Talo alle udaa wrote:
Markii ficil la xukumayo laga hadli maayo markaas wixii kasoo bixi karo ee waxaa la is weydiin wuxu in uu banaan yahay in kale asliyan. Tusaale ahaan, qofbaa ku dhihi dukaan khamro lagu gado ayaan ka tijaaran, ha dhawna ilmo agoon ah ayaan guri ooga dhisi. La dhihi maayo maadama waxaa ka imaanaya ay faaiido ku jirto in la ogalaan ka ganacsiga khamriga. Islaamku wuxuu ku dhisan tahay Iimaan iyo Camal saalix ah, hadii la dhaho "islam is about following your heart" diinti waala fasaadin, munaafaq kastana sidaado kaley ayuu kuula imaan asagoo ku andacoonaya Ribada wa xalaal maadama diinta eey tahay waxaa qalbiga ku jira un, iwm.
markii geel loo heeso waxaad u heestaa lo, adeeroow khamri inuu wax dhibaato weeyn u leh shacabka waa la og yahay, qamrigana xaaraan yahay, laakiin intresst rate modern economy isku mid maaha ribaddii xaraaanta laga dhigey.
sidaan kuu sheegay ribadda xaaraanta ah waa mida individuals ah waayo waqtigaa 1400 sano ka hor BANK system ma jirin, sidaa darteed laba oran karo intresst rate 4% ee BANKIGA u bixiyo expenseska qarashka bankiga lama oran karo waa RIBBO.
eeg 1400 years ago dadkii noolaaa CARUURTA ayey guursan jireen kama wado rasuulka scw ee guursadey gabar 6 jir, ee waxaan ka wadaaaa 1400 years ago was common culture to marry 6 years old child and have sex whit here 9, arrintaa normal ayey aheeyd 1400 years ago or even 200 years ago ama xitaa 100 years ago whole world child marrieg was normal think, but today is unexceptable.
its like that we live today different world than 1000 sano ka hor, marka intresst rate is different than rippa which islam was talking about 1400 years ago.