Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by malakumod »

Image
(Sawirkan ayaa C/risaaq Ataash laga qaaday 1995tii,xili uu ku sugnaa magaalada Adisababa ee Dalka Itoobiya)
Ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan Qaarada Yurub iyo Imaaraadka iyo dadkii uu lacagta sida xirfadeysan ooga-dhacay C/risaaq Maxamed Ibraahim oo loo-yaqaan (Ataash)ayaa qeylo-dhaan u diray Shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan khiyaanada ninkan maafiyadda ah uu ku caan-baxay inuu hab-indha-sarcaad ah dadka lacagta ooga qaado,isagoo ka dhaadhciyo inuu lacagtooda oogu shaqeynayo kadibna muddo yar ay faaii'do ku helayaan,wuxuuna muddo gaaban gacanta ku-dhigay aduun-gaaraya 150-000-Dollar(Boqol iyo Konton-Kun oo Doolar)
Ninkan oo heysta dhalashada Dalka Denmark ayaa lacagihii ugu dambeeyay ka-dhacay wadamada Ingiriiska iyo Dubai,isagoo marka hore ka bilaabay 5-nin oo Ilma-adeeradiis ah,kuwaasoo uugu sheekeeyay inuu shirkad-ganacsi ka furi-doono Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska,laakiin bilo kadib ayaa nimankii wiishka ku-yeeray,waxayna ogaadeen inay u gacan-galeen,Nin ku taqasusay habka dadka loo furto,kolkay isku dayeen inay la xisaabtamaana habeen-madoow ayuu dhuumasho ooga baxay magaalada Bristol,isagoo cagta sii-mariyay Haweenay lagu magacaabo Farxiya Cabdulaahi oo degan magaalada London,taasoo uugu sheekeeyay inuu walaasheed,xaas ahaan ku keenayo,balse looga baahan-yahay inay bixiso lacagta lagu aadayo Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha,waxayna u gacan-gelisay 10-000-Dollar, si walaasheed loogu keeno,iyadoo aan ka-warheyn inay u gacan-gashay nin soo furtay Soomaali fara-badan.
Mr-Ataash ayaa habeen-madoow ka soo guureeyay Dalka Ingiriiska,kadib markuu uu qarxay filinkiisa,wuxuuna soo caga-dhigtay magaalada Dubai,isagoo ku sii-jeeda Magaalada Hargeysa,si uu xil Wasiir ah oogu iibsado lacagta uu sida xifadeysan u furtay,laakiin ninkan oo afmiishaarnimo ku caan-baxay,ayaa gacanta ku-dhigay Haweenay Ganacsato ah oo lagu magacaabo Canab Cawil (Aadan-Weyne) oo Dalka Canada ka soo guurtay,halkaasna ka furatay Dukaan Dahable oo loo magac-daray (Canab)ayuu oogu sheekeeyay inuu yahay Taajir guryo iyo shirkado ku-leh Dalka Ingiriiska,wuxuuna gabadhii maskiinta aheyd ka dhaa-dhiciyay in sanad-gudaheed ay ku noqoneyso Taajirad,hadii ay shirkadiisa ku darsato 25000-Pound oo u dhigmata (50-000-Dollar),laakiin nasiib-daro maalmo-kadib ninkii uu ka dhoofay Dubai ayey ka warheshay inay u gacan-gashay Maafiyo laga soo inkaaray Wadamada Denmark iyo Ingiriiska,balse arinta oogu yaabka badan ee Haweenaydani ay la yaabtay ayaa noqotay,markii lagu yiri Tuugii ku dhacay,wuxuu Wasiir ka noqday Xukuumada Siilaanyo.
Waxaase yaabka yaabkiisa ah in maanta C/risaaq Maxamed Ibraahim oo loo yaqaan (Ataash)uu yahay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta maamulka Somaliland,waxaana arin laga yaq-yaqsoodo ah in Xukuumada Siilaanyo iyagoo looga digay inay ka fiiirsadaan inay Mr-Ataash u magacaabaan wax xil ah,ilaa inta uu ka bixinayo lacagta uu dhacay ayaa nasiib-darro dhag-jalaq loo-siin
Ninbaa laga hayaa xagee Salaada iska qabsan la'dahay,waxaan ka shaki-ku-jirin Xukuumada Siilaanyo oo lagu sheegay inay tahay Xukuumadii oogu liidatay ee soo mara Somaliland,inuu Wasiir ka yahay nin xoolihii uu soo dhacay loogu abaal-mariyay Wasiir,iyadoo Cuqaal badan oo u dhalatay Gobolka Sool ay ka-digeen in Xisbiga Kulmiye ee Siilaanyo madaxda kahaa inay xil u magacaabaan C/Risaaq Maxamed Ibraahim (Ataash)oo aduun gaaraya 300-000 Dollar ka soo dhacay Soomaali uu khiiyaanay.
Ninkan oo hada Xukuumada Siilaanyo u magawday Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta ayaa laga dacweeyay Dalka Denmark,iyadoo Garyaqaano ay qabsadeen Soomaalidii la dhacay,waxaana loo balan-qaaday in sharciga lala tiigsan-doono sida oogu dhaqsiyaha-badan,Soomaalida la dhacay ayaa oogu digaya Shacabka Soomaaliyeed inay ka digtoonaadaan ninkan,waxayna Shacabkamedia soo gaarsiiyeen muuqaalkan ninkan sawir laga qaaday 1995tii xili uu ku sugnaa Magaalada Adis-ababa ee Dalka Itoobiya,si looga feejignaado inuu si xirfadeysan u furto Soomaalida.
Shacabkamedia ayaa wareysi maqal iyo muuqal ah ka qaadi-doono qaar ka mid ah dadkii uu ninkan dhacay,waxaana wareysiga ugu horeeya la yeelan-doonaan hadii EEBE idmo,Ganacsade Canab Aadan Ducaale oo dukaan Dahabka lagu gudo ku-leh,suuqa dahablaha Dubai,Gabadhan ganacsatada ah ayaa laga dhacay lacagta ugu badan,iyadoo hab af-miishaarnimo ah uu ninkan oo hadda Wasiir u xuubsiibtay ka-dhacay(50-000-Dollar)
Wixii ku soo kordho arintan isha-ku-haay Webka Caalamiga ee Shacabkamedia
Shacabkamedia-Hargeysa-Somaliland
Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono
Email: Shacabkamedia@live.com

http://www.shacabkamedia.com/warka/inde ... o&Itemid=6
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by KyrieJama »

Abdirasaq Attash waa nin aqoon fiican uu leeyahay illa cadayn la helo warkan rumaysan mayo :shock:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by Khalid Ali »

garad ,, waxan waxa qoray malakumawd , he wants to attack somaliland telecommunication minister for no reason :down:
false allegations :down:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by udun »

I hope inuu dhaco dawladaan oo dabadeedna fiilooyin waaweyn ka jeexdo Laaska, Saaxadheer, iyo Dharkayn Geeyo. Meeshan Africa nin walba waa chancekiis.

Fyi, I heard this guy is part of Al-Ictisaam religious establishment and part of the 8 ministries that were added to the new SL government. I also heard he is businessman with considerable wealth, according to the people who knew him.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by ToughGong »

udun wrote:I hope inuu dhaco dawladaan oo dabadeedna fiilooyin waaweyn ka jeexdo Laaska, Saaxadheer, iyo Dharkayn Geeyo. Meeshan Africa nin walba waa chancekiis.

Fyi, I heard this guy is part of Al-Ictisaam religious establishment and part of the 8 ministries that were added to the new SL government. I also heard he is businessman with cinsiderable wealth, according to the people who knew him.
Is that what Ina Ali Shire is planning to do to Puntland
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by udun »

seemeyer wrote:

Faadumo Buraale Ismaaciil :lol: :lol: ,

Neah, PL is his home man and he will work for it voluntarily :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by ToughGong »

^
So is Somaliland Abdirasaq Attash home,
Anyway are you a closet transvestite,cos it seems that you get off by imagining that men are women,and also almost at every oppotunity you get you make sexual innuendos of the homesexual kind
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by malakumod »

garad13 wrote:Abdirasaq Attash waa nin aqoon fiican uu leeyahay illa cadayn la helo warkan rumaysan mayo :shock:
if he is an intellectual man why is he the so called minister of worthless and non existent ministry. he is apparently Wasiirka Boostada Iyo Isgaadhsiinta (minister for postal and telecommunications). firstly there is no postal services in the whole region and there is not one streets or building that has an address in the whole region not even siilaanyo's presidential place. secondly there is no such thing as telecommunications. there is three or four telecommunications companies in the region each using its own system. for example if you and your next neighbour have landlines from different companies to dial your next door neighbour you have to dial an international code. the situations is same for mobile companies. garad sxb your hero is nothing but zero, he is head of a non existent ministry in a non existent country. i dont how you can respect a man who soul his soul, dignity for garbage like that. :?:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by KyrieJama »

Malakumod ministers in Somaliland make $500 a month kulaha he sold his soul I could understand if he was making $20,000, but honestly this man and no other dhulbahante politician is making serious money in Somaliland. Wasarada Boosaha iyo Isgadhsiinta used to be a garbage position laakin cableka badda isgaadhsinta Somaliland casri bay ka dhigaysa, iyo isaga ba laga doonaya inuu post officeka furo within a year so the position aint that bad.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by malakumod »

garad13 wrote:Malakumod ministers in Somaliland make $500 a month kulaha he sold his soul I could understand if he was making $20,000, but honestly this man and no other dhulbahante politician is making serious money in Somaliland. Wasarada Boosaha iyo Isgadhsiinta used to be a garbage position laakin cableka badda isgaadhsinta Somaliland casri bay ka dhigaysa, iyo isaga ba laga doonaya inuu post officeka furo within a year so the position aint that bad.
:lol: :lol: :lol: :lol: @ their in it for the money. i rest my case, like garaad jaamac use say raggaasi waa hindida dubia u shaqo tagta oo kale :lol:. cidna ma talaan dadkani.
the guy bought his non existent ministry by putting tens of thousands into siilaanyo's campaign.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by KyrieJama »

malakumod wrote:
garad13 wrote:Malakumod ministers in Somaliland make $500 a month kulaha he sold his soul I could understand if he was making $20,000, but honestly this man and no other dhulbahante politician is making serious money in Somaliland. Wasarada Boosaha iyo Isgadhsiinta used to be a garbage position laakin cableka badda isgaadhsinta Somaliland casri bay ka dhigaysa, iyo isaga ba laga doonaya inuu post officeka furo within a year so the position aint that bad.
:lol: :lol: :lol: :lol: @ their in it for the money. i rest my case, like garaad jaamac use say raggaasi waa hindida dubia u shaqo tagta oo kale :lol:. cidna ma talaan dadkani.
the guy bought his non existent ministry by putting tens of thousands into siilaanyo's campaign.
Just like adeerka Abdirisaq Khalif right :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by udun »

seemeyer wrote:^
So is Somaliland Abdirasaq Attash home,
Anyway are you a closet transvestite,cos it seems that you get off by imagining that men are women,and also almost at every oppotunity you get you make sexual innuendos of the homesexual kind
People like you who throw themselves in any discussion with bad behaviour deserve what they are called. You also claimed you work for Fadumo Buraale so if someone calls you Fadumo Buraale, why it does bother you when people call you your profession :?: La qabo nacnacda meelahaas qawmaluud motherfucker ah baad tahaye.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Tuug Wasiir ku sheeg ka noqday maamul labaxay Somaliland

Post by ToughGong »

^
Look what did I say,can't speak without mentioning homosexuality
Ok closet transvestite calm down take a chiil pill and try on that new diric you bought
People like you who throw themselves in any discussion with bad behavior
What bad behaviour warranted you to call me a woman on this paticular thread
admit it you just get off on imaging men as women
Btw isn't it you that's constantly whining "I can comment on what I want this a public forum"

As for calling me a mofo Adaa taada Futada ka wasa. Silly cunt

THIS IS THE SOMALILAND SECTION
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”