Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by budnacab »

sadeboi ayaan ku arkay somalinet isagoo aqoon korodhsi uga baahan habaryonis. markaa margeshiyo muraardilaac hadba tay kugu noqoto know this; am not here to hurt or test your sensitivity. you seem querying knowledge about somali tribes and i urge you know more so you tell tomorrow but never ever live by it or rule by it.

sadeboi beware what you wish for son !. i know lots mareexan people and they know very well about Habaryonis, and what they do the best. raiding tribes, not any tribes but qabaa'ilka geella dhaqda. qabaailka Biya'maal, mareexaan, digoodi iyo Gaaljecel, saleebanka iyo saruur ku waxay habryonis u yaqaanaan GAALO QAAWAN lol. waa odoyaashi hore ee imika qiyaas aanay cidi ka noolayn.

Gaalo-qawan waxaa loogu bixiyey, waxay ahaayen rag wada qaawan oo mudug ah, hub sita, maryahoodana degta ku sita, oon xoolaha raafyaraha loo yaqaan eegayn ba oon nin geel dhex jooga mooye nin kale ba aan dilayn. somalidu waaga inta is ood xigta mooye aad layskuma dhex-gelin oo sawraca in somali layskugu garto mooye laysma aqoon. taasi waxay keentay in dadkii dhibaatada colweynaha Gaalo-qaawan ku habsatay ay yidhaahdaan wixii na weeraray somali may ahyne gaalo-qaawan bay ahaayeen.

History
* in 1800s waxaa dhacay dagaalkii ugu horeeyay ee habaryonis dhexdooda ay geel ku kala qaadaan waa taariikhda la yidhaa xaarama cune. xaarama cune wuxuu socday mudo lagu qiyaaso 10 sano. waxaa dhacday ninkii geel soo dhacay in uu libta la jiifi waayo oo ama wiilkiisa lagu dilo ama isaguba ku qudh waayo. reeri geelasha laga dhacay habeenkii ayay soo gaadmo tegi jiren oo ay miri jireen ragii geelashooda soo dhacay. markii la ogaaday in aan sokeeye geel dhicistiisa qudh-baxda mooye lagu naaloonaynin ayaa layskugu yeedhay shirwaynihii Habaryonis ee la odhan jiray samo-raadis. reerihii habaryonis ee geelasha dhacay waxaa lagu xukumay in ay geelashii ay dhaceen ay soo celiyaan, 150 hablood oo godobreebana loo guuriyo reerihii habaryonis ee geelasha laga dhacay. halkaasa ayuu ku soo af jarmay weeraradi iyo waxyeeloyinkii XARAMA-CUNE.

* 1820s xili lagu qiyaaso waxaa dhacay weeraradii la magac baxay GAALO-QAAWAN. ereygan gaalo-qaawan waxaa bixiyey somalida konfurta-fog degta beelaha Digoodiga. dagaalku wuxuu ahaa dagaal aan dhul durugsi ama arinkale oo siyaasadaysan wadan marka laga reebo in reeraha Geella dhaqda la weeraro wixii duunyo geel ay leeyiina lagala wareego. Beelihii ay colkaasi galeen, marka la waydiiyo maxaa xooli idinkaga dhacay!?, ayadoo la filayo in ABAARI heshay waxay ku jawaabi jireen gaalo-qaawan ayaa geelashii naga qaaday. sidaas ayuu magacu ku baxay. gulufka colweynaha Gaala-qaawan waxaa soo celiyay ama joojiyey oo ku eekadeen labada webi ee mara konfurta somaliya, waxay la soo noqdeen geel iyo maal ba. dhala awliyo soo dhaca aa jin ka hoose soo mariye'a waxaa ka dilaacay reerihii habaryonis ee geelasha lasoo dhacay wax ka qaatay xanuunkii la odhan jiray FANTO-QURUX dadka qaar waxay yidhaadaan geella xanuunka watay qarba si. cabdi Macalin oo dhalasho Biyamaal ah oo awoowgii lagu dilay dagaalada GAALA-QAWAN oo reer Kismaayo ah kuna nool wadanka Australia ayaa isagoo ka faaloonaya somaliland civil war ka dhacay, yidhi, habaryonis ilaa ay dagaalka isku qaawiso may gelin dagaal ee waa gacal istuur-tuuraya.

to tell you a good joke waxaa dhacday in Oday Dhulbahante ah oo Australia jooga nin ogaadeen ah ku yidhi waar waydinkii geella jeclaaye geelan duur galka ah ee Australia ku nool u dhaqan waydeen. ninkii ogaadeen wuu xanaaqey wuxuun u qaatay in meel lagaga dhacay. markii la waydiiyey wuxuu ka xanaaqay wuxuu yidhi
Geel dhaqashadii waa Habaryonis ka hor jooge. ujeedadu waxa weeye (horta colkii habaryonis een ka hor joogi lahaa keen ana waxaad iga taqaana dhaqashadii) lol. Habaryonis geela dhaqashadii ayay xataa micno iyo sense u yeeshay.

sadeboi am not proud of what my ancestors done to yours may allah forgive them and forgive us all.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by Runloow101 »

budnacab wrote:

Habar Yoonis miyaad ammaantay? miyaad cayday?

Yaa ku yidhi xaaraamacune wuxu dhacay 1800?

1. Xaaraamacune 100 sano ka yar baa laga joogaa
2. Xaaraamacune Isaaq oo dhan baa is dilay ee HY keli kuma ahayn

Xaaraamacunihii tegee lays tix gelin waayey
Togdheer buu fadhiyey geelyagu taagga lebisoole
Ragba taharihiisii Tuke iyo Toosiyaa cunaye.

3. Gaalo Qaawan :lol: geel bay dhici jireen baad tidhi ee haddaa ma dameeray dhici lahaayeen? Mase kula tahay waxaan Geel & Gabdho ahayn baa Soomaalidu kala dhacdaa? Ma kula tahay nin Mudug u xoolo doontay oo adhi soo dhacay inuu adhigu u soconayo haddii uuba guryo keenana wax aan qosol iyo dhaleeco ahayn ka qaadayo?

HY taariikh way leedahaye intii yarayd eed is tidhi sheegna ma sixi kari waydey... Badow waaxid, Siciid85 yidhi MAYOR-KU-XIGEEN baan TUULADA Oog ka nahay baad sidiisii ku socotaa
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by budnacab »

Runloow horta waxaad ku fiicantay qumintee ma yar-yarkii taxi-ga cad kildhiga hor hayn jiraad ahayd if you know what i mean son lol. taariikhdaan leeyahay aan qaldo anba yaan qaldine adiga maxaa kaaga gidhiisha ee bal kaaga soo go'a !!? ask yourself son !!!?.

mid kale thread kii hore een kuu jawaabay maxaad uga hadli waydey mise meel xun baan kugu dhuftay adeer. am sorry hadii aan nabar aad dhayanaysay diirka ka qaaday as they say truth hurts.
btw here is my response in-case you missed it, which I verily doubt it lol [url]viewtopic.php?f=245&t=253432&start=15#p2937734[/url].

anigoo kale uma babac dhigi kartide, badda qoorigeeda kusoo dabaal baro adeer. i warned you b4 son, am not a hater but more accurately a power puncher, stay the knocked out the more u get up the more i expose your sorry futa-xun.

Nin is waalaba waabiyaa hela..............
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by Runloow101 »

budnacab wrote:Runloow horta waxaad ku fiicantay qumintee ma yar-yarkii taxi-ga cad kildhiga hor hayn jiraad ahayd if you know what i mean son lol. taariikhdaan leeyahay aan qaldo anba yaan qaldine adiga maxaa kaaga gidhiisha ee bal kaaga soo go'a !!? ask yourself son !!!?.

mid kale thread kii hore een kuu jawaabay maxaad uga hadli waydey mise meel xun baan kugu dhuftay adeer. am sorry hadii aan nabar aad dhayanaysay diirka ka qaaday as they say truth hurts.
btw here is my response in-case you missed it, which I verily doubt it lol viewtopic.php?f=245&t=253432&start=15#p2937734.

anigoo kale uma babac dhigi kartide, badda qoorigeeda kusoo dabaal baro adeer. i warned you b4 son, am not a hater but more accurately a power puncher, stay the knocked out the more u get up the more i expose your sorry futa-xun.

Nin is waalaba waabiyaa hela..............
Horta taariikh aad leedahay maad qaldin ee taariikh common ah oo dadku wada leeyahay baad korka kaga xaartay. Anigu miskiinka wax u hagaaji baan lahaa ee kumaba caayin adeer. Dameer walba oo xaabo sidaa hadduu halkan ku dejiyo dee meeshu waa public forum oo ka daa baannu leenahay.

Taxi-ga cad adaaba yaqaan yaa ibnul qaxba. Anigu reer Burco-ba maahi laakiin dee waan tegey Burco muddana waan joogay. Xaq maaha adigoo intaas leeg inaad anigoo nin weyn ah aad dhabta igaga xaarto.

Ninyohow waad iga baqday baad tidhi ee maxaad soo qortay. I think inaad thread kkhalad ah soo qortay waayo taad soo qortay waxan baa ku qoran
_________________________________
by budnacab » Sat Sep 04, 2010 3:47 am

RunLoow sorry can't remember me being a child molester, you must be mistaken son. sorry but i get to say It wasn't me.
_________________________________

Bal maxaad qortay oon ka jawaabaa xaar yohow xaarku dhalay. Yes waan akhriyey dee wax jawaab lehna maaha waxaad qortay. Wallaahi ninkaaga yidhi Xaaraamacune ayaa 1800 dhacay wax loo jawaabo maaha ee waa wax afka lagaga kaadjaa.
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by budnacab »

:D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

eegay 60 baan jiraye yaan indha laydhi kaa marin.. adeer sidaad u daandaansi badantay uma kelyo adkid kaftanku yaanu kaa xumaan. hooyo cay maleh, waalidka caayi maayo. ceeb dhaqankaa ma lihi. laakin adeer qandhuufada hore daa hadii aad ma aragtayey dhay'lisan kaagu u dhawyahay. i know deep down in aan disturbance ku abuuray dareema-yaashaada, laakin hadii aad nin ragga ah tahay oo rag aqoona inaad garwaaqsato weeye in lagu beat gareeyey aan weliba si xikmadaysan futadad-xun surwalka uga siibay lol and remember am not here to molest you son xaaraan iyo nijaas bay iga tahay :D kkkkkk.

eegay weli gym ma gashay ? ! :D birta aad qaadi karto iyo ta aanad qaadi karin, adoon hinjin waa inaad kala garataa, hadii aad aadug kaftan aqoona tahay weeye. laakin, inbadan baan arkey adoo kale, waa kuwa isku qaada 100KG chest press hadhawna loo soo gurmado adeer basar u soco oo qofka halkaad ku dhufanayso ee dilaysa iyo halka kugu carinaysa kala baro horta. meeshu waa maddal kaftan, nin kaa aqoon badan, nin kaa taariikh wacan, nin kaa afmishaarsan, nin ku dhali kar, mid aad dhali karto intaba waa la wada jooga.

let me quote you and show your silliness
1) :D :D :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: "Taxi-ga cad adaaba yaqaan yaa ibnul qaxba." adeer maxaad u xanaaqday hadii aanad ahaan jirin :D :lol: :lol: :o :o yaryarkaan sheegayo :o :o :o :o
2) :D :D :lol: :lol: :lol: :lol: :D :D :D "Anigu reer Burco-ba maahi laakiin dee waan tegey Burco muddana waan joogay" markaad intaa qoraysey you were instate of shock :roll: and disbelief...... adeer :D :lol: :lol: walaahi am laughing while am writing maxaad qarinaysaa :D halkaaa V baa ku jirta with capital big V..... halkaa ku noqo :D :lol: :lol: . :idea:

last but not lease markaad wax qorayso do not strike the keypad son :lol: waxaad ogaataa hadii aynu is hor taaganay in'aanad shaadhkaaga dhaafeyn markaa cayda waalidka jooji hana moodin in aan dhibsanayo ee adaan danbiga kaa kala dhimayaa. show more of :up: and :D but don't show :twisted: and :oops: and :x coz these shows your weakness.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by Runloow101 »

budnacab wrote::D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :D :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

:lol: Wallaahi caadi maahid. Waxbana maad sheegin, nacasnimaduna waa cudur la is qaadsiiyo. That is all I got to say adeer illeen caydaan kaala khashaafayaaye
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by budnacab »

Runloow, rag gogoshii, waa nabadda, hadii aad sida door biday adeer dee kugu sii tiigaali maayo. adeer walleee wixii kaa liita waad ku dhirbaaxo kulushay.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by Runloow101 »

budnacab wrote:Runloow, rag gogoshii, waa nabadda, hadii aad sida door biday adeer dee kugu sii tiigaali maayo. adeer walleee wixii kaa liita waad ku dhirbaaxo kulushay.
Qoodhaa iyo xeradaa ma sidan baad caadi ku tahay. Wallaahi waxaad qoraysaa macno iima samayn weli adiguna you seem to be very excited and jubilant at times. Waar rare species baadba tahay ninyow waayo nacasnimo waad dhaaftay oo naqtiin baad ku jirtaa. :lol:

Let us make a deal laakiin br. If you don't mention my name I will tell Siilaanyo to appoint you the DEPUTY MAYOR of OOG. How is that! It seems a fair deal to me.
Wax danbe kuuma soo qorayo illaa aad sidan dhaanto
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Geel dhaqashadii waa habaryonis ka hor joog

Post by budnacab »

maankay gadda'ye yarkow adeer maxaad cuntay. adeer waxaan qorayaa hadii aanay macno kuu samayn maxaad muraayada iiga dalacan wayday hadii aanay dhimbiil kaaga kululayn? :D . nin ba nin la yaab. horaan kuu idhi adeer it wasn't me. taxi-ga cad ninka ka xanaaqaya maxaa kasoo maray??

qiyaamihi halkanu kugu helay qiranna mayside adeero orodoo cagaa wax ka day. hal diidaysaa geed ay ku xoqoto ma waydo, siilaanyaana adiga cidi waxba kuu odhan mayso waa madaxweyne qaran. mise xanuunka yare kuu gaarka ah (alle ha kaa shifeeye) waxaad ku darsatay dadka qabyaaladu madax martay ee adeerkay baa madaxweyne ah. adeer mid libiqsanayo wuxuu qoray dib u eeg uma eegide anigu aan kaa weynaado sorry hadii aan meel kaaga dhacay.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”