DAGAAL XOOGAN OO MARKALE KA QARXAY DEEGAANKA GALGALA EE GOBOLKA BARI
--------------------------------------------------------------------------------
Wararka ka imanaya Deegaanka Galagala ee Gobolka Bari ayaa Wuxuu Sheegaya in markale halkaas uu ka qarxay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Deegaanka ee uu Hogaaamiyo Sheekh Maxamed Siciid Attam iyo Ciidamada Maamulka Faroole, dagaalkan maanta ayaa Waxaa Guulo ka sheegtay Sheekh Attam.
Sida ay ku warameen dadka deegaanka Galgala Waxaa Markale dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Galgala Waxaana dagaalkas Soo qaaday Sida la sheegay Ciidamada Maamulka Puntland, Waxaana labda dhinac soo kala gaadhay Khaasare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Sheekh Maxamed Siciid Attam ayaa Idaacada BBC-da u sheegay in ay dagaalka Maanta ay la galeen Ciidamada Maamulka Faroole Guulo ka gaadhay Islamarkana uu hada jooga meel u muuqata Magaaladda Galagala.
Sidoo Kale Sheekh Maxamed Siciid Attam Wuxuu Sheegay in uu ka xunyaay Caruura yar yar ee gadaal laga soo galiyay dagaalka ee hooyooyinkood ka daba barooranayaan Wuxuuna sidoo kale Sheegay in ay iskaga baxeen dagaalka Ciidamadii Daraawiishta kadib markii ay fahmeen Xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta deegaanka Galgala.
Liibaan C.rashiid Siciid
Liibaan5711@hotmail.com
Laasqoray.NET
DAGAAL XOOGAN OO MARKALE KA QARXAY DEEGAANKA GALGALA BARI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: DAGAAL XOOGAN OO MARKALE KA QARXAY DEEGAANKA GALGALA BAR

\
Warka hada naga soo gaaray Degaanada Galgala ee Galbeedka Gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in uu ka socdo Dagaal faraha laysula tegay dagaalkaas iyo waxii khasaaro ka soo baxa dib ayaan idiinka soo sheegaynaa.
Dagaalkan oo hada si ka fool ah ay isu arkeen labada kooxood ee Ciidamada degaanka iyo Ashahaada la dirirka ka amar qaata Dawladaha shisheeye ayaa waxa la sheegayaa inay ku gacan sareeyaan kooxda ilaalinta degaanka uu hogaamiyo hogaamiye maxamed saciid Atam
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 707 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 55 Replies
- 4392 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 23 Replies
- 2026 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 0 Replies
- 1063 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 927 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 41 Replies
- 2899 Views
-
Last post by Bermooda
