Majerteenia

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Majerteenia

Post by garoweboy »

Majerteenia :som: :up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Majerteenia

Post by KyrieJama »

udun wrote:
garad13 wrote:Saxib raga magalada ka saaray ba miskeen ku leedahay xafadaada habeenka ku tuumta :lol: Magalada idna waxba kuma yeelaso iska so noqda gumaysi uun ba leedahay iid la gumaysto ma jiro. Siyaasada reerka cidla ka tagantihin ama SSC soo raaca ama Somaliland yaga meesha isku hasta laakin puntland cidlo bay ka taganyihin siyasada sool. Reer Hawdka baa magalada ka saaray ogow garowe qahooti lagu qudhiyo ba tahay. :lol:
Sxb ninka Laascaanood hoos cararka SL ku ba'ay waa adi aan waxna ku hayn, ninka quryihiisa lagu tunto oo Laascaanood nin walba ogyahayna waa adi. Maxaad saari kartaa maad hore wax uga ahaatid, ma xiniinyo Isaaq baad ku faani? :lol: Sow kan garaadkaagii sida haad geed waayey wareega cadaysanaya oo marna Tukaraq ku wareegacadaysanaya marna Buuhoodle? Sow tii kii inaadeerkaa ahaa ee SLna soo raacay markii danbena kasoo cararay oo Tukaraq iyo Garoowe usoo cararay, markii danbena aadey Nairobi ka bacdina kusoo noqday Kalabaydh ay wiilasha Isaaq intay ugu yimaadeen Kalabaydh ka qabsadeen dabadeedna Laascaanood kusoo xidheen dabadeedna Mandheera u dhaadhiciyeen dabadeedna xabsi daa'in ku xukumeen. Abuseka intaas le'eg ninka qabaa waa adi. Nin Dhulbahante ah oo tuulooyinkiisa laga soo xidhaa waa adi. Ka waran kii kale ee inaadeerka ahaa ee SLtu u adeegsananysay miinada Laascaanood oo ka tirsanaa sirdoonka SL dabadeedna inta isagii lagu denbigii dusha laga saaray lagu xukumay xabsi daa'in. Abuse baa kuu dhamaaday.

Anigu SL baanu ku dagaalanay laakiin nin gunimada ogol oo weliba naf bidey inuu gunimada ku faano baad tahay. SSC-da aad sheegaysid waa failure and it is only exists on Paltalk and cyberspace. Nin xad dhabarka ku haya oo haddii dhinaciisa loo soo dhaqaaqo cararaya wax la sheego maaha. SL-na adiga sharaxaad kaagama baahna.

Historyga haddii aan dib ugu noqonana aniga Caamir Cumar waa awoowgay, ninkii midgaha idinka dhigay oo aad maanta ogtahay in rag dhan oo ilmaadeeradaa ahi ay midgo yihiin. :lol:

Nacas Nacas dhalay hadda bu laha kalmada midgan waa cay hataan rag isku hayb yihin bu midgo kuu sheegaaya, ragga weliga ku xukumi jiray baan nahay garad baa kuu nahay, aqoonyahan, siyaasi raga ku hogammiya ban nahay. Arrinta cagaare adeer landheerayal ba dhul isku hastay ma masterkaagi ba iga raacday :lol: Arrintan ina waranle waxa bassaasay nin la yidhadho gacmodheere oo ciidan beeleed somaliland haysta oo ninka waa laa dili doona waa arki doonta. Aniga laba nin oo xabsi loo dhadiciyey wax weyn uma arko laakin overall somaliland waxa anaga ka nahay ba adiga puntland ka tahay. Somaliland aniga ma raacsani oo nin reer garaad ali baan ahay garadkeegi ba raacsanahay, rag ilmadeer nahay somaliland inay raacsanyihin waan ogahay laakin reerkaga ba rag badan ba raacsan. Laakin the difference between you and me is im handling my business in my own city after your jaaliyaad told your cousins to move to garowe and the put a economic sanction on las anod who does that hurt you? The University of Nugaal almost shut down because your cousins stopped sending money who does that hurt you? Im a man saxiib I dont run, which shows you who owns the city and who are visitors :lol: We will continue to devolop the city which you miskiins abandoned new roads new hospitals, at the end of the day SSC way guulaysanaysa lakiin in the meantime we are going to keep devoloping our city like we always do. Colonel Dhancadde waxa ka dhigtay libaax :lol: Ninkan isaga ba amarka naga qata raggan aad wax weyn ka dhigisid oo igu leedahay way na gumeystaan hadalka waxba kama jiran weeye aniga ba labo billod ka hor ka yimi las anod. Mamulka Somaliland big bad wolf ba ka dhigtay no wonder you ran away with your tail between your legs :lol: Talo ba raga la qaybsana but gumaysigan add sheegaysid maaha in all honesty magaca dhulbahante ba hoos u dhigtay markaad tidhadid waana la gumeysta. Somaliland is not an option because they want to break away from Somalia laakin xaaga devolopment it is 100% better than puntland honestly there has been more devolopment in the city than all 9 years puntland was there go see it with your own eyes.
Last edited by KyrieJama on Sun Sep 19, 2010 5:09 am, edited 1 time in total.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Majerteenia

Post by KyrieJama »

Qubbato wrote:Garad inadeer its better if you are with your toll in puntland instead of with silicland at least you have some sort of sharaf with in Puntland you don’t want to be associated with SNM gangs. And if you can’t work things out with your harti brothers you can always stand on your own . But you should never consider silicland as an option
Qubbato inadeer I don't support Somaliland nor Puntland laakin when you compare the two Somaliland is ten times better devolopment and security wise. Me personally I support SSC and belive dhulbahantes interest lies in self governance aniga waxay ku heshiyeen garadaada iyo guurtidayda ma diido karo inadeer.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Majerteenia

Post by abdalla11 »

garad13 wrote:Saxib raga magalada ka saaray ba miskeen ku leedahay xafadaada habeenka ku tuumta :lol: Magalada idna waxba kuma yeelaso iska so noqda gumaysi uun ba leedahay iid la gumaysto ma jiro. Siyaasada reerka cidla ka tagantihin ama SSC soo raaca ama Somaliland yaga meesha isku hasta laakin puntland cidlo bay ka taganyihin siyasada sool. Reer Hawdka baa magalada ka saaray ogow garowe qahooti lagu qudhiyo ba tahay. :lol:
lol are you bragging about the fact that you brought Somaliland to fight us? Thanks for admitting your support for Somaliland.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”