British Warships arrive at the coast of berbera
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
British Warships arrive at the coast of berbera
Waaheen(Hargeysa) Maraakiib waaweyn oo ay diyaarado ka duulayaan oo ah kuwa dagaalka ee Dalka Ingiriiska ayaa goor dhaweyd soo gaadhay Dekeda Berbera
Sida ay dad goob joog ahi Waaheen u xaqiijiyeen waxa ay maraakiibtaasi joogaan meel u dhaw marsadaay ku xidhaan maraakiibtu, waxaana ka dul haadaya diyaarado Helicapter ah oo fadhiistay Madaarka Berbera iyo gudaha Dekedda, sidoo kale waxa iyana ka soo degay maraakiibtaasi laashash kale oo iyana ku soo xidhay dekedda
Ilaa hada ciddamadaasi kama ay hadal xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Ingiriisku toona, lamina garanayo ujeedada dhabta ah ee ay u yimaadeen, balse waxa ay u egtahay sida ay dadka goob jooga u ah dhacdadaasi sheegayaan inay yihiin Ciidamo badan oo wada hawlgalo baadhis iyo sahamin ah isugu jira
Ilaa hada wararka na soo gaadhayaana waxay intaa ku darayaan inay ciidamadda Ingirriska ee halkaas joogaa kulamo la yeesheen saraakiisha Ciidanka Badda, balse si rasmi ah looma oga waxay kawada hadleen.
Arrintani waxay ku soo begantay goor ay Hargeysa ku sugan yihiin wafti culus oo ka socda Dalka Denmark kuwaas oo uu hogaaminayo wasiirka Horumarinta iyo xidhiidhka Caalamiga ah Mr Sorn Pind iyo saraakiil kale oo katirsan Dawladda iyo Hay’adaha Dalkaasi
Waftiga Denmark oo saaka ka soo degay madaarka Hargeysa ayaa wali ku sugan Caasimadda Somaliland waxaanay kulan la leeyihiin Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyagoo intii ay joogeena indho-indheeyay meelo kala duwan oo ay degan yihiin dadka Qaxootiga ah ee Dalka Gudihiisa ku barakacay.
Tan iyo saaka intii ay waftigaasi soo degeena waxa si xoog ah loo adkeeyay Amaanka Hargeysa.

Re: British Warships arrive at the coast of berbera
emp tell em to piss off
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
Possiple transfer for Aid agencies and workers from Kenya will only become a reality once both northern admins have their security levels raised.
Perhabs just a preparation exercise.
Historical moment, The British departed from BerBera as they gave up their Somali Lackey colony in 1960. 50 years later they return to witness the achievements of their former colony. I wonder what Berbera would have looked like if they had stayed?
Nomads were not ready to live civilised.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
great anti ship warfare practice on gaalada..Alla maxaa saliibi la dilayaa

Re: British Warships arrive at the coast of berbera
Waryadaheen sayidka ba ii sheegay oo dad gaal ag joog ba tihin, marka uu nin cad hargeysa imaado futada bu uu kala qaadan 
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
garad13 wrote:Waryadaheen sayidka ba ii sheegay oo dad gaal ag joog ba tihin, marka uu nin cad hargeysa imaado futada bu uu kala qaadan
That's funny 'cos this is what your beloved "Sayid" said about you guys
Xirsiyow dadkii waxaan ku nacay ,waa damiinnimo e
Wuxuuba waan dufulo waalan aan, doocna garanayne
Dawadooda meeshay ka heli, deyiba maayaane
Doqonniina keliyey u lumi, nimanka Daaroode
Waa niman ibleys duufsadee, dow ka dhaadhiciye :
Waa niman Ilaahay ka dedey, labada Daaroode
Waa niman dariiqada Alliyo, diinta caasiyaye
Waa niman shareecada dulmiyey, iyo Daraawiishe
Waa niman digniin aan ka qabin, dabaqi naareede
Waa niman darxumo kaaga iman, deeqii loo galo e
Waa niman dalaadaha ku qubi, derejadoodiiye
Waa niman dad kale raacayoo, deyr ka dhaadhiciye
Waa niman dibadduu bexee, sii dabayshadaye
Waa niman canjeelkii dorraad, daawadii furaye
Waa niman qalbigu diiq yehee, doorsanoo falane
Emp I recon they're preparing for a raid to release those two
English couple in Punaniland
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
^^^ you can add to that
Nimu frenjigu kudii jiray wa faasuq doora leh
Any way yeah they are there to fight of pirates nimanka hubka keenay

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
Lol, my cousin is patrolling the seas with the british navy as we speak. niin adan madoobe ah ayaa dhabacyo raadinaya 
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
Tell them to get the fck out of Somali waters. 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
abdi.ismail wrote:Tell them to get the fck out of Somali waters.
somali waters or somaliland waters
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: British Warships arrive at the coast of berbera
tomato tomato 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 362 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 646 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 19 Replies
- 1990 Views
-
Last post by guulside
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 4 Replies
- 656 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 565 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 695 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 558 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 2 Replies
- 789 Views
-
Last post by Nubis
-
- 7 Replies
- 1537 Views
-
Last post by Togdeer