Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
The 2 Most Powerfull Men in Somaliland Greet Each Other

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
liqaaye looool it makes you happy somaha siilaanyo and selebaan gaal are friends now ,, there was a time anay xita isi salaami jirin
liqaaye can you post from hadhwanaag siilanyo has been invited by the uk govt
liqaaye can you post from hadhwanaag siilanyo has been invited by the uk govt
Re: Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
Shirka Garadag inta Saleeban Gaal geed ku xidheen ba lugu yidhi Sillanyo qasab ba ku tageeraysa
Free Saleeban Gaal 
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
Waftigii uu hogaaminayay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dalka dib ugu soo noqday waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo Iyo Guddoomiyaha Guurtida Somailand Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) Oo Laabta Laabta isu saaraaya, Markuu so noqday Madaxweynuhu.
Madaxweynaha iyo waftigiisa oo muddo saddex maalmood ah boqasho ku joogay dalka Djabouti ayaa waxa gegeda diyaaradaha si diiran ugu soo dheweeyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, shirguddoonka labada gole, wasiiro, xildhibaano iyo dadweyne aad u tiro badan.

Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaadhay madaarka qolka nasashada ugu waramay warfidiyeenada waxaanu tilmaamay in safarkoodu uu ku soo dhamaaday guul iyo is af garad, waxaanu dhigiisa dalka Djabouti Ismaaciil Cumar geele uga mahadnaqay sidii fiicnayd ee loogu soo dhaweeyay dalkaas.

Waxa uu madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in ay madaxweyne Ismaaciil Cumar geele ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhada labada dal iyo waliba sidii la iskaga kaashan lahaa in dhinacyada nabadglayada iyo waliba horumarka.
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa loo gelbiyay qasriga Madaxtooyada, waxaana ka sokow dadka jidadka si siman u taagnaa ciidamada booliska kuwaas oo amaanka si weyn gacanta ugu hayay.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo Iyo Guddoomiyaha Guurtida Somailand Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) Oo Laabta Laabta isu saaraaya, Markuu so noqday Madaxweynuhu.
Madaxweynaha iyo waftigiisa oo muddo saddex maalmood ah boqasho ku joogay dalka Djabouti ayaa waxa gegeda diyaaradaha si diiran ugu soo dheweeyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, shirguddoonka labada gole, wasiiro, xildhibaano iyo dadweyne aad u tiro badan.
Madaxweynaha ayaa markii uu soo gaadhay madaarka qolka nasashada ugu waramay warfidiyeenada waxaanu tilmaamay in safarkoodu uu ku soo dhamaaday guul iyo is af garad, waxaanu dhigiisa dalka Djabouti Ismaaciil Cumar geele uga mahadnaqay sidii fiicnayd ee loogu soo dhaweeyay dalkaas.
Waxa uu madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in ay madaxweyne Ismaaciil Cumar geele ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhada labada dal iyo waliba sidii la iskaga kaashan lahaa in dhinacyada nabadglayada iyo waliba horumarka.
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa loo gelbiyay qasriga Madaxtooyada, waxaana ka sokow dadka jidadka si siman u taagnaa ciidamada booliska kuwaas oo amaanka si weyn gacanta ugu hayay.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
Qarad.. you Mad? Yaa Saleeban Gaal Geed ku Xidhi Karaya? Dont you know Saleeban has the whole Habar Jeclo weyne's Support? Silaanyo waa Nin Qaran Maaha Nin HJ ah!!!garad13 wrote:Shirka Garadag inta Saleeban Gaal geed ku xidheen ba lugu yidhi Sillanyo qasab ba ku tageeraysaFree Saleeban Gaal
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Mansha allah What A Picture Somaliland Ha Noolato
Salebaan Gaal has finally put his guard down after all these years, unbelievable walee
By the way, his UK trip is just a normal regular meet and greet with the diaspora thing. Nothing special as far as i'm concerned and no damn Government invited him. Don't want him going to the houses of parliament with a visitor pass around his neck do you
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1244 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 15 Replies
- 1355 Views
-
Last post by accident
-
- 12 Replies
- 2189 Views
-
Last post by *HannaH*
-
- 7 Replies
- 1117 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 5 Replies
- 845 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 4 Replies
- 739 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 1578 Views
-
Last post by garowegal
-
- 2 Replies
- 583 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 2163 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 656 Views
-
Last post by Advocatar