HOOYADIIN WASA

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

HOOYADIIN WASA

Post by Sakhraan »

Image

Image

Image

Calanyahow casaankiyo.
Cadaankiyo cakaarkiyo.
Midabkiisu caan yahay.
Intuu wiil cudoon iyo.
Caaqil iyo abwaaniyo.
Gabadh curada kuu goay.
Ciidaa way ka badan tee.
Cadawgaaga weligii.
Caadil kuuma jebiye.

Noqo midaan ku ciilbaxo.
Ciiltire idhaahdiyo.
Cawil nabada ii noqo.
Culimada aduunke.
Casharada dhigta qorey.
Inaad tahay mid caadila.
Taxwiidka caanka ah.
Dusha kaga camiranyahay.
Cadceed soo baxdaad tahay.
Curad noo dhashaad tahay.
Annagoo calool xumo.
Dhamaan wada colownoo.

Sida cawsha geriyaad.
Kala carar ku suganbaa.
Rabbigay ku curiyoo.
Caqliga iyo maankii.
Midka cawiyaad tahay.
Anigoo caruuran.
Caqligayga geliyoo.
Damcay inaad mar cugate.
Cantar binu -shiddaadiyo.
Waxaan ahay nin cudud weyn.
Casarkiyo habaynkii.
Anaa ciidan ku ahe.
Ku ciyaar dushaydoo.
Weligaa ha cishoon.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: HOOYADIIN WASA

Post by Somalistan »

Unappropriate title.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: HOOYADIIN WASA

Post by Keyse_0208 »

Somalistan, maad fahmin Mr_Sakraan, Markay 3 ama 4 qasacadood ku tagaan ayuu Emotional Noqdaa :lol: :lol: regardless waa Wadani Sakhraansan
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: HOOYADIIN WASA

Post by Rightwing »

Keyse_0208 wrote:Somalistan, maad fahmin Mr_Sakraan, Markay 3 ama 4 qasacadood ku tagaan ayuu Emotional Noqdaa :lol: :lol: regardless waa Wadani Sakhraansan
Keyse
Sakhraan bierka ma cabo....bierku waa cabitaanka ciyaalka. Mr. Sakhraan drinks half a bottle of whisky a weekend.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: HOOYADIIN WASA

Post by ToughGong »

All haters ayuu la hadlayaa ninku dee
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”