
“Waa run jeceelka waa indha la’aan”. Ayaan Hirsi oo booqasho dalxiis ku joogtay maalmihii hada lasoo dhaafay oo dhulka Kenya aad u kululeed ayaa meel ee booqaneeysay kula kulantay 120 nin oo Massai ah. Ayaan waxey isha ku dhufatay mid kamid ah, Kadibna waxba kama soo wareegin ilaa ee indhaheeda jaceel la ilmayeen. Ninkii ayee u sheegtay inee jeclaatay, waxeyna ka codsatay inuu guursado sida ugu dhaqsiinyaha badan. Ninkii Massai ayaa xooga caga jugleeyay kadibna wuu ka yeelay arintaas.
Ayaan hirsi waxey sugi weeysay intee visada kaga xaareen laheed, waxey codsatay wax la dhaho “adoption process”, taasoo u fududeeysay inee kala dhooftay airportka caalamiga ah ee Joomo Kenyatta maalintii dhoofeysay.
Nasiibo xumo, ninkaas waxey kasoo kaxeeysatay xaas iyo caruur shan ah uu oo aad ee ugu baahnaayeen, laakiin dhib maleh waxey u balan qaaday mushahar joogta ah iyo inee geeyso wadamada galbeedka.
Markii ugu horeeysay ma ah Ayaan hirsi inee jaceel indha- la’aan ah ku dhaco Ayaan Hirsi.
Dabayaaqadii sanadkii 2009 ayee aad u jeclaatay nin Russian ah oo filimada director ka ahaan jiray.
Kala soco sp am any updates…
Warkii oo dhameeystiran ka aqrihttp://sp am.net
