Waxaanay dhammaan xubnihii shirkaa jaraa’id ka hadlay ay iska daba-mareen in meel lagaga dhacay sharaftii, karaamadii iyo waddaniyaddii Degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa iyo dadka ku dhaqan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by LiQaaye_TDH »

Ciidagale wants to support al shabaab :down: :down: :down: :down: :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by Siciid85 »

Waheen makes up all kinds of lies nowadays.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by The_Emperior5 »

waheen beryahaan wa cuqdad socotta wa bila shaqo , waheen is a shit source dont take it serious guys
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

waheen ma ex government owned website baa dawladii horaa lahayd miya
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by Siciid85 »

something like that, it was also waheen that said ethiopia though that Dr.Gaboose was part of al shabab , what a load of nonsense.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

Siciid85 wrote:something like that, it was also waheen that said ethiopia though that Dr.Gaboose was part of al shabab , what a load of nonsense.
:D :D i think those guys just write down what comes to their mind in mirqan time
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by The_Emperior5 »

The ciidagalle cuqaal and odayaal yaa shir ku qabtay Magaalada hargeysa star hote its in hadhwanaagnews and are saying this news is fals waxba kama jiran you can post it its on hadhwanaag.com
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

emperor alshabab hargeysa wey ina joogtaa baa aaminsanahay,
isaaquna wuu ka buuxa for god sake 3 da nin ee u sareeya ururka labaa isaaqa :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:emperor alshabab hargeysa wey ina joogtaa baa aaminsanahay,
isaaquna wuu ka buuxa for god sake 3 da nin ee u sareeya ururka labaa isaaqa :?

waxasi wa been weye meel ay jogaan ba iska yar isaaq alshabaab ah waxay tagaan meeshay alshabaab ka taliyaan sasan anigu u arkay, wey jireen berigi hore dad uu xagliya dhanka laakin maalintay harrgeysa qarxiyeen bey dakdi ka hadheen
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

iyagoo hargeysa qarxiyey hadana dhalinyaro farabadan oo gadhdheera ayaa aaminsan
ta labaad alshabaab waa argagaxiso laakiin universal concept bey ku socdaan xamar markay la wareegaan puntland iyo somaliland baa ku xigta xataa niyadooda jibouti baa ku jirta :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:iyagoo hargeysa qarxiyey hadana dhalinyaro farabadan oo gadhdheera ayaa aaminsan
ta labaad alshabaab waa argagaxiso laakiin universal concept bey ku socdaan xamar markay la wareegaan puntland iyo somaliland baa ku xigta xataa niyadooda jibouti baa ku jirta :D

wa iska caadi wax walba niyada wa iska gashan karan xammar bey qabsna kari wayeen galguduud bey so dhaafi wayeen markay xammar qabsadaan markay galguduud qabsadan baan wax ua rka nimanka inta kasakow caruur la maskax xaday walo caqli celin :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

niyaw this religion card waa power full ogow in maxaakiintu maanta lowyo cado joogi lahayd hadaanay itoobiya soo gelin
markaa gadh dheerta iska ilaali
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:niyaw this religion card waa power full ogow in maxaakiintu maanta lowyo cado joogi lahayd hadaanay itoobiya soo gelin
markaa gadh dheerta iska ilaali

Sheeko carbeed diin maxay ah ayey haystaan somalida badh ba u haysta alshaab gaalo marka halkey tagayaan :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: hargeysa ma alshabab ba laga diyaariyaa

Post by hargaysaay »

horta ilaahay ha baabiiyo laakiin anigu waxaan aaminsanahay haday xamar qabsadaan somalia inta hadhayna waa pice of cake
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”