Cali-gaab

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Cali-gaab

Post by Goljano Lion »

nigaa you like inaad fidhiqooyinka la sheekaysato horta, way kugu baxdaa soomaha?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Cali-gaab

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol: :lol:

WTF is this, Cali_Gaab day? :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Cali-gaab

Post by Goljano Lion »

imisaa kugu tagay caawa, war ninyow sanadkii baan maalin qayilaa dabeed sadexda cishee ku xigtana waan cadhaysanahay
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Cali-gaab

Post by Cali_Gaab »

Qaadka waan iska yareeyey walahi, Jimcihii hore ayaan todobo mijin cunay. Xalay na sadex qudha. :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Cali-gaab

Post by Goljano Lion »

Cali_Gaab wrote:Qaadka waan iska yareeyey walahi, Jimcihii hore ayaan todobo mijin cunay. Xalay na sadex qudha. :up:
:lol: :lol: kulahaa todobaan cunay that is a luxury dude, halkan xabad baarixiyaa oo soo kubatay ban ciidii cunay and it cost me 65 dollars,
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”