How muqdisho was taken

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
ababanoah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 311
Joined: Fri Dec 25, 2009 7:27 am

Re: How muqdisho was taken

Post by ababanoah »

timajilic waa lawada yaqaano,walibana suuqa huriwaa oo ahayd halkii uu isbaarada dhigan jiray,dadka masaakiintana ku dhici jiray,cagligiisa ninkan murusade waxa uu isku dayay inuu isbaaro u dhigto iljeex oo u safray girigooda iyo gobolada dhexo si uu alshabaab ugu baarto jeebka iljeex oo ah tu iyadu inay baarato mooyee aan la baaran.nasiibdaro, dhagta ayay dhiiga u direen oo waa ay garteen baqtigaasu inuu ahaa kii isbaarada dhigan jiray suuqa huriwaa. ;) :up:
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: How muqdisho was taken

Post by shiniile9 »

ababanoah wrote:tani waa ayaan daro,waana masiibo :!: xitaa ma arkayaan halka ay xabada ku ridayaan :down: ceebeey tacaal!Sharaftii dagaalka ayaa meel looga dhacay :lol:
maxayse ku dhacday? maxaase loogu sababay? umadaanu maxay galabsatay? dhiigu ma sidaa bay u xalaashadeen iyaga ooba xiganaya aayado.
Allaylehe marbay doqonimadu daawo dhashaa.siyaad bare balaayo buu ka hayay hawiyuhu.isu talin waayeen,tashana waayeen.maxaa kaligood loo jirabayaa?

The children of siad are coming back and after they devastate shababs,peace and rejoice will return as it was to be and socorta and nfd and west somalians will return in the hand of the nation again and again.

Ladies and gentlemen give yes your vote to MASLAH MOHAMED SIAD BARE for president and let the sherrif return his donkey job.
YEEEEEEEEEEEEEEEEEEES.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”