Khilaafka madaxweyne siilaanyo iyo w/kaluumaysiga oo isii xoogaystay
Wasiirka ayaa sida la sheegay cabasho xoogan ka muujiyey kdaib markii dhawaan madaxweyne siilaanyo wasaaradiisa ka hoos saaray maamulka dekadah.
warkan oo lagu shaaciyey wargayska madaxa banaan ee Geeska afrika oo kasoo baxa magaalada hargaysa oo aanu warkan kasoo xiganay ayaa intaa ku daray in madaxweyne siilaanyo wasiika u sheegay inuu xaq uleeyahay sida ugu haboon in uu udhigo.
Kulankan ayaa kusoo geba geboobay natiijo la,aan islamarkaanu dhaliyey khilaaf soo kala dhex gala wmadaxweynaha iyo wasiirkiisa kaluumaysiga.
kaskow khilaafkan waxa arintani bulshada ku noqotay looma fadhi iyo u qaadanwaa.
goobaha bulshadu isugu timaado iyo barkulameedada lagawada shaaho ayaa laga dareemayaa hadal haynta arintan.
Sidaa aan ka helaayo ilaa lagu kal soonyahay, meel xun bay kagaadhey siilaanyo iyo caadaqaate wasiirka Khayraadka badaa iyo kaluumaysiga, waxa lays dhaafsaday kelmedo xunxun oo hanjaabaad ah, waxaynaa ku sigteen in ay isku dhex wasaan madaxtooyadaa hadh galay
Siilaanyo iyo w.Kaluumaysiga oo ay dhex miranayso
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Siilaanyo iyo w.Kaluumaysiga oo ay dhex miranayso
Oh My God,ano akhrinaya ayan yaabay war webkan so qoray waxasi muxu aha mardanban fahmayBohol iyo karaman wrote:Khilaafka madaxweyne siilaanyo iyo w/kaluumaysiga oo isii xoogaystay
Wasiirka ayaa sida la sheegay cabasho xoogan ka muujiyey kdaib markii dhawaan madaxweyne siilaanyo wasaaradiisa ka hoos saaray maamulka dekadah.
warkan oo lagu shaaciyey wargayska madaxa banaan ee Geeska afrika oo kasoo baxa magaalada hargaysa oo aanu warkan kasoo xiganay ayaa intaa ku daray in madaxweyne siilaanyo wasiika u sheegay inuu xaq uleeyahay sida ugu haboon in uu udhigo.
Kulankan ayaa kusoo geba geboobay natiijo la,aan islamarkaanu dhaliyey khilaaf soo kala dhex gala wmadaxweynaha iyo wasiirkiisa kaluumaysiga.
kaskow khilaafkan waxa arintani bulshada ku noqotay looma fadhi iyo u qaadanwaa.
goobaha bulshadu isugu timaado iyo barkulameedada lagawada shaaho ayaa laga dareemayaa hadal haynta arintan.
Sidaa aan ka helaayo ilaa lagu kal soonyahay, meel xun bay kagaadhey siilaanyo iyo caadaqaate wasiirka Khayraadka badaa iyo kaluumaysiga, waxa lays dhaafsaday kelmedo xunxun oo hanjaabaad ah, waxaynaa ku sigteen in ay isku dhex wasaan madaxtooyadaa hadh galay
Siilanyo car u fiirsada halku gaadho,maalinba malinta kadanbeysa wuu kasii daraya odaygu
Re: Siilaanyo iyo w.Kaluumaysiga oo ay dhex miranayso
I heard silanyo cussed him out in front of all the wasirs in their weekly meeting, the beef stems from mohamed hashi's beef with wasirka kaluumaysiga, kharadka bada iyo dekedaha over dekeda berbera so at least we all know who side silanyo is on.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Siilaanyo iyo w.Kaluumaysiga oo ay dhex miranayso
Bohol comes out of the closet as soon as he found a news against Silaanyo!
War aanan Righwing Guriga kuugu keenin
War aanan Righwing Guriga kuugu keenin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 274 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 3 Replies
- 730 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 1050 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 3 Replies
- 611 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 3 Replies
- 771 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 1 Replies
- 388 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 2 Replies
- 394 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 532 Views
-
Last post by zingii
-
- 27 Replies
- 1804 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 27 Replies
- 2513 Views
-
Last post by BlackVelvet