abu mansuur wuxuu yiri maanta
taa waxay ku tuseysaa ururka ARGAGAXISADA EE AL SHABAAB INAY KA AMAR QAATAAAN URURKA ARABTA SHAYAADIINTA AY LEEDAHAY LA YIRAAHDO ALQAIDA, AL SHABAABA ZANAMKA AY U DAGAALAMAAN EE AY CAABUDAANA WAXAA LA YIRAAAHDA,NAAAG USAMA BEN LADENSHEEKH USAAMOOW ARDAYDAADII WAA MIDEYSAN YIHIIN
Sheekh Muqtaar waxaa uu isagoo ka faa’iideysanayay warbaahintii xiligaasi kula sugneyd majisdka uu ka hadayay fariin u diray hogaamiyaha ugu sareeya Ururweynaha Al Qaacida Usaama Bin Laadin, waxaana uu sheegay in wali aysan bur burin AL Shabaab islamarkaana ay mideysanyihiin sida uu carabka ku dhiftay ardayda Al Qaacida ee ku sugan Soomaaliya.

