Ciida oo si weyn loogu sii diyaar garoobaayo maalinta bari ah
Written by Qaran news
Sep 09, 2010 at 01:13 PM
Hargysa,(Qaran news)- Waxa si caam ah maalinta bari looga ciidayaa dhamaan gobolada dalka Somaliland iyo guud ahaan caalmka islaamkaba.
Warbixino ay gobolada dalka inooga soo kala direen wariyayaasha qarannews ayaa sheegaaya in dhamaan magaalooyinka Somaliland si weyn ilaa shalay looga sii diyaar garoobaayay maalinta ciida oo bari ah, taasi oo magaalooyinka waaweyn amaankooda aad loo ilaalinaayo, iyada oo magaalada Burco si aad u xoogan loo adkeeyay amaankeeda.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa lagu wadaa in uu caawa TV.Qaranka uu shicibka Somaliland kala hadlo gaar ahaan inta uu gaadho, lama garnaayo wax uu ka hyadli doono hase ahaatee waxa lagu wadaa in uu odhan doono ciid mubaarik.
Dhanka kalena maalinta bari ah waxa saxaafadii tageeri jirtay xisbiga Kulmiye quraac sharafeed la yeelan doona oo marti qaaday wasiirka warfaafinta Mr Abdillahi Geeljire.
Sida ay doontaba aha ahaatee waxa aanu leenahay dhamaan shicibka reer Somaliland meel kasta oo ay caalmaka ka joogaanba Ciid mubaarik, ilahayna sanadkan sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo iyo nabad waarta
Ciid preparation in Somaliland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ciid preparation in Somaliland
The_Emperior5 wrote:Ciida oo si weyn loogu sii diyaar garoobaayo maalinta bari ah
Written by Qaran news
Sep 09, 2010 at 01:13 PM
Hargysa,(Qaran news)- Waxa si caam ah maalinta bari looga ciidayaa dhamaan gobolada dalka Somaliland iyo guud ahaan caalmka islaamkaba.
Warbixino ay gobolada dalka inooga soo kala direen wariyayaasha qarannews ayaa sheegaaya in dhamaan magaalooyinka Somaliland si weyn ilaa shalay looga sii diyaar garoobaayay maalinta ciida oo bari ah, taasi oo magaalooyinka waaweyn amaankooda aad loo ilaalinaayo, iyada oo magaalada Burco si aad u xoogan loo adkeeyay amaankeeda.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa lagu wadaa in uu caawa TV.Qaranka uu shicibka Somaliland kala hadlo gaar ahaan inta uu gaadho, lama garnaayo wax uu ka hyadli doono hase ahaatee waxa lagu wadaa in uu odhan doono ciid mubaarik.
Dhanka kalena maalinta bari ah waxa saxaafadii tageeri jirtay xisbiga Kulmiye quraac sharafeed la yeelan doona oo marti qaaday wasiirka warfaafinta Mr Abdillahi Geeljire.
Sida ay doontaba aha ahaatee waxa aanu leenahay dhamaan shicibka reer Somaliland meel kasta oo ay caalmaka ka joogaanba Ciid mubaarik, ilahayna sanadkan sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo iyo nabad waarta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2198 Views
-
Last post by shidow1
-
- 6 Replies
- 1146 Views
-
Last post by TarTar
-
- 1 Replies
- 360 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 17 Replies
- 1366 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 5 Replies
- 261 Views
-
Last post by garbaharey_crew
-
- 0 Replies
- 908 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 8 Replies
- 1756 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 806 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 1005 Views
-
Last post by Nubis
-
- 41 Replies
- 1658 Views
-
Last post by Qumanyoo